Sidee looga falceliyay soo qabashada Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye)?
MUQDISHO (SMN) - Taliye ku xigeenkii hore ee NISA, Ismaaciil Daahir oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay tallaabada dowladda Soomaaliya ay Kenya uga soo xirtay Sufyaan Sheekh Axmed (Taakeeye) oo loo haysto inuu taageerayay Al-Shabaab.
Ismaaciil Daahir ayaa dowladda ka dalbaday inay tallaabo ka qaado Sufyaan Taakeeye iyo ragga kale ee baahiya fikradaha xagjirka ah.
Sidoo kale wuxuu intaasi...
A long-time Al-Shabaab recruiter surrenders to Somali army
KISMAYO, Somalia - A senior Al-Shabab commander surrendered to the Somali National Army (SNA) on Tuesday in the Lower Jubba region under the Jubaland state of Somalia.
According to Somalia's defense ministry, Mohamed Omar Mohamed, a long-time recruit of the Al-Qaeda-linked group, has safely defected to SNA forces in Bar Sanguni, about 50 kilometers north of Kismayo, the interim capital of...
Ra’iisul wasaare Xamza oo xarigga ka jaray waddada Taleex + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddada Taleex ee Degmada Hodan oo dib-u-dhis uu ku sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in dhismaha waddooyinka halbowlaha ah ay kor u qaadayaan, nabadda, ganacsiga iyo horumarka kala duwan caasimadda, waxa uuna ku bogaadiyey Maamulka Gobolka Banaadir sida ay...
AU, Somali troops deal a blow to Al-Shabaab as they retake key town
MOGADISHU, Somalia - The African Union forces along with Somali National Army soldiers and local Ma’awisely fighters drove out Al-Shabaab militants from a key base.
ATMIS said after days of intense ground combat backed by heavy weaponry, the allied forces captured Cali Fooldheere from Al-Shabaab in the latest victory of the current war.
The Force Commander of ATMIS, Lt. Gen....
Al-Shabaab logisticians killed by their own bomb in Kenya-Somalia border
NAIROBI, Kenya - At least two al Shabaab logisticians were Tuesday killed when a bomb they were setting up exploded on them in the Amuma area, Garissa county.
Police said the two were placing the Improvised Explosive Device on the main supply route used by security agencies and other motorists when it exploded.
Security teams that responded to the scene found...
Ciidanka ATMIS iyo kuwa Xoogga oo la wareegay deegaanka Cali Fooldheere
MAHADAAY (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada ATMIS ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada Burundi iyo kuwa Uganda oo kaashanaya ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeelaha Dhexe halkaas oo ay maalmo kula dagaalamayeen xubanaha Shabaab.
ATMIS ayaa shaaca ka qaaday in la soo afjaray xubnihii Al-Shabaab ee ku...
Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Gedo
CEELWAAQ (SMN) - Wararka laga helayo goblka Gedo ayaa sheegaya in markale xalay ay diyaaradaha dagaalka Kenya duqeymo ka fuliyeen qaybo kamid ah gobolkaaasi.
Duqeymaha ayaa saacadihii ugu dambeeyay ciidamada Kenya waxa ay ku garaaceen deegaano ay ka mid yihiin Khadiijo Xaaji, Faxfax-dhuun iyo Ceelcadde oo dhammaan hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada XFS oo kulamo ka wada Qaahira
QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wadatashiga ee horumarinta Shaqada hufan (Decent Work).
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay Mudane Alexio Musindo Agaasimaha Xafiiska...
Somalia’s spy agency detains an academic over suspected links with Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The Intelligence Agency (NISA) said it has arrested Sufyaan Sheikh Ahmed, (Taakeeye) who was accused of spreading extremist ideas against the peace and stability of Somalia.
A press release from NISA said that Sufyaan Sheikh Ahmed, (Taakeeye) was also supporting the Al-Shabaab group which the government knows as the Khawarij group.
NISA said Sufyaan, a resident of Nairobi,...
The Minister of Finance attends key forum in Addis Ababa, Ethiopia
ADDIS ABABA, Ethiopia - The Minister of Finance, Bihi Iman Cige participated in the 18th meeting of the Ministers of Finance in the Horn of Africa which kicked off in Addis Ababa.
The ministers discussed economic development and cooperation in the financial fields with the implementation of plans for free trade across the borders of East African nations.
Somalia's participation is...











