Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

OP-ED: Ethiopia’s Strained Relations with UN/AU Principles: A Brewing Storm on the Horn of Africa

In the complex tapestry of African geopolitics, Ethiopia's recent actions raise serious questions about its commitment to the principles of the African Union (AU). As the host country of the AU headquarters, Ethiopia is expected to champion the organization's ideals, yet recent developments cast a shadow over its adherence to these principles. A particularly contentious issue is the potential Memorandum...

Somalia signs law ‘nullifying’ Ethiopia-Somaliland port pact

MOGADISHU, Somalia - Somalia’s president has signed a law “nullifying” a contentious agreement between Ethiopia and Somaliland in a largely symbolic gesture of his government’s displeasure over the deal to grant port access.   President Hassan Sheikh Mohamud said the law voided the “illegal” pact giving landlocked Ethiopia long-sought access to the Red Sea through Somaliland, a separatist northwestern region over...

Ra’iisul wasaare Xamza oo war kasoo saaray dilkii loo gaystay taliye Suulnuug

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Cabdi Maxamed Shiikh Xasan (Suulnuug) Abaanduulihii Guutada 18-aad ee GorGor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo shalay ku dhintay dagaal ka dhacay gobolka Mudug.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Dhulka la siiyay Itoobiya oo horay looga helay laba ceel oo shidaal ah

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya, Maxamed Cali Xagaa oo u warramay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay xadgudubka Itoobiya ee madax bannaanida Soomaaliya.   Xagaa oo ka hadlayay heshiiskii Addis Ababa ee maamulka Somaliland iyo Itoobiya ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin damaca Itoobiya, ayna ka hotegi doonaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed. Sidoo kale wuxuu ka hadlay...

Madaxweyne Xasan oo saxiixay sharciga burinta heshiiskii Addis Ababa + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland, kaas oo ay ansixiyeen Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa ku ammaanay wakiilada shacabka Soomaaliyeed ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare doorka taariikhiga ah ee ay ka qaateen difaaca dhaxalka jiilasha Soomaaliyeed iyo...

Senior Somali military commander killed in Al-Shabaab battle

MOGADISHU, Somalia - A heavy battle in the south of Mudug left the commander of the 18th battalion, Major Abdi Mohamed Sulnuug dead along with other SNA soldiers.   The fighting came after the government forces and the local clan militia attacked a place where the Al-Shabaab militants were gathering for planning an attack in Aad town. The intense battle lasted for...

Taliye Suulnuug oo u dhintay dhaawac kasoo gaaray dagaal ka dhacay Mudug

CAAD (SMN) - Taliyihii Guutada 18-aad ee Gorgor Cabdi Maxamed Suulnuug ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray dagaal saaka ka dhacay duleedka deegaanka Caad ee Koonfurta Gobolka Mudug.   Dagaalka ayaa waxaa qaaday ciidamo ka kooban saddex dhinac, kuwaas oo kala ah Gorgor, Daraawiishta Galmudug iyo Macawiisleyda, wuxuuna xoogiisu ka dhacay Jeex-Jeexa. Sidoo kale waxaa dagaaalka barbar socday duqeymo xoogan oo ay...

Somali PM receives Saudi Ambassador at his office in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamza Abdi Barre hosted a meeting today at his office with Saudi Arabia's Ambassador to Somalia, Ahmed bin Mohammed Al-Mawlid.   The discussions centered on enhancing bilateral relations between the two brotherly countries. Opportunities for investments in Somalia, after our recent debt relief, were also explored. The PM and the Ambassador deliberated on the humanitarian and developmental projects undertaken by...

Ground and air operation target Al-Shabaab base in central Somalia

CAAD, Somalia – The government forces backed by local clan militia engaged in a heavy battle with Al-Shabaab in the southern Mudug region, military sources and residents said.   An airstrike was reported coincided with the ground operation targeted Jeeh village, where Al-Shabaab fighters were re-grouping to launch an ambush attack on the government base. The exact number of casualties remained unclear...

Indian navy rescues sailors on board a ship attacked by pirates off Somali coast

MOGADISHU, Somalia - Indian navy commandos have rescued sailors on a ship hijacked by pirates off Somalia's coast on Thursday. A navy statement said all 21 crew members had been evacuated from the citadel - the vessel's fortified area.   No pirates were found on the MV Lila Norfolk, it said. A warning had been issued to the pirates before commandos...

WARAR KALE

Somalia’s president inaugurates upgraded presidential guard headquarters

MOGADISHU, July 9 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday inaugurated a newly rebuilt and modernized headquarters for the 77th Brigade of the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarigga Ka Jaray Taliska Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuca dib-u-dhis iyo casriyeyn ballaaran oo lagu sameeyay Taliska...

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Afar Waddo oo Laami ah oo laga Hirgelinayo Degmada Hodan

Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dhismaha afar waddo oo laami...