Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

As Govt ramps up anti-Al-Shabab war, Blast hits outside Somali capital

ELASHA BIYAHA, Somalia - An explosion was reported in Elasha Biyaha, about 17 kilometers west of the Somali capital, Mogadishu on Wednesday amid a stepped-up military operation against Al-Shabaab.   The blast from a landmine happened near a security checkpoint in the area, targeting paramilitary police in charge of the area security, according to an eyewitness, speaking to radio Shabelle by...

Faah-faahino ka soo baxaya qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo kamid ah deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.   Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in la dhigay meel u dhow goob ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Boolis Milataaro ee ka howlgala halkaasi. Ma cadda khasaaraha ka dhashay qaraxan,...

Somalia president visits central town ahead of military offensive

ADAN YABAL, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, arrived in the Adan-Yabaal district of the Middle Shabelle region of Hirshabelle State on Wednesday.   The President along with the leader of Hirshabelle State, Ali Gudlawe Hussein, the Commander of the Somali Armed Forces, Brigadier General Ibrahim Sheikh Muhyidin arrived in the central town by helicopter. The head of the...

Somalia, Qatar discuss cooperation in security and war on Al-Shabaab

DOHA, Qatar - Somalia's Prime Minister Hamza Abdi Barre met Qatari army chief Salem bin Hamad Al Nabit in Doha on Tuesday as he is on an official visit to the tiny Gulf nation.   According to a statement from the Somali PM's office, the two sides discussed security cooperation and the fight against Al-Shabaab as well as other areas of...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray degmada Aadan Yabaal + Sawirro

AADAN YABAAL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo kuwa halyeeyada shacabka ee ku howlan dib u xoreynta dalka ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Aadan-yabaal kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa difaaca shacabka, mas’uuliyiinta iyo bulshada deegaanka, sidii...

Sawirro: Muxuu Ra’iisul wasaare Xamza kala hadlay taliyaha ciidanka Qatar?

DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Taliyaha ciidanka qalabka sida ee Qatar, Salem bin Hamad Al Nabit, oo ay ka wada hadleen iskaashiga dhinaca amniga iyo dagaalka Al-Shabaab.   Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay guullo waaweyn ka gaartay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, isagoo uga mahadceliyay dowladda...

Villa Somalia oo shaacisay in xal laga gaaray xiisadda Hiiraan + Sawirro

MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka reer Hiiraan ayaa isku afgartay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Shabaab.   Madaxweynaha ayaa sidoo kale bulshada gobolka Hiiraan ku bogaadiyay doorkooda wanaagsan ee la dagaalanka Al-Shabaab, isaga oo tilmaamay in Soomaaliya leedahay hal cadow oo caqabad...

Sawirro: R/W Xamza oo la kulmay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar

DOOXA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya ahmiyadda uu dalka u leeyahay maalgashiga shisheeye, ayaa saaka kulan miro dhal ah la qaatay hoggaanka iyo xubnaha sare ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha dalka Qatar.   Kulanka ayaa looga wada hadlay sidii ganacsatada dalka Qatar ay maalgashi ugu sameyn lahaayeen dalkeena Soomaaliya, gaar ahaan...

Somali president says he gets death threats for waging war against Al-Shabaab

MAHAS, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh, said that he was threatened with death while he was on the front line of the Al-Shabaab war for more than a month.   While speaking to soldiers at a base in Mahaas district, eastern Hiran region yesterday, the president said that the intelligence shared information about threats to his life, including...

Qatari PM reiterates his country’s support for Somalia

DOHA, Qatar - The Prime Minister and Minister of Foreign Affairs Sheikh Mohamed bin Abdulrahman bin Jassim al-Thani met, at the Amiri Diwan Tuesday, with Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre.   The meeting discussed cooperation relations between the two countries, in addition to discussing the latest developments in Somalia. HE Sheikh Mohamed reiterated Qatar's permanent support for Somalia as well as its...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...