Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Djabuuti oo isu diyaarinaysa doorashada madaxtinimo

Djabuuti — Dalka Jabuuti ayaa isu diyaarinaya doorashada madaxtinimo ee soo socota, iyadoo la filayo in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu mar kale u tartamo xilka uu hayo tan iyo 1999-kii.   Doorashada ay ka mid noqon doonto hal musharax oo keliya oo tartamaya Madaxweynaha, taasoo ah Maxamed Faarax Samatar, kaas oo hore uga tirsanaa xisbiga talada haya, isla markaana hadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay odayaasha Koonfur Galbeed

Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xaaladda ka taagan deegaanada maamulkaasi.   Odayaasha dhaqanka ayaa Guddoomiyaha la wadaagay xaaladaha ka jira deegaanada Koonfur Galbeed, iyagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in...

Trump oo qorsheynaya howlgal ballaaran oo lagu beegsanayo Soomaalida ku nool dalka Mareykanka

WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa soo saaray hanjabaad cusub oo ka dhan ah muhaajiriinta Soomaalida, isagoo sheegay inuu ciidamada ICE u diri doono garoomada diyaaradaha si ay u bilaabaan howlgal kale oo cusub, haddii aan la fulin dalabaadkiisa miisaaniyadda.   Trump ayaa qoraal uu soo soo saarey si gaar ah ugu xusay muhaajiriinta ka yimid dalka Soomaaliya, isagoo tilmaamay...

Trump threatens ‘unprecedented’ crackdown on Somalis in US budget standoff

WASHINGTON — US President Donald Trump has issued a stark new threat to deploy immigration agents to major airports to target Somali migrants, escalating a bitter budget battle with Democrats and intensifying his long-standing rhetoric against the East African community. In a statement posted on his Truth Social platform, the Republican leader warned he would redeploy Immigration and Customs Enforcement...

Bakool and Hudur Officials Denounce Southwest Somalia President’s Authority

HUDUR, Somalia — Officials in Bakool region and Xuddur district have publicly rejected the authority of Southwest State President Abdiaziz Hasan Mohamed (Laftagareen), accusing him of holding office illegally.   In a joint statement, the officials said they fully support Somalia’s federal government and will work directly with it until a legitimate administration is established in Southwest State. They also expressed backing...

Suspected Al-Shabaab Member Arrested in Planned Security Operation in Afmadow, Somalia

AFMADOW, Somalia - Regional Security forces in southern Somalia said they had detained a suspected member of the militant group Al-Shabaab during a planned operation carried out early Saturday in areas north of the city of Afmadow.   According to officials, troops from the Jubbaland regional administration’s Darawish forces conducted the raid after tracking movements of individuals believed to be hiding...

SouthWest State President Closes Security Training for Regional Forces

BAIDOA, Somalia - The president of Somalia’s South West State, Abdiasis Hassan Mohamed Laftagareen, on Saturday officially closed a training program for units of the regional Darwish forces aimed at strengthening security across the administration’s areas.   The forces, who completed weeks of training, received instruction in key security skills including maintaining public safety, countering destabilizing activities, and supporting government operations,...

Somalia’s Former Interior Minister Announces Presidential Run, Signaling Split with President Hassan Sheikh

Mogadishu, Somalia — Abdirahman Mohamed Hussein (Odawaa), Secretary-General of the Justice and Solidarity Party (JSP), has confirmed he will run for Somalia’s presidency in the 2026 elections, in a statement to Shabelle Media Network.   Odawaa said he would soon unveil his campaign platform to supporters but emphasized that he and his political allies have already agreed on his candidacy for...

Xildhibaan Odawaa oo shaaciyay inuu u taagan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2026

Muqdisho - Xoghayaha Guud ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka(JSP), Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), ayaa Shabelle tv u xaqiijiyay inuu u taagan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2026.   Odawaa ayaa sheegay in qorshaha uu doorashada ku galayo uu dhawaan taageerayaashiisa u soo bandhigi doono. Balse hadda, wuxuu xaqiijin karaa in isaga iyo kooxdiisu go’aamiyeen inuu isu taago xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

Maamulka Gobolka Bakool iyo Degmada Xuddur oo si adag uga hor yimid Madaxweyne Laftagareen

Xuddur – Maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmada Xuddur ayaa si adag uga hor yimid Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyagoo ku eedeeyay inuu si sharci darro ah xilka ugu joogo maamulkaasi.   War ay si wadajir ah u soo saareen mas’uuliyiinta gobolka iyo degmada ayaa lagu sheegay in ay taageero buuxda la garab taagan yihiin...

WARAR KALE

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ansixiyey Hannaan Doorasho Cusub

MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona...

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...