Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Trade Unions Condemn UN-contracted Company SafeLane for Violating Human and Labour Rights in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) is strongly denouncing the exploitation and abuses of migrant workers in Somalia, particularly in relation to an ongoing case involving a female worker from Uganda, as the workers’ organization is highlighting the grave violations of human rights committed against the migrant worker and the endangerment of her life in...

Somaliland deploys extra troops to major eastern fronts after losses

HARGEISA, Somalia - The breakaway region of Somaliland has deployed more forces to Sool region's eastern frontline in an effort to advance towards Goojacade base after losses.   Unprecedented military maneuver was reported in the region as tension heated up between Somaliland troops and SSC-Khatumo fighters, who gained the upper hand in the LasAnod war. Somaliland forces were seen moving around Oog military...

Somaliland oo ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay magaalada Oog + Ujeedka

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka ka imaanaya Sool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay Somaliland ay ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay magaalada Oog ee gobolkaasi.   Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa fariisimo ka sameystay halkaasi, waxayna sidoo kale dhaq-dhaqaaq cusub ka bilaaabeen magaalada. Ujeedka ayaa la sheegay inuu yahay duulaan ay rabto in Somaliland ku qaado ciidamada SSC-Khaatuma ee ku sugan...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeeray howlaha Canshuuraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafiisyada ku howlan dakhli soo saarka iyo uruurinta canshuuraha.   Wasiir Biixi ayaa warbixino ka dhageystay Agaasimaha Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Faysal Maxamed Xaashi iyo Agaasimaha Waaxda Canshuuuraha Barriga Cabdulaahi Nuur Shirboow. Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa ku dhiirigaliyay kooxda ku howlan arrimaha...

Maamulka degmada Xarardheere oo faah-faahiyay duqeyn lagu beegsaday Shabaab

XARARDHEERE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal dhanka cirka ah oo ay Sabtidii ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Saaxibada Caalamiga ah ka sameeyeen duleedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.   Guddooniye ku xigeenka maamulka degmada Xarardheere Maxamed Abshir Jiirow oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay duqeyntaasi, wuxuuna sheegay in lagu beegsaday saldhig...

Sawirro: Wafdi ka baxay magaalada Muqdisho oo gaaray Gedo + Ujeedka

DOOLOW (SMN) - Maareeye Ku xigeenka Hay'adda Taya dhowrka Qaranka Marwo Suuban Cabdinuur  Gaas oo ay wehliyaan masuuliyiin katirsan hay’adda  SoBS oo soo gaartay Degmada Doolow ee Gobalka Gedo ayaa maanta kulan la qaadatay Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Siyaad Aadan iyo Masuu’liyiin kale oo katirsan Jubbaland.   Shirkan ayaa waxaa Goobjoog ka haa Mudanayaal katirsan Golaha Shacabka...

Somalia: Mahas security extremely tightened ahead of president’s arrival

MOGADISHU, Somalia - Hassan Sheikh Mohamud the president of Somalia is en route to Mahaas City in the Hiran region today as he ramps up mobilization for war on Al-Shabaab.   An advance team, including lawmakers, ministers, and advisors recently arrived in the town which lies in the East of the Hiraan Region in Central Somalia, according to the sources. Mohamud announced...

The world urged to support the efforts to stabilize Somalia

MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has called on the international community to continue supporting the peacebuilding process to stabilize Somalia.   ATMIS Force Commander Sam Okiding said the world should back the peacebuilding efforts in key areas, including security force generation, lifting of the arms embargo, capacity building, deployment of critical force enablers, and provision...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan degmada Maxaas + Ujeedka

MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta ku sii jeedo degmada Maxaaas ee gobolka Hiiraan, halkaas oo uu u tegi doono gulufka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.   U diyaar garowga qaban-qaabada soo dhaweynta madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa haatan ka socota halkaasi, ayada oo si weyn loo adkeeyay amniga guud ee degmada. Sidoo kale...

Duqa magaalada Muqdisho oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa sheegay in dhammaan shacabka gobolka Banaadir looga baahanyahay in ay si wadajir ah uga qeyb galaan dagaalka ka socda dalka.   “Waa inaan muujinaa midnimadeena ku aadan ladagaalanka Al-Shabaab iyo in dalkaan laga sifeeyo” ayuu...

WARAR KALE

Ugu yaraan 3 qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo...

Accra, Ghana – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad xooggan oo saameeyay qaybo badan oo...

Danjiraha Soomaaliya oo shir-guddoomiyay kulanka Danjirayaasha Afrika ee Qaahira

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...

Masar oo Soomaaliya ugu hambalyeysay sannad-guurada 1-da Luulyo

Qaahira – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa...