Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalmaha soo socda ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay oo ku dhow Villa Somalia ayaa innoo xaqiijiyay safarka madaxweynaha ee Dhuusamareeb, halkaas oo uu u tegi doono dagaalka Al-Shabaab.
Qaban-qaabada soo dhaweynta madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa haatan laga...
Muxuu Ra’iisul wasaaraha XFS ka yiri amniga guud ee magaalada Muqdisho?
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya oo gelinkii dambe ee shalay booqasho ku tegay degmada Heliwaa ayaa ka hadlay amniga Muqdisho.
Xamza ayaa shaaca ka qaaday in xukuumaddiisa ay muhiimad gaar ah siisay amniga caasimada, oo uu tilmaamay in maalin walba ay ka dhici jireen dilal qorsheysan.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay dajiyeen qorsheyaal lagu sugayo amniga, ayna diyaariyeen...
Dadaalladii lagu dhex-dhexaadinayay dowladda iyo Puntland oo fashilmay
MUQDISHO (SMN) - Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in uu fashilmay isku day lagu raadinayay inay ku wada-hadlaan dowladda federaalka Soomaaliya iyo Puntand.
Ilo wareedyo lagu kasoonyahay ayaa innoo sheegay in la'isku fahmi waayay arrintaasi, kadibna gabi ahaan uu fashilmay dadaalkii ugu dambeeyay ee dhex-dhexaadinta.
Wada-hadalkan ahaa waxaa hormuud ka ahaa Imaaraadka Carabta oo kamid ah dalalka Carbeed ee...
R/W Xamza oo kulan uga qayb-galay degmada Heliwaa + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha nabad galayada iyo maamulka Gobalka Banaadir.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in amniga Caasimada Muqdisho ahmiyad gaara siisay Xumuumadda #DanQaran taasina ay makhraati ka tahay in maanta degmada Heliwaa lagu qabto kulanka wacyi galinta iyo wada...
Wasiirka amniga oo hortegay guddi ka tirsan Golaha Aqalka Sare + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee BJFS oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ayaa maanta xafiisjooda ugu yeeray Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Axmed (Doodishe) iyo Maxamed Cali Xagaa Wasiir dowlaha Wasaaraddaas.
Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadka ka saran korjoogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa kulanka ay maanta la qaateen...
Benadir regional court continues televised hearing of corruption cases
MOGADISHU, Somalia - The Banadir regional court has again made a televised hearing of the case against 4 officers from Somali Immigration who were arrested for corruption.
The suspects are believed to have committed embezzlement of public property, public theft, and abuse of power, and the evidence of their crimes was presented to the court today.
The defendants are believed to...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshad XFS oo la kulmay wakiilka UNICEF
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya, Marwo Wafaa ElFadil Saeed.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Hay’adda UNICEF ayaa kulan lagu xoojinayo wadashaqeynta labada dhinac, dardar gelinta howlaha taakuleynta qoysaska Nugul iyo ka hortagga Macaluusha carruurta Soomaaliyeed ku yeeshay xarunta...
Xildhibaan shaaciyay inay mushaar la’aan yihiin ciidamadii laga keentay Eritrea
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in mushaar la’aan ay yihiin ciidamadii laga soo tababaray dalka Eritrea oo dhawaan qaarkood dalka dib loogu soo celiyay.
Xildhibaanka oo ka hor hadlayay baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamadaas aysan helin wax xuquuq ah, ayna tababar u weysay dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in...
Wasiirka amniga maamulka Jubbaland oo ka warbixiyay shir ka dhacay Beledxaawo
BELEDXAAWO (SMN) - Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa ka warbixiyey Kulan looga hadlayey amniga deegaanada xuduudka ku yaala ee gobolka Gedo ka oo dhacay degmada Beledxaawo.
Kulanka uu shir guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka jubbaland Maxamuud Saydi Aadan ayaa looga hadlay wada shaqeynta iyo iskaashiga ciidamada,sugida amniga degaanada katirsan gobolka Gado iyo sidii loo laba...
Somali Govt prepares local fighters for 2nd phase of anti-al-Shabaab war
GURI'EL, Somalia - A large number of local fighters were shown in Guri'el district, Galmudug as they are prepared for the second phase of operations against Al-Shabaab.
The 3,000 clan militia will be part of the war to liberate El-Bur and other areas in Galmudug state from the Al-Shabaab, according to top military commanders in the Galgadud region.
The fighters were...













