Dowladda Kenya oo sheegtay inay dishay 20 ka tirsanaa Al-Shabaab
NAIROBI (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaal culus oo Ciidanka Dowladda Kenya iyo kuwa Al Shabaab ku dhexmaray Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.
Dagaalkan saacado qaatay ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan Al Shabaab ay weerar gaadmo ahaa ku qaadeen ciidan roondo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay wasiirka maaliyadda + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo uu xalay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud la qaatay wasiirka maaliyadda, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in kulanka oo saacado badan qaatay diiradda lagu saaray jahwareerka ka jira wasaaradda maaliyadda, gaar ahaan doodda ka dhalatay xilka qaadis uu saacadihii...
Booliska Soomaaliya oo shaaciyay inuu ka hortegayo weerarada hoobiyeyaasha
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ayaa waxaa muddooyinkii dambe ku soo laalaabtay weerarada hoobiyeyaasha ee lagu soo tuuro qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Maalin dhaweyd ayay ahayd markii saddex carruur ah iyo Aabahood ay ku geeriyoodeen madfac ku soo dhacay hoygooda, taasi oo argagax ku abuurtay bulshada Caasimadda.
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in uu wax ka qaban doono hoobiyeyaasha...
Maxaa ka jira inuu is casilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu is casilay, kadib markii si weyn loogu baahiyay baraha bulshada ee Internet-ka.
Wasiir Huruuse oo arrintan ka hadlay ayaa been abuur ku tilmaamay wararkaasi, isaga oo meesha ka saaray inuu iska casilay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Somalia’s minster of Foreign Affairs refutes claims of his resignation
MOGADISHU, Somalia (SMN) - Abshir Omar Jama (Haruse), the minister of finance, Federal Government of Somalia rejected reports of his swift resignation as baseless and unfounded.
"Rumors of my resignation are unfounded. I’m outside the country on official duty proudly representing Somalia," he tweeted on Friday.
The statement came after claims of the minister's quit surfaced and went viral on social media...
8 Kenyan police officers injured in al-Shabaab attacks in border region
MANDERA, Kenya -- A suspected al-Shabaab suicide bomber was killed and eight Kenyan police officers were wounded in separate incidents near Kenya's border with Somalia on Wednesday.
In the first incident, the militants ambushed and injured at least eight elite police officers from the Special Operations Group on Wednesday evening in Mandera County in northeastern Kenya, a police officer who...
Sawirro: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Turkiga si gaar ah Hay'adda IHH ee oo ah Hay'ad Turki ah kana shaqeysa Caawinta arrimaha bini'aadamnimada.
Kulanka ayaa looga hadlay in Hay'adda IHH Hay'add SoDMA ka taageerto sidii...
Al-Shabaab claim of US casualties in Somalia blast ‘not accurate,’ AFRICOM says
MOGADISHU, Somalia - No U.S. troops were injured in an attack Thursday on a convoy in Somalia, where American forces have been supporting the central government’s battle against Islamic militants, according to U.S. Africa Command.
Al-Shabab, which has been waging a decadeslong battle for control, claimed on the messaging app Telegram that it had inflicted casualties on U.S. troops on...
Somalia publishes list of Officials Charged With Corruption
MOGADISHU, Somalia - The attorney general of Somalia Suleiman Mohamud has announced the list of officials accused of corruption during a press conference today.
Mohamud said the list includes two director generals of ministries and the head of the country's immigration, who are awaiting arraignment in the court.
The prosecutor asked the court to postpone the trial and hearing of...
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo shaaciyay 18 mas’uul oo loo haysto Musuq-maasuq
MUQDISHO (SMN) - Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabatay ayaa soo bandhigay liiska 18 mas’uuliyiin dowladeed ah, kuwaas oo 9 kamid ah baxsad ka yihiin cadaaladda.
Eedaha loo jeediyey saraakiishan ayaa waxaa kamid ah xatooyo xoolo dadweyne, been abuur dokumenti, musuq-maasuq, lunsasho iyo leexsasho xoolo dadweyne, ka faa’iidayaysi xafiis dawladeed,...












