Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

XF Somalia oo shaacisay xog ku saabsan baarista weerarkii Kuliyadda Jaale Siyaad

MUQDISHO (SMN) -  Madaxda wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo maanta hortegay Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka jawaabay su'aallo laga weydiiyay weerarkii Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, kaas oo dhacay todobaadkii hore.   Wasiirka Gaashaadhigga oo ka hor hadlayay golaha ayaa sheegay in weli baarista ay socoto, wuxuuna xaqiijiyay in weerarka loo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay...

Al-Shabaab oo billowday isticmaalka diyaaradaha dagaalka ee Drones-ka

NAIROBI (SMN) - Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa kordhiyay howlgallada ay ka wadaan xadka dalkaasi uu la wadaago Soomaaliya oo dhan 680 KM, iyaga oo ka jawaabaya weerarada Al-Shabaab oo mudooyinkii dambe sii xoogeystay.   Al-Shabaab  ayaa weeraro ka wada dalalka Itoobiya, Kenya iyo Uganda, si ay ugu aargudato ka qeybgalkooda howlgalka ATMIS-ka ee Soomaaliya. Weeraro is xig xigay oo Al-Shabaab ay...

Ciidanka Somaliland iyo jabhad hubeysan oo ku dagaalamay duleedka Hargeysa

HARGEYSA (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo u dhexeeyay ciidamada milatariga Somaliland iyo jabhad la magac baxday Dulmidiid oo manta ka dhacay duleedka magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi.   Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ciidamada Somaliland ay weerar ku qaadeen jabhaddaas oo ku sugan aagga buurta Gacan-Libaax oo ka tirsan gobolka Saaxil, halkaas ay ku...

At least 100 Al-Shabaab members killed in army operation – minister

MOGADISHU, Somalia - The Deputy Minister of Information Abdirahman said SNA dealt a major blow to Al-Shabaab on the border between Galgadud and Middle Shabelle.   Minister Al-Adala said that Friday's operation targeted Al-Shabaab militants who were gathering in areas to orchestrate an attack against army bases in the two regions. In addition, he said that the army killed more than 100...

Somalia, WHO renew efforts to tackle viral hepatitis

MOGADISHU -- Somali health authorities and the World Health Organization (WHO) on Friday renewed their commitment to eliminating viral hepatitis in the country.   Somalia's Ministry of Health and the WHO said in a joint statement issued in the Somali capital of Mogadishu to mark World Hepatitis Day that they are working to achieve the global goal of eliminating viral hepatitis...

ATMIS, EUCAP, train second cohort of Somali navy and coast guard officers on maritime security

MOGADISHU, Somalia - A group of Somali Navy and Coast Guard (SNCG) officers has completed a two-week specialised training on maritime security as part of ongoing efforts to protect the East African country’s long coastline.   The 15 Coast Guard officers are the second group to undergo the training jointly facilitated by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and...

Ganacsade Soomaali ah oo xalay lagu dilay gudaha dalka Koonfur Afrika

PORT ELIZABETH (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ay xalay kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah dalkaasi ugu geysteen muwaadin Soomaali ah oo ka mid ahaa Soomaalida ka ganacsata dalkaasi.   Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Deeq Madar waxaana lagu toogtay goobtiisa ganacsi oo ku taal agagaarka magaalada Port Elizabeth ee gobolka Westren Cape. Sidoo kale kooxaha burcadda...

DF Soomaaliya oo sheegtay in howlgal ay ku dishay 100 ka tirsanaa Al-Shabaab

JOWHAR (SMN) - Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay sohdinta gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud oo ka kala tirsan maamullada HirShabelle iyo Galmudug.   Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkan khasaaro xoog leh loogu gaystay  Al-Shabaab, sida uu shaaciyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya. Cabdiraxmaan Al-Cadaala ayaa  sheegay in hawlgalkan...

Shariif Sheekh Axmed oo baaq culus u diray beelaha ku dagaalamay Sh/Dhexe

JOWHAR (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed oo todobaadyo ku sugan gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa baaq nabadeed u diray beelo dhowaan ku dagaalamay inta u dhexeya degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle.   Shariif oo kamid ah mas'uuliyiinta ku baxay colaaddaas ayaa sheegay in labada dhinac looga baahan yahay inay ka shaqeeyaan nabadda iyo walaalnimada. Sidoo kale wuxuu tilmaamay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay saraakiisha amniga + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay qaar kamid ah saraakiisha hay'adaha amniga dowladda, isagoo kala hadlay arrimo ku saabsan amniga dalka iyo weerarkii Kuliyadda Jaalle Siyaad.   Wararka ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu saraakiisha wax ka weydiiyay qaabka uu u dhacay qaraxii is-miidaamintii ahaa ee todobaadkii hore ka dhacay xeradaas. Xogta...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...