Cali Guudlaawe oo la kulmay wufuud ka kala socota DF iyo QM + Sawirro
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiilo ka socday Hay'adaha Qaramada Midoobey.
Wafdigaan oo uu hogaaminayay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Axmed Madoobe Nuunow iyo Wakiilada Hay'adaha Qaramada Midoobey ee FAO, IOM, UN-Habitat, UNIDO iyo UNEP.
Madaxweynaha iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa...
Somali President tasks ex-governor to lead anti-al-Shabaab operations
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh has appointed Ali Jeyte Osman as the president's office for the coordination of community fighters .
The appointment was announced in a brief statement broadcasted by the state media. This coincides with the government's plans to launch the second phase of the anti-Al-Shabaab offensive.
Ali Jeyte, a self-appointed Hiiraan State president remained...
Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo uu ku gaaray dalka Mareykanka.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa inta ay ku sugnaayeen Magaalada Washington ee dalka Mareykanka waxay kulamo kala duwan la qaadeen mas'uuliyiinta Golaha Wakiilada Mareykanka.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xil u magacaabay Cali Jayte Cismaan
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda) ee Soomaaliya.
Cali Jeyte Cismaan ayaa horey u soo noqday Guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo sida kale Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, isagoo door weyn ku leh dagaalka Al-Shabaab dalka...
Heavy fighting in central Somalia as army attacks Al-Shabaab base
BELEDWEYNE, Somalia - The Somali National Army clashed with Al-Shabaab militants in the central region of Hiiraan, where the current all-out war started last year.
The reports indicated that SNA along with local community fighters known as Ma'wisley attacked a key Al-Shabaab base located in an area, 50 kilometers away from Farlibah town.
The assault sparked a face-to-face gunfight between the...
Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay inay diyaar u yihiin in gurmad la gaarsiiyo Gaza
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October 2022-kii ayaa sheegay in Hay’addu iyo shacabka Soomaaliyeed diyaar la yihiin in dhaqaatiir iyo gar-gaar kale la gaarsiiyo magaalada Gaza marka la furo marinka Rafax ee xuduudda Falastiin iyo Masar.
“Hay’adda Maareynta Musiibooyinka waxay ku talagashay...
Munaasabad lagu xusayay qaraxii Soobe 2 oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Munaasabad xus iyo xasuus ah looguna duceynayay shacabkii ku shahiiday weerarkii Al-Shabaab 29-kii October 2022 ka fuliyeen isgosyka Soobe ayaa maanta lagu qabtay isla goobtii uu weerarku ka dhacay sanad ka hor maanta oo kale.
Munaasabaddaan oo sidoo kale lagu muujinayay sida aysan bahda waxbarashada u niyad-jabineynin beegsiga Al-Shabaab oo inta badan weeraro ka gaysata magaalada Muqdisho.
Wasiiradda...
The European Union donates nearly $100 million aid to Somalia
MOGADISHU, Somalia - The European Union has announced 94.69 million dollars in aid to Somalia, of which 21.16 million is intended to support the government's budget.
"The European Union has a strong partnership with Somalia and supports the country in several areas, including state rebuilding efforts," said Jutta Urpilainen, EU Commissioner for International Partnerships.
The Minister of Foreign Affairs of Somalia,...
Somali cabinet approves over a billion-dollar budget for 2024
MOGADISHU - Somali cabinet ministers approved a more than 1 billion budget for the financial year 2024 during a meeting chaired by PM Hamza Abdi in Mogadishu on Saturday.
The domestic revenue increased by 20% this year, thanks to the enormous financial reforms by the Ministry of Finance, which helped the country achieve its debt relief goals.
Minister of Finance, Bihi...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan
BELEDWEYNE (SMN) - Wararna naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay duleedka deegaanka Farlibaax oo ka tirsan gobolkaas oo dhaca bartamaha dalka.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii ay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay weerar ku qaadeen fariisin ay Al-Shabaab ku lahaayeen...











