Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgallo ka socda Hiiraan
MUQDISHO (SMN) - War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal culus oo ay maanta ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay haatan ka wadaan deegaano hoostaga degmada Buulo-Burtde ee gobolka Hiiraan.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgalkaas lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, kuna agagaarka deegaanka Beero Yabaal ee gobolkaasi.
"Howlgalkaan ayaa...
Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya oo buuq ku soo dhamaaday + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Kulan xasaasi ah oo ay maanta xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa ku soo dhammaaday natiijo la'aan, kadib markii uu buuq xoogan hareeyay fadhiga guud ee Baarlamaanka.
Buuqa ayaa ka dhashay, kadib markii ay xildhibaanadu isku khilaafeen ajendaha maanta oo ahaa la xisaabtanka xukuumadda, waxaana goobjooga ahaa wasiirka amniga gudaha.
Illaa 30 xildhibaan ayaa...
Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo lagu qarxiyay gobolka Bakool
XUDUR (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ku bilowday qarax miino oo lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, xilli ay marayeen inta u dhexeysa degmooyinka Rabdhuure iyo Waajid ee gobolka Bakool.
Qaraxa kadib ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo dhex maray ciidanka Itoobiya iyo xubnaha weerarka soo qaaday, kaas oo socday muddo ku dhow...
WFP cuts food rations by 20% for refugees in Dadaab complex
DADAAB, Kenya - WFP said it has informed the refugees in the Dadaab complex about the reduction of the 20% food ratio, starting from July 2023, after facing a lack of funds.
The notice was delivered through the phones of the registered refugees, including hundreds of thousands of Somalis who have been living in Dadaab since they fled the civil...
Kenya Special Forces Kill 23 al-Shabab Militants
WAJIR, KENYA — Security officials in Kenya said at least 23 al-Shabab fighters were killed by Kenyan Special forces during the ambush in Orgene village, in Mandera County in northeast Kenya.
Six Kenyan soldiers were killed during the encounter which left eight others injured.
The incident comes just a day after the country’s security minister Kithure Kindiki vowed to flush militants from...
Hay’adda WFP oo yareysay raashinkii qaxootiga ku jira xeryaha Dhadhaab
NAIROBI (SMN) - Hay'adda cunnada Adduunka ee WFP ayaa dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab u sheegtay in raashinkii deeqda ahaa ee la siin jirey qaxootiga la dhimayo 20% laga billaabo bishan July.
Hay'adda oo warkaa dadka ku gaarsiisay fariimo ay ugu dirtay telephone-nada gacanta ayaa talaabadaa ku macnaysay dhaqaale yari soo wajahday hay'adda.
Raashinka la dhimay ayaa si...
Dagaal iyo duqeymo ka dhacay culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan
BUULO-BURTE (SMN) - Wararka laga helayo Hiiraan ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada Macawiisleyda ee ku sugan gobolkaasi.
Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in dagaalka uu qarxay, kadib markii ay Macawiisleyda weerar ku qaadeen goobo ay ku sugnaayeen xubnaha Al-Shabaab, taas oo ku taalla agagaarka deegaanka Beera Yabaal oo hoostaga degmada Buulo-Burte...
Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Congo + Sawirro
BENI (SMN) - Wafdi ay hoggaamineyso Maareeye ku-xigeenķa Hay’adda Tayo-dhawrka Qaranka Marwo Suubban Cabdi Nuur ayaa ka qeybgalay kulanka 29-aad ee Arso General Assembly oo ka qabsoomay dalka Congo.
Intii kulanka uu socday Mareeye ku-xigeen Suubban ayaa kulomo gar gaar ah la qadatay wakiillo ka kala socday dalalka Kenya, Nigeria, Ghana iyo Ururka SMIC/
Sidoo akle muhiimadda kulamadaas ayaa ahaa sidii...
Azerbaijan and Somalia discuss Possible prospects for cooperation
MOGADISHU, Somalia - Minister of Foreign Affairs of Azerbaijan Jeyhun Bayramov has met with Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia Abshir Omar Jama as part of a ministerial meeting of the Coordinating Bureau of the Non-Aligned Movement, Trend reports citing the MFA.
Possible prospects for cooperation between Azerbaijan and Somalia were discussed at the meeting.
Bayramov noted the...
Kenya claims killing of 20 Al-Shabaab members at Somalia border
NAIROBI, Kenya - Kenyan police killed 20 al-Shabaab terrorists in a gun battle along the porous border with Somalia on Thursday.
The heavily armed terrorists launched the assault, sparking an armed clash with Kenya's elite Special Operations Group (SOG) that lasted several hours.
The Kenyan specialized force's well-coordinated efforts resulted in the elimination of all 20 terrorists, the police said, adding...











