Wararkii ugu dambeeyay shirka dib u heshiisiinta ee ka furmay Sh/Dhexe
CADALE (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta deegaanka Burka Diirimeed ka daahfuray Shirka Dib u Heshiinsiinta Beelihii Walaalaha ahaa ee dhowaan dagaalamay deegaano u dhaxeeya Degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle.
Shirkaan Dib u Heshiisiinta ah waxaa goob joog ahaa Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle, Gudoomiyaha...
Dagaal iyo duqeymo culus oo ka dhacay xadka Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud
AADAN YABAAL (SMN) - Dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada Caalamka iyo kuwa Ururka Al Shabaab ayaa laga soo warrinayaa inuu ka dhacay degaano ku yaalla xadka kala qeybiya Gobolada Shabellaha Dhexe iyo Galgaduud.
Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Ciidanka Dowladda ay weerar ku qaadeen tuullooyin dhowr oo kaabiga ku haya degaanka Daarul-Nimca oo...
Muxuu ahaa ujeedka shirka uu gudoomiyay Sayid Aadan ee ka dhacay Beled-xaawo?
BELED-XAAWO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka amniga deegaanada xuduudka ku yaala ee Gobolka Gedo.
Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray amniga deegaanada u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya, si looga hortago weeraro ay Al-Shabaab ka fuliyaan halkaasi.
Shirkan waxaa ka qeybgalay xubnaha golaha wasiirada ee kamidka ah wafdiga Madaxweyne...
Qatar’s Deputy PM meets Somali Minister of Defence
DOHA - Qatar's Deputy Prime Minister and Minister of State for Defence Affairs H E Dr. Khalid bin Mohamed Al Attiyah met on Wednesday with Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia H E Abdul Qadir Mohammed Nur, who is currently visiting the country.
The meeting dealt with discussing issues of joint interest and reviewing military cooperation between...
Putin to send African countries, including Somalia grain “free of charge
MOSCOW, Russia - Russian President Vladimir Putin has pledged to provide free grain supplies to six African countries, while noting that Moscow would not rejoin the Black Sea Grain Initiative, despite pleas from the African Union.
Speaking at the Russia-Africa summit held in St. Petersburg on 27 July, which is being attended by delegations from 49 different African countries, Putin...
US Designates Senior ISIS-Somalia Financier
WASHINGTON — Today, the U.S. Department of the Treasury’s Office of Foreign Assets Control (OFAC) imposed sanctions on Abdiweli Mohamed Yusuf, the head of the finance office of the Somalia-based affiliate of the Islamic State of Iraq and Syria (ISIS), designating him as a Specially Designated Global Terrorist (SDGT).
Abdiweli Mohamed Yusuf has played a key role in the delivery of...
Aqriso: Mareykanka oo xayiraad saaray hogaamiye ka tirsan Daacishta, Somalia
WASHINGTON (SMN) - Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah madaxa maaliyadda ee garabka Daacish uga dagaalama gudaha Soomaaliya.
Ninka ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu kaalin muhiim ah ka qaatay keenista dalka dagaalyahanada Ajaanibta ah, hub iyo saanad kale ay leedahay Daacish-ta Soomaaliya.
Cabdiweli Maxamed Yuusuf ayaa sidoo kale kale qaabilsan bixinta dhaqaalaha qaybaha kale ee Daacish...
Madaxweyne Qoor Qoor oo guddoomiyay shirka amniga Galmudug + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa guddoomiyay shirka amniga, oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka maamulka mudane Cali Daahir Ciid.
Shirka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda guud ee amniga Galmudug, gaar ahaan amniga caasimadda Dhuusamareeb.
Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday dardar-gelinta wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee...
Sawirro: Halkee ayuu marayaa heshiiska mataaneenta Muqdisho iyo Konyo?
KONYO (SMN) - Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey'adaha Caalamiga Mudane Maxamed Xasan Maxamed oo ay wehliyaan Agaasime Kuxigeenka Waaxda Dhulka iyo Xiriiriyaha D.hoose ee Muqdisho iyo Dawladaha hoose ee Turkiga ayaa la kulmay Kuxigeenka Duqa Magaalada Konya Mudane Ercan Uslu.
Kulanka ayaa ugu horeyn loogu mahadceliyay Dowladda Hoose ee Konyo fulinta qeybo ka mid ah heshiisyadii ay horey u gareen...
Sawirro: DF Soomaaliya iyo QM oo ka shiray wada-hadallada Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kullan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Catriona Laing, kullanka ayaa diirada lagu saaray Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND iyo Safarkii ay Wakiilku ku tagtay dhawaan Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.
Ergayga ayaa Wakiilka uga warbixiyay dedaalka Dowladda Soomaaliya ugu...











