Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxaa looga hadlay shirka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 6aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo Maanta shir Guddoomineysay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo. Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, sidoo kale waxaa goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow.   Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa 1)Warbixinta Akhrinta 2aad ee Hashiiska Aas-aaska Ciidamada Heeganka ah ee Bariga Afrika 2)Qeybinta Hindise-Sharciyeedyada...

Muwaadin Mareykan ah oo u socday inuu ku biiro Al-Shabaab oo la qabtay

MANHATTAN (SMN) - Muwaadin Mareykan ah oo ku nool Masar ayaa isku dayey inuu ku biiro ururka argagixisada ee Al-Shabaab, islamarkaana uu jihaad ku qaado Mareykanka iyo xulufadiisa kadib weerarkii ay Xamaas ku qaaday Israel 7-dii October, waxaa sidaas Jimcihii sheegay dacwad-oogayaasha Federaalka.   Karrerem Nasr, oo 23 jir ah, kana soo jeeda magaalada Lawrenceville ee gobolka New Jersey, ayaa la...

UK welcomes resumption of Somalia-Somaliland talks

MOGADISHU, Somalia - The British government lauded the meeting between the leaders of Somaliland and the Somali government in Djibouti, which was concluded on Friday.   A press release issued by the British Embassy in Somalia has welcomed to the most important points that emerged from the talks. British government acknowledged the importance of the agreement reached by both sides, describing this...

UK oo soo dhaweysay war-murtiyeedkii ay soo saareen DFS iyo Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Dowladda UK ayaa so dhaweysay warmurtiyeedkii ay si wadajir ah u soo saareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, oo ku saabsanaa shirkii Djibouti ee dardargelinta Wadahadallada labadal dhinac.   Qoraal kooban ay soo saartay safaaradda Uk ee Soomaaliya ayaa lagu yiri: “Waxaan soo dhawaynaynaa war-murtiyeedkii ay ku heshiiyeen madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ka dib wada-hadallo muhiim ah oo dhex...

Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Kulan gaar ah oo looga hadlayay isbeddalka amni ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay xarunta Aqalka Dolwadda Hoose ee Xamar.   Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb-galay, duqa Muqdisho, ra'iisul wasaare Xamza, wasiiro, xildhibaano, saraakiisha amniga iyo qaybaha kala duwna ee bulshada. Intiisa badan waxaa shirkan lagu bogaadinayay ciidamada ammaanka ee...

US man attempting to join al-Shabaab arrested in Nairobi, Kenya

NAIROBI, Kenya - A New Jersey man, allegedly inspired by Hamas’ October 7 attack on Israel was arrested in Kenya, after allegedly seeking to join al Shabaab terror group in Somalia, authorities said Friday.   Karrem Nasr, a 23-year-old Garden State resident and U.S. citizen who also went under the name Ghareeb Al-Muhaji, was taken into custody in Nairobi on December...

Tartanka maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo dib loo dhigay

MUQDISHO (SMN) - Waxaa dib loo dhigay muddo labo maalin ah tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir.   Warqoraal ah oo ka soo baxay xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa lagu yirii ujeedo hakin cayaarah maamul gobaleedyafa iyo gobolka Banaadir:- Waxaan si xushmad leh idin kaaga mahadcelineynaa ka qeybgalka tartanka maamul gobaleedyada iyo gobolka...

Aadan Madoobe oo war kasoo saaray dilka Marxuum Ibraahim Saalax Deyfullaah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo dhammaan eheladii uu ka geeriyooday marxuum xildhibaan hore Ibraahim Saalax Deyfullaah, oo lagu dilay degmada wadajir ee Gobolka Banaadir.   Marxuum Ibraahim Saalax Deyfullaah ayaa kamid ahaa xildhibaandii Baarlamaankii 8-aad iyo 9-aad...

DFS iyo Somaliland oo 8 qodob kasoo saaray shirkii uga socday Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Wada-hadalladii Jabuuti uga socda madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban sideed qodob.   Wada-hadallada ayaa waxaa kala hoggaaminayey madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti lsmaaciil Cumar Geelle. War-murtiyeedka waxaa ku saxiixan Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda...

Somali president agrees for resumption of Somaliland talks

MOGADISHU, Somalia  - The leaders of the federal government of Somalia and the self-declared republic of Somaliland held a landmark meeting in the neighboring Djibouti that raged on for two days.   The meeting was hosted and chaired by President Ismail Omar Guelleh of Djibouti began on Thursday and was wrapped up on Friday. “The resumption of the talks between Somalia and...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...