Somali president appoints appoints adviser on reconciliation affairs
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has appointed Dr Abdirahman Badiyow as his adviser on reconciliation affairs in the country.
Dr Badiyow previously served as an advisor of constitutional affairs, a post that now goes to former chief of staff Hussein Sheikh Mohamud, a close associate of the president.
President Hassan Sheikh has picked Abdirahman Badiyow for...
Somalia president touches down in Djibouti for IGAD summit
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has arrived in Djibouti to attend the 41st Extraordinary session of the IGAD assembly, his office said.
The 41st extraordinary session of the IGAD opened today in Djibouti and brings together leaders of the bloc's member states to discuss the current crisis in the East Africa region.
Mohamud will hold with...
Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka Jabuuti kaga qeyb-gali doono kulanka 41-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur goboleedka IGAD.
Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu khudbad ka jeediyo shirkan, taas oo uu uga...
Cali Xaaji oo la kulmay guddoomiyaha golaha caafimaadka dalka Baxreyn
MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa kulan gaar ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha sare ee Caafimaadka Boqortooyada Baxreyn Dr. Sheekh Mohamed Bin Abdullah Al-khaliifa iyo wasiirada Caafimaadka Baxreyn Dr. Jaliila Bint Al-sayid Jawad.
Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Baxreyn kaalinta ay ka qaateen horumarinta Caafimaadka Soomaaliya asaga oo ku...
Wasiir Juxa oo war cusub soo saaray kadib tallaabadii Baarlamaanka Puntland
GAROOWE (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedka Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maamulkaasi, gaar ahaan khilaafka ka taagan arrimaha doorashada.
Juxa ayaa shaaca ka qaaday in wax laga xumaado ay tahay tallaabadii ay qaadeen xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland oo Khamiistii ku darsaday hal sano oo dheeraad ah.
Wasiirka ayaa ku eedeeyay baarlamaanka inuu sameeyay...
Madaxweynaha JfS oo magacaabay lataliyaha arrimaha dib u heshiisiinta
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib u heshiisiinta, Mudane Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo horay u ahaa Lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dastuurka.
Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo dalka kasoo qabtay mas’uuliyado kala duwan ayaa aqoon iyo waayo aragnimo u leh...
Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degmada Hobyo + Ujeedka
HOBYO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wafdi sare ayaa soo gaaray Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Wafdiga madaxweynaha ayaa ka kooban xildhibaannada labada aqal ee BFS lagana soo doorto Galmudug, mudanayaal ka tirsan labada gole ee Galmudug, ganacsato iyo siyaasiyiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
Ujeedka safarka madaxweynaha iyo wafidigiisa ayaa ah dhammeystirka dadaallo muddooyinkii dambe...
Soomaaliya oo ka qayb-gashay kulan weynaha Carabta iyo Jarmalka
MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa magaalada Manama ee caasimada Boqortooyada Baxreyn kaga qeyb galay kulan weynaha shan iyo tobanaad (15) ee u dhaxeeya wadamada carabta iyo Jarmalka kaasoo looga arinsanayo arrimaha Caafimaadka.
Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirada Caafimaadka wadamada Carabta iyo Jarmalka ayaa waxaa furay madaxa...
Somalia, AU forces vow to ramp up offensive against Al-Shabaab
MOGADISHU -- Somalia and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have vowed to intensify military operations to flush out al-Shabab militants following the lifting of a 31-year-old United Nations arms embargo on the country.
African Union Special Representative for Somalia and ATMIS Head Mohamed El-Amine Souef and Somali Minister for Information, Culture and Tourism Daud Aweis said in...
Somalia, Ethiopia ink defense cooperation deal to counter terrorism
ADDIS ABABA, Ethiopia - The defense ministers of Somalia and Ethiopia have signed a new memorandum of understanding (MoU) to strengthen their defense cooperation and joint efforts to promote peace and security in the Horn of Africa.
The MoU, which was signed in Addis Ababa on Wednesday, is a renewal of the previous agreement that was signed in February, 2014....










