UNICEF says El Nino may displace over 650,000 children in Somalia
MOGADISHU, Somalia -- El Nino is likely to displace 651,000 children 5-17 years of age, of whom 225,000 are in school in the affected districts, according to projections from the United Nations Children's Fund (UNICEF).
The UNICEF said the impact of the floods on the education sector will include the displacement of children and teachers, damage to school infrastructure such...
Kenya redeploys high commissioner to Somaliland breakaway region
NAIROBI, Kenya - Kenyan President William Ruto has appointed a high commissioner to Hargeisa, the capital of Somaliland, a breakaway region in northern Somalia.
Abdiweli Muhamed Hussain will serve as the high commissioner working on the cooperation between Kenya and the region, which claimed unilateral secession from greater Somalia.
The relationship between the two sides has improved in recent years, although...
DF Soomaaliya oo war kasoo saartay khasaaraha dagaalkii Shabeelow
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daa'uud Aweys ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal shalay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Shabeelow oo dhaca koonfurta gobolka Mudug.
Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaas ay iska kaashadeen ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka, isla-markaana khasaare culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab.
Sidoo kale wuxuu xaqiijiyay howlgalkaas lagu...
Kenya oo shaacisay goorta ay ciidankeeda kala baxeyso Soomaaliya
NAIROBI (SMN) -W asiirka Difaaca Kenya Aadan Ducaale ayaa Arbacadii sheegay in ciidamada Kenya ay dhameystiri doonaan ka bixista Soomaaliya marka la gaaro Dec 31, 2024-ka.
“Ciidamada ugu dambeeya waxaa la filayaa inay ka baxaan Soomaaliya 31-ka December 2024 sida ku cad qaraarka iyo qorshaha Midowga Afrika (Midowga Afrika) iyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,” ayuu yiri Ducaale oo la...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka, ka dib kulankoodii toddobaadlaha ahaa oo ay maanta yeesheen.
Shuruucdan oo ay soo kala gudbiyeen Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada; iyo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ayaa muhiimad gaar ah u leh xujeyda iyo daryeelka bukaanka Soomaaliyeed.
Shirka oo uu...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la wiiqay awooddii Al-Shabaab
MUQDISHO (SMNN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ka qayb-galayay dood ku saabsan dagaalka Al-Shabaab oo diiradda lagu saaray sanad kadib guulaha laga gaaray ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah.
Al-Cadaala ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkan ay guul weyn kasoo hooyeen ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka, isla-markaana ay khasaare gaarsiiyeen Shabaab.
Sidoo...
Senior Al-Shabaab commander, his bodyguards killed in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Government of Somalia has said that a joint operation has killed a senior leader of Al-Shabaab, who was a member of the surveillance team in the Lower Shabelle region.
A press release from the government said that Farah Yare and other members who were with him were targeted in the operation while they were passing through...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Itoobiya oo laga guddoonay warqadaha aqoonsiga
ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Dawladda Ethiopia Sahle Work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoontay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa.
Munaasabad hab-maamuuskeedu sarreeyo oo ka dhacday aqalka Madaxtooyada Ethiopia ayaa lagu qaabilay Danjire Warfaa iyo qaar kamid ah Diplomaasiyiinta safaaradda.
Intaas kadib Madaxweynaha Ethiopia iyo Danjire Warfaa ayaa yeeshay kulan muhiim ah...
An airstrike hits Al-Shabaab base in central Somalia after fighting
GALKAYO, Somalia - An airstrike was reported in the central region of Mudug, targeting Al-Shabaab positions as the Somali army stepped up a ground offensive against the group.
The morning aerial bombardment took place in Shabellow area, south of Mudug province where Al-Shabaab has a training and command base, according to the military officials.
The SNA officers in the region say...
Kenya to withdraw all troops from Somalia by end of 2024
NAIROBI, Kenya - Defense Minister Aden Duale said Wednesday that Kenya Defence Forces troops will complete a withdrawal from Somalia by Dec. 31, 2024.
"The last troops are expected to leave Somalia on 31 December 2024 as per the AU (Africa Union) and UN Security Council resolution and plan," Duale told the Senate.
He said Kenya began withdrawing troops from Somalia...











