Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Laftagareen oo wadahadal la yeeshay safiirka UK + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya  Mike Nithavrianakis iyo wafdi uu Hoggaaminayey oo maanta Safar shaqo ku gaaray Magaalada Baydhabo.   Laftagareen iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay Amniga guud ee deegaanada Koonfur Galbeed iyo aageerida dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday...

US voices concern about the welfare of all detainees captured in Lasanod war

MOGADISHU, Somalia - The US embassy in Mogadishu said that it is concerned about the living conditions of the prisoners who were captured by SSC-Khatumo and Somaliland during the war in the Sool region.   "We are still concerned about the welfare of all prisoners, and we continue to call for grievances and tensions to be resolved through peaceful dialogue," the...

Sawirro: Maxaa ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyada oo lagu meel mariyey heshiisyo iyo is-afgarad ay dowladda Soomaaliya la gashay Sacuudiga iyo Koonfur Afrika.   Kulanka golaha ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira amniga dalka, canshuuraha, isku xirka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku riday ragu helay Al-Shabaabnimo

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun kasoo saartay kiiska laba nin oo lagu helay kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab.   Labada ruux ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Axmed Xasan Baariyow iyo Aadan Maxamed Qoslaaye, waxayna maxkamaddu sheegtay inay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxa maxkamaddu sheegtay inay ahaayeen Jawaasiis soo hubiyo howlaha la fulinayo ee dilalka iyo...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhameystirka waddo ku taalla Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhameystirka dhismaha wadda Laami ah oo dhaxmarta Degmada Kaxda, iyada oo dhagax dhigan ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada Gobolka Banaadir.   Waddadan uu dhagax dhigay Duqa Magaalada Muqdisho Mudane...

Somaliland threatens to launch fresh offensive on LasAnod and Buhodle

HARGEISA, Somalia - Somaliland has not yet given up on Lasanod, whose army was ousted at gunpoint earlier this year after the local people rejected the dream of secession.   Somaliland's Ministry of Interior issued a statement announcing an invasion against Lasanood and Buhoodle under SSC-Khatumo. The threat raised the tension in the region. The breakaway region in northern Somalia lost the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub kasoo saaray dagaalka Al-Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) -  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ku tilmaamay mid waafaqsan mabaadi’da shareecada Islaamka, lana mid ah dagaalkii lagu raadinayay xorriyadda dalka. Madaxweynaha ayaa hadalkan u sheegay saraakiisha guutooyinka Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, oo uu kula kulmay xarunta howlgalinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay...

Xilidhibaan Marwa Cabdi oo la kulantay guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Xilidhibaan Marwa Cabdi Bashiir ayaa kulan la yeelatay guddoomiyaha baarlamaanka jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileeta Maxamed Dileeta,kulanka ayaa ahaa sida ay dowladda Soomaaliya u hanan laheed hoggaanka Madaxweynaha Midowga Baarlamaannada Adduunka oo lagu wado doorashadiisa sanadkaan la qabanayo. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadam Maxamed Nuur “Madoobe” ayaa u diray dhiggisa Dileeta Maxamed Dileeta codsi ah in lagu taageero...

Somalia ramps up its all-out war to defeat Al-Shabaab

DHUSAMAREB, Somalia - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud, has returned to Dhusamareb, which was the command center of the war against Al-Shabaab, after spending a few days in Mahas and Adan Yabal in Middle Shabelle and Hiran regions.   The President met with the officers of the Gorgor Brigade of the SNA at Operation Center in Dhusamareb on Wednesday...

Somalia and Italy launch New fund to boost peace, stability in the country

MOGADISHU, Somalia - Somalia and Italy on Wednesday launched a new fund to help enhance peace and stability as part of efforts to foster unity and collaboration.   Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre said the fund, Towards Peace and Stability in Somalia (TPSS), is an initiative that aims to enhance the coordination and effectiveness of international assistance to Somalia. "The establishment...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...