Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Maxaa ka soo baxay shirka maanta ee golaha wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shirka golaha Wasiiradda, kaasi oo laaga hadlay xaaladaha amni ee dalka, iyada oo la ansixiyey heshiisyo iyo is-afgaradyo ay dowladda Soomaaliya la gashay Ethopia iyo Turkiga.   Heshiisyada goluhu ansixiyey ee ay galeen ayaa ku saabsan dhinacyada Ganacsiga, Iskaashiga...

Duqa magaalada Muqdisho iyo Ergay Cabdikariin Guuleed oo kulmay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Ergayga gaarka ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan wada hadalada Soomaaliya iyo Soomaliland Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed,   Kulankan waxaa sidoo kale  goob Joo ahaa Guddomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada gobolka Banaadir iyo Xog’hayaha guud ee...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha howlgal ka dhacay Galgaduud

MUQDISHO (SMN) - War qoral ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal culus oo ay xalay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ka sameeyeen agagaarka deegaanka Ceel-La Helay ee gobolka Galgaduud.   Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkaas oo ahaa mid qorsheysan lagu dilay saddex sarkaal oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo kala ah:- Olol Cali Guuleed...

Somali, foreign forces kill senior Al-Shabaab commander, militants in raid

DHUSAMAREB, Somalia – A joint military operation by Somali government troops and their allied foreign partners killed a senior Al-Shabaab commander in the Galgadud region.   Olol Ali Guled, who served as a high-ranking Al-Shabaab official, and four other militants were killed in the covert raid that was conducted in Shubah village near El-Garas town. Besides the murder of the top commander and...

Faah-faahinta weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Nuur Dugle

NUUR DUGLE (SMN) - Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay saaka weerar culus ku qaadeen deegaanka Nuur Dugle ee gobolka Shabeelaha Dhexe.   Weerarka oo ahaa mid xoogan ayaa ku billowday qaraxyo, waxaana kadib xigay dagaal toos ah, sida ay innoo sheegeen dadka deegaanka. Sidoo kale saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa shaaca ka qaaday inay...

Somali army successfully avert major Al-Shabaab attack on base

MOGADISHU, Somalia - Early in the morning members of the Al-Shabaab group launched a complex attack against the Somali military base in the Nur Dugle area of the Middle Shabelel region.   The attack started with a car explosion, which the Al-Shabaab used to detonate at the gate in order to allow fighters on foot to enter the base camp, according...

Somalia shifts military tactics in fight against al-Shabab

MOGADISHU, Somalia - The Somali government says it plans to shift military tactics against al-Shabab amid increased resistance and threats coming from the militants, senior officials confirmed to VOA Somali.   The tactic gives local community fighters the lead role in the fight against al-Shabab with federal government forces playing a supportive role, said two senior government officials who did not...

Wararkii ugu dambeeyay khilaafka ka dhex-qarxay madaxda sare ee Galmuudg

DHUUSAMAREEB (SMN) - Dagaal siyaasadeed oo u dhaxeeyo madaxweynaha Galnmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo Cali Ciid ayaa qarxay kadib markii uu Ku xigeenku soo saaray digreeto uu xilka uga qaaday Wasiirka Arrimaha gudaha Galmudug  Cabdi Waayeel, hasa ahaatee uu madaxweynuhu buriyey tallaabadaasi, isaga oo ku sheegay mid baal-marsan awoodaha uu dastuurku siinayo madaxweyne ku xigeenka.   Cali Ciid ayaa...

Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul wasaare Xamza iyo Farmaajo?

DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.   Ra'iisul Wasaare Xamse iyo Madaxweynihii hore Farmaajo ayaa iska xog-wareystay xaaladda guud ee dalka iyo guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Sidoo kale wuxuu Ra'iisul Wasaaruhu...

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab iyo ilaaladiisa oo duqeyn lagu dilay + Magaca

DHUUSAMAREEB (SMN) - Warar kala duwan ayaa waxaa laga helayaa howlgal dhanka cirka ah oo ay xalay ciidamada dowladda iyo saaxibada caalamiga ah ka sameeyeen qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud, kaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab.   Duqeyntan oo aheyd bartilmaameed ayaa ka dhacday tuulada Shabaax oo ku dhow deegaanka Ceelgaras, waxaana lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...