R/W Xamza oo booqday ciidamada Xasilinta ee ku sugan xerada Hiil-weyne
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga sida Booliska u howlgala (Polizia militare) ee ku sugan xerada Hiil-weyne oo ku taalla inta dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in ummadda Soomaaliyeed ay abaal uga hayaan ciidanka xasillinta ee sida ay u...
Dowladda Soomaaliya oo shixnad mucaawino ah gaarsiisay Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa maanta oo Jimco ah markii Sadaxaad waxa ay diyaarad sidday shixnad mucaawino ah u dirtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Gargaarkaan oo garayaa ilaa 10-tan oo isugu jira noocyada raashinka fudud,ayaa loogu talagalay in la gaarsuuyo dadka ay saameeyeen fatahaadda roobabka ee ka jira...
Somali president convenes special meeting on security and Al-Shabaab war
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud held a closed-door meeting with military and police chiefs in Mogadishu on Thursday.
The defence minister Abdulkadir Mohamed Nur, National Security advisor Hussain Moalim, state minister for presidency Abshir Bukhari were in attendance.
According to Villa Somalia statement, the conference focused on the speed up of the second phase of the military...
Somali man ‘kills wife, 26, by stabbing her with screwdriver in Turkish hote
ISTANBUL, Turkey - A British tourist has been arrested after allegedly stabbing his 26-year-old wife to death in a Turkish hotel room.
The couple were reportedly staying at a hotel in Istanbul when the incident happened.
Hotel staff reported hearing "sounds" from a room at roughly 12.30pm on Tuesday and found the victim "lying in a pool of blood".
Police and medics were called...
Somalia facing worst flooding in century
MOGADISHU, Somalia - Somalia is experiencing the worst climate-change-related floods in a century, wreaking havoc in many parts of the Horn of Africa country, affecting 1.24 million people and displacing over 456,800 more since the first week of October, said a statement issued by UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) on Thursday.
Heavy rains are also expected...
Nin Soomaali ah oo xaaskiisa ku dhex dilay hoteel ku yaalla dalka Turkiga
ISTANBUL (SMN) - Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday hoteel ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kadib markii nin Soomaali ah uu gudaha hoteelkaas ku dilay xaaskiisa.
Lamaanahan ayaa la sheegay in u dalxiis tageen halkaas iyagoo ka yimid dalka UK.
Sababta uu ninkaas u dilay xaaskiisa ayuu ku sheegay inay siisay waxyaabo maanka dooriyada sidaasina uu ku bilowday muran...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Wasiirka Maaliyadda XFS?
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir gudoomiyay kulanka Guddiga Qaran ee Kahortaga Lacag-dhaqista iyo Maalgelinta Argagixisada oo ay xubno ka yihiin hey’adaha Dowladda ee ka shaqeeya Dhaqaalaha iyo Amniga.
Shirka waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Amniga XFS, Wasiirka Ganacsiga, Taliyaha Hey’adda NISA, Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaliya, Xeer ilaaliyaga guud...
Sawirro: Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay waxgaradka Mahadaay
MAHADAAY (SMN) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Maamulka, Waxgaradka iyo Odayaasha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga iyo ahmiyada ay leedahay in xooga la saaro nabadgelyada si degmada u hesho adeegyo horumarineed oo waxtar u leh bulshada.
Madaxweynaha ayaa xusay in loo baahan yahay isku tashi bulsho dowladduna...
Sawirro: Maxay ka wada-hadaleen Taliyaha Xoogga iyo Madaxa UNMAS?
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Justin Smith, Madaxa Xafiiska UNMAS.
Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Justin Smith, ayaa ka wada hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa Tababarada iyo qalabeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Sidoo kale waxa ay isla soo qaadeen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wada...
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga & howlgallada socda
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo uu kala hadlay xaaladda amni ee dalka.
Madaxweynaha oo ka dhagaystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka warbixin ku saabsan wajiga koowaad ee howlgalka xoreynta ayaa tilmaamay in hirgalinta qorshaha mudada dhow ay horseedayso guulaha...










