Madaxweyne Xasan Sheekh oo talooyin ka dhageystay bulshada rayidka ah
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada dalkeenna ayaa kulamo la qaatay dhallinyarada, aqoonyahanka iyo hormuudka bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa uga warbixiyey dhallinyarada iyo aqoonyahanka uu la kulmay arrimaha uu muudnaanta siinayo, kuwaas oo ay ugu horreyso xoojinta fursadaha shaqada, kobcinta dakhliga, yareeynta saboolnimada, ciribtirka Khawaaijta,...
Wararkii ugu dambeeyay xiisad dagaal oo maanta ka taagan duleedka Jowhar
JOWHAR (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in saaka halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhexeyso laba maleeshiyo beeleed oo walaalo ah.
Xiisaddan ayaa salka ku hayso is qab qabsi ka dhashay dhul beereed ay dhinacyadu isku maan dhaafeen, waxaana laga cabsi qabaa in dagaal uu ka qaraxo halkaasi.
Labada dhinac ayaa saacadihii la...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay bulshada Kismaayo + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xalay la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Kismaayo, ayaa ku boorriyey in ay hormuud u noqdaan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta oo dhawaan uu wajigiisa labaad ka bilaaban doono deegaannada Jubaland.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa bulshada qeybaheeda kala duwan ee uu la kulmay uga...
Sawirro: Shir xasaasi ah oo u furmay DF Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka
MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta, Mahdi Sheekh Cabdullahi ayaa daah furay kulan wadatashi ah oo lala yeeshay mas’uuliyiin ka socday Bangiga Adduunka.
Shirkan oo la xiriira fulinta mashruuca ESSRM ee ujeedadiisu tahay xoojinta nidaamyada qaranka ee lagu maareeynayo khataraha isbedelka cimilada ee deegaanka iyo bulshada saamaynta ay ku leedahay mashaariicda horumarinta...
Somali military court slaps police with death sentence for civilian killing
MOGADISHU, Somalia - A Police officer was arrested for the murder of a civilian in Mogadishu, the Somalia capital, and faced first-degree charges at the military court.
Abdi Kafi Nor, the policeman has been convicted of killing Ali Abdi in the Moalim Nor neighborhood in Dharkenley district on 15th September this year, per the judges.
The police officer shot dead the...
Ra’iisul wasaare Xamza oo magaalada Kismaayo ka furay saddex mashruuc
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Kismaayo ku daah furay saddex mashruuc oo la xiriira xalka-waara iyo yareynta saboolnimada oo laga hirgelinayo deegaannada Jubaland iyo Koonfur Galbeed.
Saddexda mashruuc ee maanta la daah-furay oo kala ah; XALDOON, NEGAAD iyo SEPOW, ayaa looga golleeyahay in wax looga qabto saameynta uu isbeddelka cimilladu ku...
Madaxweynaha JFS oo furay hanaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Somalia
MUQDISHO (SMN) - Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka hannaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka.
Shirkan oo soo qaban-qaabiyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka, socon doonana muddo 2 maalin ah ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka socota dowladda federaalka, dowladaha xubnaha ka ah iyo saaxiibada beesha caalamka ee sida...
U.S. Navy Rescues Ship From Pirate Attack in Gulf of Aden
WASHINGTON - The U.S. Navy intervened to stop the hijacking of a commercial cargo ship by pirates in the Gulf of Aden near Somalia on Sunday, according to American defense officials.
Sailors from the U.S.S. Mason, a Navy destroyer, captured the attackers who had boarded the Central Park, a chemical tanker, a senior defense official said.
Zodiac Maritime, the London-based company...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo toogasho ku xukuntay askari dil gaystay
MUQDISHO (SMN) - Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf ayaa loo soo xiray dil bareer ah u geystay marxuum Cali Cabdi Cali falkaas oo kadhacay xaafadda Macalim Nuur ee degmada Dharkeenley Shantii bishii September ee sanadkan.
Muran dhex maray marxuumka iyo Sargaal Booliska ka tirsan ayuu eedeysanaha soo dhax galay waxaana xigtay dharbaaxo uu ku dhuftay marxuumka oo ku sugnaa...
Markab ka badbaaday isku-day afduub meel ku dhaw xeebaha Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Koox loo maleynayo burcad badeed ayaa gacanta ku dhigay oo markii dambena sii daayay markab lala xiriirinayo Israa’iil oo marayay xeebaha Yemen, gaar ahaan biyaha gacanka Cadmeed oo ku dhaw dalka Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada badda ee Mareykanka.
Markabka Central Park oo ah nooca shidaalka qaada ayaa marayay xiliga weerarka meel 110 kiiloomitir waqooyi bari...











