Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hey’ad gargaar oo shaacisay inay joojisay gargaarkii ay ka waday Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Hay’adda Dhakhatiirta aan Xuduudda laheyn ee MSF, ayaa waxay joojisay adeegyadii ay ka fulin jirtay cisbitaalka guud ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ee Soomaaliya.   Tani ayaa ka danbeysay kadib markii ay sare u kaceen colaadda iyo amni darrida soo noqnoqotay ee ka jirta gobolka Sool, taasoo saameysay adeegyadeedii caafimaad. Weerarada soo noq-noqday ee loo geysanayay xarumaaha caafimaadka,...

Extreme violence in Las Anod forces MSF to close activities

LAS ANOD, Somalia - MSF has reached the difficult decision to withdraw our services from Las Anod General Hospital, Sool region, located within the internationally-recognised borders of Somalia, due to increased volatility and repeated security incidents which have impacted the safe delivery of medical care.   Médecins Sans Frontières (MSF) has reached the difficult decision to withdraw our services from Las...

Wasiirka maaliyadda XFS oo maanta hortegay Golaha Shacabka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Biixi Iimaan ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka maanta warbixin ka siiyay sharciga Hanti Dhowraha Guud,oo horyaal Golaha Shacabka BJFS.   Wasiirka ayaa sheegay in sharciga Hanti dhowraha Guud uu wax badan ka baddali doono nidaamka Maaliyadeed iyo kor u qaadid hufnaanta Maaliyadda dalka,waxa uu shegay in ay muhiim tahay in laga guur...

Saraakiil ku eedaysan Musuq-maasuq oo la horgeeyay Maxkamadda G/Banaadir

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka kala tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Dhaxe,oo loo heysto Musuq maasuq.   Sarakiishaan ayaa ka howlgalayay xarumaha wasaaradda maaliyada iyo Bankiga dhexe ay ku leeyhiin Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,kuwaa oo lagu soo eedeeyay falal la xariira xatooyo xoollo dadweyne. Edeysanayasha ayaa kala ah Abuukar...

Suicide bombing in Somalia’s capital kills soldiers – police

MOGADISHU, Somalia - A suicide bomber targeted a military camp in Somalia’s capital, Mogadishu early on Monday morning, killing or wounding several people.   Security officials, who spoke to Radio Shabelle, said the attack took place inside Jaalle Siyaad military facility in Hodon district and that military recruits were among the dead. Al-Shabab claimed responsibility for the attack, saying its suicide...

Faah-faahino ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir.   Qaraxa ayaa waxaa fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa oo dhex tegay ciidan ka tirsan guutada 14-ka October oo ku sugnaa xerada, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah. Ciidamada ayaa...

Ciidamada DF iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howlgallo ka wada duleedka Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa NISA ee maamulka Koonfur Galbeed ay howlgallo ka wadaan duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi.   Ciidamada ayaaa lagu soo warramayaa inay u ruqaansadeen dhanka deegaanka Goofgaduud oo ay la wareegeen dagaalyahanada Al-Shabaab. Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in ciidamada ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Talyaaniga + Ujeedka

ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray gudaha  dalka Talyaaniga.   Madaxweyne Xasan Sheekh  ayaa qeyb-gelayo shirar heer caalami ah iyo kuwo heer gobol ah oo ka dhacaya magaalada Roma ee caasimadda dalkaasi. Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay hay’adda cunnada aduunka ee WFP, taas oo...

AlShabab threat rising in Kenya’s northeast

NAIROBI, Kenya - In Kenya's rural northeast, roadside bombs and beheadings that killed two dozen people last month appear to be part of a troubling escalation of violence by Al-Qaeda-linked Islamists, analysts say.   A regional economic powerhouse and a popular tourist draw, Kenya has not suffered a high-profile jihadist attack since 2019, when 21 people lost their lives at a...

Somali president arrives in Italy ahead of UN Summit

ROME, Italy - The President of Somalia has arrived in Rome to attend a three-day high-level United Nations Food Systems Summit Stock.   Hassan Sheikh Mohamud departed the country on Sunday accompanied by foreign minister and other senior officials to represent Somalia in the Summit. The Summit is set to kick off on Monday, July 23, 2023. Mohamud will deliver a speech on...

WARAR KALE

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...

Somali Defence Minister Hails Djibouti’s Role in Peace Efforts at Independence Anniversary

BELEDWEYNE, Somalia — Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, on Saturday praised Djibouti's contribution to peace and stability in Somalia as he joined...