Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiir Xasan Macallin oo boggaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS Mudane, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray howl-gallada dib-u-xoreynta.   Wasiirka ayaa hambalyo ujediyay ciidamada huwanta ee soo hooyay guulaha la taaban karo, wuxuuna intaa ku daray in Al-Shabaab uu dhammaaday waqtigooda. Xasan Macallin ayaa dadka ku dhaqan goobaha la xoreeyay iyo degmooyinka uu Ciidanku...

Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo saaka aroortii hore ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.   Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa ka dhacay agagaarka isgoyska Ifka Xalane, gaar ahaan xaruntii hore ew Dhul-bixinta oo...

Sawirro: Madaxweynaha HirShabelle oo shir ku qabtay Masaajid Cali Gaduud

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha HirShabellle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay Barnaamijka Xasilinta ee ku qotoma Mashaariicda Bulshada, Maamul dhisida, Amniga, Cadaaladda iyo Xalinta Khilaafaadka.   Shirkaan oo ay kasoo qeybgaleen qaar kamid ah Golaha Wasiirada, Xildhibaanada deegaanka Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Hirshabeelle iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa diirada lagu saaray Dardargalinta iyo Isku Xirka Arrimaha Xasilinta...

Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallada Galmudug iyo deegaanada la xoreeyay

DHUUSAMAREEB (SMN) - Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal Cabdulaahi Cali Caanood oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galmudug, wuxuuna sheegay in dhul muhiim ah laga xoreeyay Al-Shabaab oo ay ugu horreyso magaalada Wabxo oo ka tirsan gobolka Galgaduud.   Caanood ayaa sheegay in ciidamada huwanta ay haatan wadaan howlgal amni...

Somali president continues talks in Galmudug on Al-Shabaab war

DHUSAMAREB (SMN) – As part of the mobilization of the local people to join the war on Al-Shabaab, President Hassan Sheikh continues a series of meetings in Dhusamareb city.   On Monday, the head of the state held talks with traditional elders, politicians, and representatives from Galmudug state led by the regional leader Ahmed Abdi Karie Qor-Qor. The aim of the meeting,...

Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay odayaal iyo siyaasiyiin + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta heerarka kala-duwan ee dowladda ku matala Galmudug   Ujeedka kulankan ayaa ahaa in la dardar-geliyo abaabulka howgalka billowday ee dhammeystirka wejiga koowaad ee xoreynta dalka. Madaxweynaha ayaa dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta uu la kulmay kala hadlay sidii ay uga qayb qaadan-lahaaayeen,...

Somali troops dislodge Al-Shabaab from fresh villages in Galmudug

MOGADISHU, Somalia - The Somali National Army has successfully taken control of Jaw, Dadale, Habarcirir, and Xilin-Fardood areas in the Galgadud region of the Galmudug state.   "Our troops removed mines from roads and forest areas, ensuring safer passages for our people. Elbur, we have you in our sights. We converge from all directions," said the defense ministry. Elbur district in the...

Guddoomiyaha BF oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Jabuuti + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibrahim Yuusuf.   Guddoomiyaha ayaa safiirka kala hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo midka iskaashi ee ka dhaxeeya labada dowladood ee Soomaaliya iyo Jabuuti. Waxaana uu sidoo kale ka guddooomay dhambaal saalaan uu uga...

Dhimsho iyo dhaawac oo ka dhashay banaanbax ka dhacay Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dibadbax rabshado watay uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolkaasi.   Dibadbaxan oo ay dhigeen dadweyne careysan ayaa waxaa looga soo horjeeday xarigga Janaraal Sheegow oo ay dowladda Somaaliya ku xirtay magaalada Muqdisho. Waxaa dibadbaxa dhigay beesha uu kasoo jeedo sarkaalka la xiray oo lagu soo qabtay dagaal saacado...

DF oo sheegtay in la xirio doono aaladaha Tiktok, Telegram iyo 1XBET

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo teknooljiyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay sababta ugu weyn ee ay dowladda u xirayso isticmaalka aaladaha qaar ee baraha bulshada, sida Tiktok, Telegram iyo aaladda kale ee qamaarka lagu dheelo ee 1XBET.   Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in saddexdaan aaladood ay dhibaato weyn ku hayaan...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to...