Maxaa ka soo baxay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada XFS + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadley amniga guud ee dalka, iyada oo lagu meel-mariyey Heshiisyo is afgarad oo ay wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.
Heshiisyadan ay wada gaareen labada dowladood ee uu goluhu meelmariyey, ayaa la xiriira arrimaha dibedda,...
Sawirro: Duqa Muqdisho oo booqday dhismihii kusoo dumay Howlwadaag
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday dhacdadii xalay ka dhacday Degmada Howl Wadaag ee la xariirta dhisma ka kooban dhowr Dabaq oo soo dumay kaas oo ay ku geeriyoodeen inta la xaqiijiyay Hooyo iyo caruurteeda.
Guddoomiye Madaale ayaa warbixin la xariirta dhacdadaan ka wareestay kooxda gurmadka deg dega ah, maamulka...
Taliyaha Booliska Soomaaliya oo kormeer ku tegay degmada Cadale + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Qadiimiga ah ee Cadale.
Kormeerka ayaa daaranaa, u kuurgelida hanaanka shaqo, Badqabka iyo Dhiirigalinta Ciidanka.
Ciidanka Daraawiishta Boliisku ayaa qeyb ka ah, Difaaca Waaxaha Qaranka, waxeyna waajibaadka difaaca la wadaagaan Ciidanka Xoogga...
Somali army chief calls SNA’s retreat from areas in Galmudug a ‘war strategy’
MOGADISHU, Somalia - The commander of the Somali National Army, General Ibrahim Sheikh Muhuddin, broke the silence over the SNA's recent unexpected retreat from newly captured areas in Galmudug state.
Muhuddin speaking along with Prime Minister Hamza Abdi Barre during a troop visit in Adan Yabaal said that the government forces withdrew from five key villages as a tactic of...
Former Somali president Farmajo throws his weight behind war on Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The former president of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo, has expressed his full support for the national army in the fight against Al-Shabaab.
Farmajo praised the gains of the army in the war, calling on the people to stand by the efforts of re-liberating and bringing peace to Somalia which has been in conflict for more than 30 years.
The...
Refunds for Kenya troops in Somalia up 93pc to $48m
NAIROBI, Kenya - Kenya received Ksh6.98 billion ($48.04 million) in reimbursement for its troops fighting Al Shabaab militia in Somalia in the financial year that ended June, which translates to a 93 percent jump ahead of full withdrawal from the peacekeeping mission in under two years.
The refunds from the African Union Transition Mission in Somalia (Atmis), formerly the African...
Somalia and Djibouti rally behind Djibouti’s Diplomat for key ATMIS role
MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), formerly AMISOM, is in the midst of deciding its next deputy leader. This development within the commission, led by Moussa Faki Mahamat, has caught many eyes.
The position went vacant in late 2022 after the departure of South Africa's interim officer, Fiona Lortan. Since then, both Somalia and Djibouti...
Three killed in a tragic building collapse in Somali capital
MOGADISHU, Somalia - Shoch after a Somali mother and two girls died after the collapse of an eight-story building collapsed on their home in Howlwadaag district of Mogadishu.
The new building collapsed on top of another four-story building, and as a result, three family members lost their lives, according to the emergency teams from the local Government.
The officials of the...
Muxuu ra’iisul wasaare Rooble ka yiri dagaalka lagula jiro Al-Shabaab?
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu uga hadlay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.
Rooble ayaa codaday in la taageero dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, isaga oo dhinaca kale ka digay 'in la siyaasadeeyo' dagaalkan.
"Waxaan markale adkaynayaa in xilligaan adag aan muujino midnimo si aan Cadawga uga adkaano....
Taliyaha Xoogga dalka oo ka hadlay deegaanadii ay kasoo baxeen ciidamada
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Janaraal Ibraahim Sheekh Muxuyidiin oo haatan ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Taliyaha ayaa markii ugu horreysay soo hadal qaaday dib u gurashada ay saameeyeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo kasoo baxay deegaano dhowr ah.
Janaraal Ibraahim Sheekh...











