Somali Army Chief Meets U.S. AFRICOM Special Operations Commander to Boost Security Cooperation
MOGADISHU – The Commander of the Somali National Army, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mahmoud, held high-level talks with the head of U.S. Special Operations Command Africa, Major General Claude K. Tudor, focusing on strengthening bilateral security cooperation and intensifying operations against militant groups.
The meeting, held in Mogadishu, underscored joint efforts to enhance the capabilities of the Somali National Army...
Ciidamada Xoog Dalka iyo AUSSOM oo howlgal waddo-furis ah ka fuliyay Shabeellaha Hoose
Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ururka 143-aad ee Guutada 14-ka October ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal muhiim ah oo ciidamada ay ka fuliyeen waddada xiriirisa deegaannada Mubaarak iyo Awdheegle.
Howlgalka oo si wadajir ah loo fuliyay ayaa lagu furayay waddo muddo sanado ah ay u xirneyd sababo amni, taasoo horey u ahayd meel ay ku dhuumaaleysan...
Ciidamada Kumaandooska GorGor oo kulan la qaatay shacabka Allanley
Shabellaha Dhexe – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan saraakiisha Ururka 191aad, Guutada 19aad, Qeybta 1aad ee Kumaandooska GorGor, ayaa kulan la qaatay shacabka deegaanka Allanley ee gobolka Shabellaha Dhexe.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo iskaashiga ka dhexeeya ciidamada iyo bulshada deegaanka, si loo adkeeyo nabadda iyo xasilloonida.
Saraakiisha Ururka 191aad oo kulanka ka hadlay ayaa shacabka ku...
Senatar ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilo u jeediyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Bakool – Qaar ka mid ah senatarada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen, iyagoo ku eedeeyay inuu door ku leeyahay xiisadaha ka taagan deegaannada maamulkaasi.
Senator Xuseen Sheekh ayaa sheegay in Madaxweyne Lafta Gareen uu horseed ka yahay khilaafaadka iyo dhaqdhaqaaqyada iska...
Taliyaha CXD oo kulan la qaatay Saraakiil Mareykan ah
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika, Claude K. Tudor, kaas oo ka dhacay Muqdisho.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca amniga, horumarinta iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo dardargelinta howlgalada lagula dagaallamayo kooxda Al-Shabaab.
Labada dhinac ayaa isla qaatay...
Former Somali President Farmaajo Warns of Escalating Political Crisis in South West State
MOGADISHU – Former Somali president Mohamed Abdullahi Farmaajo has expressed concern over the deepening political crisis in South West State of Somalia, warning of risks posed by what he described as destabilizing plans by the federal government.
Farmaajo, Somalia’s ninth president, cautioned that the ongoing tensions could undermine regional stability, threaten civilian safety, and derail ongoing state-building efforts across the Horn...
Somali Government Denies Reports of Helicopter Landing in Baidoa Amid Rising Tensions
MOGADISHU – Somalia’s federal government on Tuesday denied reports that a government-owned helicopter had landed in the southwestern city of Baidoa, describing the claims as false and politically motivated.
Officials from the presidency told local media that there was no helicopter belonging to the Somali National Army that had been seized or operated by authorities in South West State of Somalia.
The...
Dowladda Soomaaliya oo Beenisay Diyaarad Lagu Riday Baydhabo
Muqdisho - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar la xiriira in diyaarad ay leedahay dowladda ay ka degtay magaalada Baydhabo, iyadoo sheegtay in wararkaasi ay yihiin kuwo been abuur ah oo leh ujeedooyin gaar ah.
Sida ay xaqiijisay Shabelle Media Network, xubno ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin diyaarad helicopter ah oo ay leeyihiin Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Djibouti’s New Horizon: President Guelleh Unveils $480 Million “Salaam City”
DJIBOUTI CITY — H.E. Ismail Omar Guelleh, President of the Republic of Djibouti, on Monday launched a $480 million residential project dubbed “Salaam City,” as Djibouti steps up efforts to meet rising housing demand driven by rapid economic growth.
The development, led by Salaam Real Estate, is set to transform a vast area on the outskirts of Djibouti City into...
Dowladda Federaalka oo Maamul u Magacawday Degmada Waajid
Muqdisho - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku shaacisay in maamul cusub loo magacaabay degmada Waajid ee gobolka Bakool.
Go’aankan ayaa la sheegay inuu qeyb ka yahay dadaallada dowladda federaalka ay ku xoojineyso maamulka iyo adeegyada dowliga ah ee ka jira deegaannada dalka.
Si kastaba ha ahaatee, tallaabadan ayaa la rumeysan yahay inay sii xoojin...











