Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somaliland condemns killing of prominent Somali poet Jama Kediye

HARGEISA, Somalia - Somaliland administration rejected accusations that it was behind the killing of prominent Somali poet Jama Kediye who died on LasAnod on Wednesday.   The breakaway region's defence ministry the poet died at the hands of a terrorist group, distancing itself from involvement in the shelling against the northern disputed town. LasAnod which lies on a flashpoint border area has...

Somaliland oo iska fogeysay dilka Abawaankii weynaa ee Jaamac Kadiye

LAASCAANOOD (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay Somaliland ayaa waxaa looga hadlay dilkii loo geystay AUN Abwaankii weynaa ee Jaamac Kadiye, kaas oo gelinkii dambe shalay ku dhintay duqeyn ay ciidamada Somaliland ka geysteen magaalada Laascaanood.   Somaliland ayaa sheegtay inay cambaareneyso dilka Abwaanka, ayna ku xun tahay, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaaradda gaashaandhigga ee maamulkaasi. Waxa ay sheegtay wasaaraddu...

Qarax iyo duqeymo culus oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe + Khasaaraha

JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Ruun-Nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe.   Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in loo dhigay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda, balse waxa uu haleelay dad shacab ah. Guddoomiyaha degmada Ruun-Nirgood, Muxudiin Maxamuud Kulmiye oo la...

R/W Xamza oo amar dul-dhigay golaha wasiirada iyo hay’adaha dowladda

MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayuu ku faray Hay’adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka qeyb qaataan halganka socda ee dalka looga saarayo Al-Shabaab.   Golaha ayaa warbixin ku saabsan howlgallada socda ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Generaal Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo...

Wasaaradda Waxbarashada oo billowday dib u habeynta jaamacaddaha dalka

MUQDISHO (SMN) -  Xukuumadda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda waxbarashada ayaa ku dhowaaqday in sanadkan uu noqon doono sanadka tayeynta tacliinta saree e dalka.   Wasiirka waxbarashada Faarax Sheekh Cabdiqaadir oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa shaaca ka qaaday go’aano cusub oo ku aadan isbeddallo lagu sameeyay waxbarashada heerka jaamacadda oo haatan dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay. Go’aanadan ayaa daba socda shirkii...

Aadan Ducaalle: Ciidankeena danaha Kenya ayay ka fulinayaan Soomaaliya

NAIROBI (SMN) - Wasiirka difaaca Aadan Barre Ducaalle ayaa ku dhawaaqay xiliga ay ciidanka ka socda Kenya, ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Africa ee ATMIS.   Wareysi uu siiyay Citizen TV ayuu ku sheegay wasiirka in Ciidanka Kenya askariga ugu dambeeya uu Soomaaliya kasoo bixi doono ugu dambeyn bisha December sanadka 2024. Wasiir Aadan Barre Ducaalle wuxuu tilmaamay in Ciidanka Kenya...

At least 30 killed as Somalia ramps up fight against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The Ministry of Defense gave details of operations carried out by the SNA forces in areas under the Galhareeri district of the Galgaduud region on Wednesday.   In a press conference, Brigadier General Anod, the spokesman of the defense ministry said that 30 Al-Shabaab fighters were killed in the operations and a vehicle filled with explosives was destroyed...

Aden Duale says when KDF who were deployed in Somalia will return to Kenya

NAIROBI, Kenya - Defence Cabinet Secretary Aden Duale has stated that the Kenya Defense Forces are in Somalia to protect Citizens of Somalia. In a report that has been shared by a reliable source of information, it has been reported that the Duale who was speaking on Citizen TV has also stated that the Kenya Defense Forces will be...

PM Hamza Expresses Condolences On Death Of Somali eminent poet

MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamza Abdi Barre has expressed condolences on the death of renowned poet Jama Kediye, who lost his life in Somaliland mortar shelling.   In a condo­lence message issued here, Barre said that the deceased had a prominent posi­tion in poetry, drama, and critical literature, adding that Kediye highlighted various social issues through his writ­ings and poetry. The prime...

Bihi says current conflict will not derail Somaliland’s spirit for development

HARGEIYSA (SMN) – The leader of Somaliland Muse Bihi Abdi spoke about the current political crisis and conflict in his breakaway region, which failed to gain global recognition.   Speaking at an event in Hargeisa on Wednesday, Bihi who is a former Somali airforce officer turned secessionist said the ongoing challenges will not derail Somaliland from its bid for a sovereign...

WARAR KALE

Ciidamada Uganda oo xiray warbaahin madax-bannaan, kadib amar ka soo baxay taliyaha ciidamada

Kampala, Uganda – Kooxda ugu weyn warbaahinta madaxa-bannaan ee Uganda, Nation Media Group (NMG), ayaa sheegtay inay ku jirto “go’doomin militari” kadib markii ciidamada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Itoobiya iyo Kulan uu La yeelan doona Ra’iisul Wasaare...

Addis Ababa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Addis Ababa ee...

Janaraal Mascuud oo Ka Qalin-jabiyay Kulliyadda Sare ee Dagaalka Dalka Masar

QAAHIRA - Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare...