Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somaliland oo ciidamdeeda kala baxeysa aagga magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in Somaliland ay waddo qorshe dib u garasho ah oo ku aadan dagaalka magaalada Laascaanood oo ay kala kulantay dhaleeceyn xoogan.   Ilo wareeydo lagu kalsoon yahay oo dhanka amniga ah ayaa innoo sheegay in Somaliland ay qorsheyso in ciidamadeeda ay ka qaado aagga xerada Goojacadde ee duleedka magaaladaasi. Wararka ayaa...

Somali president receives Saudi delegation in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The Kingdom of Saudi Arabia sent a high-level delegation to Somali capital, Mogadishu as ties with the Horn of Africa nation warms up.   President Hassan Sheikh hosted the Special Envoy of the Royal Court of the Kingdom of Saudi Arabia, H.E Ahmed Bin Abdulaziz Kattan, at the State House on Thursday, August 3. The head of the state...

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay rag basaasiin u ahaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabatay wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ay gacanta ku soo dhigtay 10 basaasiin u ahaa Al-Shabaab, kuwaas oo ku dhaxjiray hay’adaha Ammaanka.   Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sidoo kale sheegay in kuwa kale oo ay kamid yihiin Cabdisataar Cabdiqaadir...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo Maxamuud Macallin?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta  hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyaha hay’ada Maareynta Musiibooyinka qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle.   Kulankan ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubaland Axmed Xasan Cumar. Inta uu socday kulanka ayaa lagaga hadlay gurmadka dadka ay saameeyeen musiibooyinka dabiiciga ah...

Al-Shabab launches bomb and gun attack on SNA base near Kenya border

DOLOW, Somalia (SMN) - The Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militants carried out a yet another daring attack in Somalia amidst preparation for final anti-Al-Shabaab push.   The Friday morning assault occurred in the vicinity of Dolow near Somalia's porous border with Kenya, where Al-Shabaab targeted a key SNA base, according to the residents. "We woke up to the sound of explosions and sustained gunfire at...

Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday saldhig ku yaal Gedo

MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka Al-Shabaab ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaadeen duleedka degmada Doolow ee gobolkaasi.   Xubnaha weerarka qaaday ayaa beegsaday saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin deegaanka Geedweyne ee hoostaga degmaaasi, waxaana kadib meesha ka dhacay dagaal foolka fool ah.   Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in dagaalka uu muddo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socda Sacuudiga + Sawirro

MUQDISHO(SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey Lataliyaha Diiwaanka Boqortooyada Mudane Axmed Binu Cabdicasiis.   Madaxweynaha oo ka guddoomay dhambaal ay uga sideen Boqorka dalkaas Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis iyo Dhaxal-suge Maxamed Binu Salmaan ayaa dul istaagay mudnaanta ay siineyso Soomaaliya xiriirka taariikhiga...

Sawirro: Madaale oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)  ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay u qaabilsanaha Xafiiska Soomaaliya ee Hey’ada Caafimaadka Aduunka (WHO) Dr. Malik Mamur.   Kulankaan oo ay goobjoog ka ahaayeen  Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - MGuddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 26-aad ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Waxaa sidoo kale ulanka ku weheliyay guddoomiye ku-xigeenada koowaad iyo labaad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Sacdiya Yaasiin iyo Cabdullaahi Abshirow. Kulanka oo ahaa kii 26-aad ee Guddiga Joogtada ayaa ajandihiisu...

Four soldiers dead in clash between rival sides in Somali military

MASJID CALI GADUD - A battle broke out last night night between two sides within the SNA in Masjid Ali Gadud in Middle Shabelle region as Somalia is at war with Al-Shabaab.   Bashir Wadani, a senior military officer, told Shabelle Radio that four soldiers, including the commander of division 2 of the Somali army Mohamed Ahmed were killed in the...

WARAR KALE

Central African Republic declares cholera outbreak

Bangui, Central African Republic – The Central African Republic government has officially declared a cholera outbreak in the country, after confirming 197 cases, including...

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ku dhawaaqday dilaaca cudurka daacuunka

Bangui, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika – Dowladda Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika ayaa ku dhawaaqday in cudurka daacuunka uu ka dillaacay dalka, kadib markii la xaqiijiyay 197...

NISA Chief Urges End to Clan Clashes During Visit to Central Somalia

MOGADISHU, Somalia — Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad visited the central town of Abudwaq, where he held talks...