Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Guriceel

GURICEEL (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare gaystay oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.   Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa ka dhacay bartamaha magaalada, wuxuuna u dhexeeyay ciidamada booliska magaaladaas iyo maleeshiyaad hubeysan, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaadka weerarka soo qaaday ay ka careysnaayeen...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay geerida Maxamed Xasan Barrow

MUQDISHO (SMN) - Maareeye ku xigeenkii Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka Maxamed Xasan Barrow ayaa caawa ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu muddooyinkii dambe ku xanuunsanayey.   Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweis Jaamac ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska , ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Xasan...

Kulan deg-deg ah oo ka dhacay xafiiska ra’iisul wasaaraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo looga jawaabayo dhibaatooyinka ay sababeen roobabka dayrta ee ka da’aya qaar kamid ah gobollada dalka.   Kulanka ayaa lagu soo bandhigay xaaladda dhabta ah ee ay sababeen roobabka, waxaana ilaa iyo hadda inta la xaqiijiyey ku dhintay...

Daadad xoogan oo ku rogmaday magaalada Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur galbeed oo uu xalay ka da'ay roob mahiigaan ah oo daadad xooggan dhaliyey ayaa sababay in ay kala go'aan xaafadaha Magaalada.   Daadad ka soo rogmaday isha Baydhabo ayaa gudaha u galay xaafadaha Magaalada waxaana dumay guryo badan oo dad shacab ah ay deganaayeen, barakac xoogleh ayaana saaka ka jira...

Three People Dead, Several Missing after Heavy Rains in Puntland, Somalia

GALKAYO, Somalia - The administration of the Mudug region under Puntland state has confirmed that three civilians died in the heavy rains last night in Galkayo city.   The governor said that the rains caused a large loss of life and property. Hundreds of families have been displaced from their homes, and others are still trapped in their homes. He added that...

Somali military court hands down death and jail sentences against soldiers

MOGADISHU, Somalia - The Armed Forces Court of Somalia announced it handed down different sentences to two Somali police officers, including one blamed for murder.   The court said Abdullahi Abdi Mustaf killed a police officer Abdikarin Ibrahim Ali (Awdango) while the police officer Dahir Abdi Mustaf was arrested for aiding him in the crime. The court sentenced Mustaf to death for...

Maxkamadda ciidamada oo dil iyo xabsi ku xukuntay askar horay dil u gaysatay

MUQDISHO (SMN) - Cabdulaahi Cabdi Mustaf ayaa lagu soo eedeeyay dil bareer ah uu u geystay Dable Boolis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) halka Dable Boolis Daahir Cabdi Mustaf losoo xiray gacansiin danbi ka dib markuu dilaaga u dhiibay qoriga uu dilka ku geystay.   Cabdulaahi Cabdi Mustaf oo ka carooday weydiinta Booliska ee warqada fasaxa CID Mooto-Feykoon uu watay ayaa danaano...

Somali army along with allies flush Al-Shabaab out of key areas

MOGADISHU, Somalia - The Somali forces, especially the 9th brigade of the 60th division with the help of the Southwest Darwish army, have in the past few hours carried out planned operations in several areas in the Bakool region.   The local residents said there has been fighting between SNA forces and the Al-Shabaab in War-wiin, War-dhato, Eelahaley, and Morigabey, all...

UN says Thousands trapped in Somalia flash floods

MOGADISHU, Somalia - Thousands of people are trapped in flooded areas following heavy rains in Somalia's Jubbaland state, the UN's humanitarian agency says.   The heavy rains that started last month have elevated the water levels on the Juba River, causing flooding in riverine areas of the state, the Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (Ocha) said in a statement. new...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada duleedka degmada Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo culus oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka wadaan duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Howlgalladan oo ah kuwa amni xaqiijin ah ayaa waxa ay ciidamadu ka wadaan waddada dheer ee xiriirisa degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn ee gobolkaasi. Ujeedka ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalladan looga jawaabayo cabasho...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...