Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia oo saxiixday sharciga xarunta shaqada ee ururka Iskaashiga Islaamka

BAKU (SMN) - Wasiiru-dawlaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta magaalada Baku ee Jamhuuriyada Azerbaijan ku saxeexey sharciga xarunta shaqada ee ururka Iskaashiga Islaamka.   Xaruntan ayaa wax badan ka qaban doonta arrimaha la xiriira shaqo abuurka, iyo ilaalinta bulshada ee dawladaha ku bahoobay ururka Iskaashiga Islaamka, iyada oo ujeeddadeedu tahay in ay...

Itoobiya oo isha ku haysa dekad wayn oo ku taalla Soomaaliya

ADDIS ABABA (SMN) - Wada-hadallada Itoobiya iyo Maamulka Somaliland ee ku saabsan suurtagalnimada isticmaalka dekedda magaalada Berbera ayaa meel wanaagsan maraya,  sida ay sheegtay wakaaladda wararka Itoobiya ee EPA, iyadoo soo xiganaysa wasiir ka tirsan xukuumadda Abiy Ahmed.   Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa bishii Oktoobar sheegay in helitaanka dekada badda cas ay tahay “arrin muhiimad gaar ah u leh” dalkiisa, hadalkaas...

Xubinimada Soomaaliya ee EAC oo maanta go’aan laga gaarayo

CARUUSHA (SMN) - Waxaa maanta magaalada Caruusha ee dalka Tanzaaniya la filayaa inuu ka furmo shir madaxdeed ay yeeallanayaan dalalka xubnaha ka ah dallada bulshada bariga Africa, ee loo soo gaabiyo EAC.   Madaxda ayaa ka wada-hadlaya in Soomaaliya ay xubin ka noqoneyso ururkan iyo in kale. Soomaaliya ayaa rajo ka muujisay inay kamid noqon doonto ururkan. Dhinaca kale Madaxweynaha oo shalay gaaray dalka...

Hormuud Telecom’s CEO Wins World Communications Awards 2023, Putting Somalia,s Telecom Industry in the Global Spotlight

AMISTERDAM (SMN) - Hormuud Telecom, Somalia’s leading telecommunications company, has achieved a significant milestone as its CEO, Ahmed Mohamud Yusuf, emerged as the winner of the illustrious CEO of the Year award at the World Communications Awards 2023. The event, which celebrated its 25th anniversary this year, took place at the National Maritime Museum in Amsterdam, Netherlands.   The World Communications...

Somalia oo Jarmalka, Spain, Uk, Baxreyn iyo Singapore uga guulaysatay abaal-marinta hoggaamiyaha isgaarsiinta adduunka

AMSTERDAM (SMN) -  Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa Soomaaliya guul uga soo hooyay billadda ???????????? ???????? ???? ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, oo Shirkadda ????? ??????? ee fadhigeedu yahay Dalka Ingiriiska ay ku abaalmariso hoggaamiyayaasha shirkadaha isgaarsiinta caalamka ee ku guuleystay horumarinta isgaarsiinta iyo teknoolajiyadda Dalalkooda.   � Guddoomiye Axmed ayaa noqonaya hoggaamiyihii 25ᵃᵃᵈ ee ku guuleystay abaalmarintan oo lagu guddoonsiiyay...

President arrives in Tanzania as Somalia admission into EAC looms

ARUSHA, Tanzania - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud touched down in Arusha, Tanzania on Thursday ahead of the regional summit on Friday, November 24.   The president was warmly welcomed by the secretary of the East African Community and other officials in EAC headquarters in Tanzania’s northern city of Arusha. The EAC leaders will discuss Somalia's admission into the alliance as...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Tansaaniya + Ujeedka

ARUUSHA (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika oo laga sugayo in ay go’aan ka soo saaraan codsiga dowladda Soomaaliya ee ku biirista dalladan.   Madaxweynaha oo xoogga saaraya sidii uu ugu qancin lahaa hoggaamiyeyaasha Dallada Bulshada Bariga...

Puntland oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan wax ka bedalka Dasuurka Somalia

Garoowe (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Doorashooyinka Puntland, Go’aanka Puntland ee ku aadan qorshaha wax-ka-bedelka Dastuurka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kala Xadaynta Waajibaadka Wasaaraddaha  iyo Siyaasadda iyo xeerka tirakoobka Puntland.   Kulanka Golaha Wasiirada...

Ciidanka Kenya oo burburiyay goob ay ku sugnaayeen xubno katirsan Al-Shabaab

GARISSA - Ciidamada Kenya ayaa weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab degaanka Dabalwein oo ku dhaw Ijara ee ismaamulka Garissa, waxayna halkaasi ku dileen hal dagaalyahan, sida ay booliisku sheegeen.   Saraakiisha amniga ayaa intaasi ku daray in qaar kale ay ku dhaawacmeen, islamarkaana ka baxsadeen xarunta oo ay Ciidanka ka heleen saddex qori oo AK47 ah,...

Right Track to Political Stability and Sustainable Development under Leadership of President Hassan Sh. Mahamud

The article titled “The utilization of the War on Terror as a Façade for Establishing a Dictatorial Regime” by Sheiknor Abukar Qasim is an unfounded criticism that tries to cover up what President Dr Hassan Sh. Mahamud is trying achieve for Somalia. Failure to land a job or a position in the current administration have made some intellectuals who...

WARAR KALE

Somali defence minister visits Ceeldheer, urges support for anti-Al-Shabaab operations

CEELDHEER, Somalia — Somalia’s defence minister Ahmed Moalim Fiqi on Monday held talks with residents in the central town of Ceeldheer in the Galgaduud...

A report warns Somalia security deteriorating amid political divisions

MOGADISHU - The European Union's asylum agency has warned that Somalia's security situation has significantly worsened, citing deepening political divisions and growing instability that...

Somali president arrives in Baidoa for South West State leadership inauguration

BAIDOA, July 6 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the southwestern city of Baidoa on Monday to attend the inauguration ceremony of...