Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Shan carruur ah oo aano qabiil loogu dilay dowlad deegaanka Soomaalida

JIGJIGA (SMN) - Warar naga soo gaaraya dhulka zdowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in xalay shan carruur ah aano qabiil loogu dilay deegaanka Qorof oo ka tirsan degmada Gallaadi.   Carruurtan ayaa waxaa weerar gaadmo ah ku dilay maleeshiyaad hubeysan oo kadib goobta isaga dhaqaaqay. Wararka ayaa intaasi ku daraya in xilliga la dilayay carruurta ay ka yimaadeen xaflad...

Degmada Wisil oo looga diyaar garoobay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

WISIL (SMN) - Afhayeenka maamulka degmada Wasil ee gobolka Mudug, Maxamed Cabdi Aadan oo u warramay Shabelle ayaa ka warbixiyay dhaq-dhaqaaqyada haatan ka socda gudaha degmadaas ee ku aadan dagaalka Al-Shabaab.   Afhayeenka ayaa shaaca ka qaaday inay u diyaar garoobeen duulaanka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda guud ahaan Galmudug, si Al-Shabaab looga xoreeyo maamulkaas. Sidoo kale waxa uu tilmaamay...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)nayaa maanta hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Axmed Buule Gareed.   Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalaynta Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen.   Axmed Madoobe ayaa mas'uuliyiintan ka dhagaystay aragtiyadooda...

Somali parliament leadership receives a US official in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The speakers of the Federal Parliament of Somalia Sheikh Aden Madobe and Abdi Hashi met a US official in Mogadishu on Monday.   Hamse Warfa, a senior adviser to the State Department on civilian security, democracy, and human rights paid a courtesy visit to the two speakers at their offices in the capital. The Somali-American official thanked...

Wasiirka Cadaaladda oo maanta hortegay Golaha Shacabka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaannada Golaha shacabka oo maanta markale kulan ku leh xaruntooda villa Hargeysa,waxana hortagay Golaha maanta Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha  Dastuurka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Madane Xasan Macalin.kaa oo waxa laga weydiinayay Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka oo akhrinta 1-aad ay Golaha marsiinayaan.   Wasiirka Dastuurka iyo Cadaaladda ayaa Golaha Shacabka ka raali geliyey dib u dhaca kulankii Golaha ee...

Xamza Warfaa oo kulamo la qaatay guddoonka labada Aqal + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa.   Lataliye Warfaa oo Guddoomiyaha ugu yimid booqasho iyo salaan, ayaa sidoo kale iska xog waraystay xaaladda guud ee dalka iyo  geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya, wuxuuna Guddoomiyuhu ku bogaadiyay Warfaa...

Hantidhowraha guud oo shaaciyay lacago ku maqan safaarado iyo laba shirkad

MUQDISHO (SMN) - Axmed Ciise Guutaale oo ah hantidhowraha guud ee qaranka ayaa soo saaray warbixin sanadeed uu sameeyay xafiiskiisa, taas oo taabatay hay'ado ka tirsan dowladda iyo shirkado shisheeye oo ka howlgala gudaha magaalada caasimadda Muqdisho.   Hantidhowraha ayaa warbixintiisa ku soo qaaday shirkaha Favori LCC iyo Albayrak oo maamula garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo dekedda weyn ee Muqdisho. Waxa uu...

Somali president meets Galmudug elders on fight against Al-Shabaab

DHUSAMAREB, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who is in Dhusamareb last night held a meeting with the elders of Galmudug state.   The president asked the elders to play a role in the fight against the Al-Shabaab as SNA and clan fighters in the process of finalizing the first phase of the offensive began in 2022. Hassan...

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurkaoo hal arrin ka raali-geliyay Golaha Shacabka.

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin oo maanta hortegay Golaha Shacabka ayaa raalli-gelin buuxda ka siiyay baaqashadiisa kulankii hore ee Golaha, taas oo ay xildhibaanadu si weyn uga caroodeen.   Wasiirka ayaa sharraxaad ka bixiyay sababaha uu kulankaas dib uga soo dhacay, maadaama uu golaha usoo gudbiyay hindise sharciyeed ay diyaarisay wasaaraddiisa. Xasan Macallin ayaa shaaca ka...

Somali gov’t hails victory in battle against al-Shabab but gains may be short-term

MOGADISHU, Somalia - Somali security forces eliminated over 160 members of the extremist organization in a major operation, but analysts say that for the government to succeed, it must win the support of local clans.   Somali lawmakers were hailing a victory last week after Somali security forces killed more than 160 members of the al-Shabab extremist Islamist organization in a...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee caafimaadka dhimirka haweenka ee...

MUQDISHO - Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee...

SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...