Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS.   Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ajandihiisu ahaa ansixinta iyo mudeynta furitaanka kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka labadiisa...

Somali court trials officials accused of corruption and bribery

MOGADISHU, Somalia - A top court in the Somali capital started live televising corruption trials as the hearing of a case against four junior officials from the immigration department kicks off at a regional court in Mogadishu, on Thursday.   Somalia’s prosecutors recently filed charges against 18 officials accused of corruption, theft and diversion of public funds, falsification of documents, and...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay degmada Baardheere + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo wali wada gurmadka loo sameenaayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo fatahaadaha ay sameyeen wabbiyada Jubba iyo Shabelle ayaa maanta waxa magalaada Baardheere u dirtay Diyaarad wada shixnad mucaawino ah oo gaaraysa ilaa 6-Tan.   Baardheere waxa ay kamid tahay degmooyinka gobolka Gedo kuwooda ssameynta dag ay ka...

Somalia, Burundi sign a major deal to further boost bilateral relations

MOGADISHU, Somalia - Somalia and Burundi jointly issued a communique containing 16 agreed points, after a working trip by President Hassan Sheikh Mohamud to the country.   Mohamud discussed with his Burundian counterpart Évariste Ndayishimiye on issues including strengthening cooperation between the two countries, the fight against al-Shabaab, and Somalia's efforts for membership of the East African Community (EAC). "The purpose of...

Faahfaahino kasoo baxaya qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Waxaa xalay fiidkii qaraxyo lagu weeraray xarumo shirkadda Hormuud ku leheyd Deegaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho.   Weeraradan oo dhacay abaaro 8-dii fiidnimo ayaa waxaa loo adeegsaday miinooyin nooca soo booddada ah, kuwaas oo la dhigay bannaanka hore ee xarumaha BTS-yada ee xaafadaha Igadaba-gey & Safaari ee deegaanka Garas-Baaley. Inta la xaqiijiyey ma jiraan wax khasaaro nafeed ah ka...

Golaha Ammaanka ee QM oo mudo kordhin u sameeyay howlgalka ATMIS

NEW YORK (SMN) - Gollaha Amaanka ee QM ayaa ansixiyay qaraar cusub oo mudo-kordhin 6 bilood ah loogu sameeyay Ciidamada Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya, xili la filayay inay dalka ka baxaan 3,000 oo askari dhamaadka bishii September ee sanadkan.   Illaa 30-ka June ayaa dib loo dhigay dhimista Ciidanka ATMIS, waxaana 15-ka dowladood ee Gollaha Amaanka ogolaadeen in dalalka xubnaha ka...

HirShabelle leader visits flood-hit areas, appeals for ‘massive’ help

JOWHAR, Somalia - The President of Hirshabelle, Ali Gudlawe Hussein arrived in Mahaday District to assess the situation after flash floods resulting from heavy rains in Somalia.   Ali Guudlawe said, "We have reached the Mahaday district where the floods of the river and the rains have caused a difficult humanitarian situation,". The president noted that thousands of families are now homeless,...

Maxkamadeynta 14 mas’uul oo maanta ka bilaabatay Muqdisho + Magacyada

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka bilaabatay maxkamadeynta 14 mas'uul oo hore, kuwaas oo loo haysto inay ku kaceen falal la xariira musuq-maasuq, gaar ahaan xatooyo xoolo dadweyne.   Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah u gada gashay kiiskan oo ah mid xasaasi ah, maadaama ay xeer ilaalinta qaranka kusoo eedeysay mas'uuliyiintan in ay...

Madaxweynaha HirShabelle oo kormeeray deegaano uu ku fatahay wabiga Shabelle

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray degmada Mahadaay ayaa  kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada oo ay saameeyeen roobab iyo fatahaadaha ku dhuftay Degmada Mahadaay. Cali Guudlaawe oo kormeer socod ah ku maray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada Mahadaay ayaa u kuurgalay xaalada dhabta ee ka jirta Degmada oo inta badan...

UN Security Council extends authorization for African Union mission in Somalia

NEW YORK - The Security Council on Wednesday adopted a resolution to extend the authorization for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) for six months, till June 30, 2024.   Resolution 2710, which won the unanimous support of the 15-member council, authorizes African Union member states to deploy up to 17,626 uniformed personnel to ATMIS till Dec. 31, 2023,...

WARAR KALE

Turkey’s new Somalia spaceport doubles as missile range, threatening Israel

MOGADISHO - The facility is only designed to accommodate systems with a range of up to 2,000 km., placing Israel outside of reach; Somaliland,...

Israa’iil oo Walaac Ka Muujisay Mashruuc uu Turkiga Ka Wado Soomaaliya

MUQDISHO - Dekedda hawada sare ee cusub ee Turkiga oo labanlaab ah ayaa la sheegay in ay sidoo kale noqon karto goob gantaallo, taasoo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Midowga Yurub oo Booqasho iyo Sagootin ugu Timid...

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub...