Somalia’s PM Speaks on UN’s Sustainable Development Goals (SDGs).
New York – In the 78th UN General Assembly session, Prime Minister Hamza Abdi Barre of Somalia presented on the nation’s progress with the SDGs.
He covered the nation’s ongoing security, economic, and political shifts. HE Hamza shared updates on Somalia’s SDG efforts, stressing the government’s dedication to the country’s peace, prosperity, and security. Challenges like poverty, conflict, and climate change...
EU-Somalia relations are at an all time high, says new ambassador
Dhusamareb, Somalia - The new EU Ambassador, Karin Johansson, presented her credentials to the President of the Federal Government of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud, at Galmudug Statehouse.
The historic event marks the first time credentials are presented outside Villa Somalia in the capital of Mogadishu.
HE the President noted “This is a historic moment, demonstrating that the FGS has a...
Nuxurka khudbadda uu R/W Xamza ka jeediyay shirka QM + Sawirro
NEW YORK (SMN) - Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka qaybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM oo ka socda magaalada New York, ayaa khudbad uu ka jeediyey kulan lagu gorfeynayey Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara wuxuu kaga warramay isbeddelada amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee dalku ku tillaabsanayo.
Ra’isul Wasaare Xamsa ayaa kulanka warbixin ka siiyey...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay taliyeyaal cusub
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Sareeye Guuto Madeey Nuureey Sheekh Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa darajada Gaashaanle Sare u dalacsiiyey Dayax Cabdi Cabdulle, waxa uuna u magacaabay Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha oo magaacaabistan ku saleeyey sharciga dhismaha Ciidanka Xoogga...
UN offers opportunity for paradigm shift in humanitarian sector in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Somali Disaster Management Office (SODMA) reaffirms the Somali government’s commitment to investigate the findings of a recent internal United Nations’ report on incidences of possible aid diversion. The UN and the Federal Government of Somalia have established a joint taskforce that will develop a collective strategy to mitigate aid diversion, and ultimately deepen the impact...
Somali army seizes full control of key town from Al-Shabaab
AMARA, Somalia - The forces of the federal government of Somalia with the help of the local clan militia have taken full control of the town of Amara in the southern Mudug region.
The Deputy Minister of the Ministry of Information, Abdirahman Yusuf Adala, confirmed the takeover as he is currently in the city. He added the forces are chasing...
Ciidamada dowladda oo si buuxda ula wareegay magaalada Camaara
CAMAARA (SMN) – Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta la waeeegeen magaalada Camaara ee koonfurta gobolka Mudug.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in ciidamada ay si nabdoon kula wareegeen magaaladaasi, kadib markii ay ka baxeen xubnaha Al-Shabaab.
Camaara oo ah magaalo istaraatiiji ah ayaa waxay wararku sheegayaan inay haatan howlgallo...
Faah-faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay dalka Kenya + Khasaaraha
MANDHEERA (SMN) - Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhintay 8 kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo xalay fiidkii ka dhacay degmada Mandheera ee u dhow xuduudka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.
Gaari Bas ah oo ka soo ambabaxay magaalada Mandheera kuna sii jeeday degmada Wajeer ee dariska la ah ayaa waxaa haleelay qarax miino oo ay aaseen kooxo...
AU troops in Somalia handover military base to SNA ahead of exit
Bio Cadale, Somalia – The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Sunday kicked off the second phase of troop drawdown from Somalia with the handing over of Bio Cadale Forward Operating Base (FOB) in the HirShabelle State.
Located in the Middle Shabelle region and under the Area of Responsibility of the ATMIS Burundi National Defence Forces (BNDF), the...
Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre Arrives in New York for UNGA 78
New York City, September 18, 2023 – Prime Minister, Hamza Abdi Barre has arrived in New York City today marking a milestone, in the countrys engagements. He will be participating in the session of the United Nations General Assembly (UNGA 78).
The arrival of Prime Minister Barre highlights Somalia’s commitment to strengthening its connections with the community. Somalia has been making progress towards stability...











