Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Duqa Muqdisho oo sheegay inay ka go’an tahay la dagaalanka musuq-maasuqa

MUQDISHO (SMN) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la dagaalanka Musuq-Maasuqa iyo in si adag loola xisaabtami doono xafiis kaste oo ku kaca musuq iyo wax isdabamarin.   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)ayaa faray Agaasinka kala duwan iyo howl wadeenada Dowladda Hoose ee Xamar iyo maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir in...

Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay duleedka Beledxaawo + Khasaaraha

BELEDXAAWO (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta qarax miino oo khasaaro geystay uu ka dhacay duleedka degmada Beledxaawo ee gobolkaasi.   Miinada ayaa la kacday, gaari ay la socdeen dad shacab ah, waxaana ku dhintay ugu yaraan 1 qof, ayada oo ay ku dhaawacmeen 3 kale. Dhammaan dadka dhaawacmay ayaa la geeyay isbitaalka guud ee Beledxaawo, halkaas...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo war cusub ka soo saaray xiisadda Baraawe

BARAAWE (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo la hadlay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay xiisadda magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose, taas oo haatan sidii hore ka soo roonaneyso.   Jaamac ayaa shaaciyay in xiisaddan la siyaasadeeyay, isla-markaana ay farageliyeen siyaasiyiin uu ku eedeeyay inay sii huriyeen colaadda ka taagan magaaladaasi. Wasiirka Gaashaandhiga ayaa sidoo...

Heavy fighting resumed outside LasAnod amid calls for De-Escalation

LAS ANOD, Somalia - Fighting erupted between the breakaway region of Somaliland forces and local clan militia battling for the control of the Sool, Sanaag and Cayn regions.   The separatists were shelling the city with mortars hitting residential areas, including the business buildings and homes. Somaliland authorities could not immediately be reached for comment on the alleged bombardment. The SSC fighters...

Somalia’s new army chief takes charge of the SNA

MOGADISHU, Somalia - The commander of the army Gen. Ibrahim Sheikh Muhyadin Addow took over today from Gen. Odawaa Yusuf Rage, who held the position since 2019.   The takeover the SNA command took place on Saturday morning in Mgadishu during an event attended by the Minister of Defense Abdulkadir Mohamed Nor. After that, the new SNA boss was briefed on...

AU calls for the lift of the 31year long arms embargo against Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef on Thursday briefed the UN Security Council and laid out the mission’s security plans to support Somalia during the transition period ahead of ATMIS exit in December 2024.   The briefing on the situation in Somalia took place during the 9356th meeting of the...

Sawirro: Taliyeyaasha cusub ee ciidanka Xoogga dalka oo xilalka la wareegay

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xilalka u kala wareejiyey taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyihii hore Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage.   Sidoo kale taliyihii hore ee ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa xilka ku wareejiyey taliyaha cusub Jeneraal Axmed Aadan Cali. Taliyeyaasha xilalka wareejiyay ayaa...

UN: Around 40 missing in Italy migrant boat shipwreck

ROME: More than 40 people are missing after a migrant boat capsized off the Italian island of Lampedusa, the UN said.   The shipwreck took place on Thursday and at least one newborn baby is among those missing, said UNHCR representative to Italy Chiara Cardoletti. The vessel left from Sfax in Tunisia and was carrying 46 migrants from Cameroon, Burkina Faso and...

Dagaal culus oo goordhow dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in haatan dagaal culus uu ka qarxay duleedka Laascaanood, kaas oo u dhexeeyo ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee SSC-Khaatumo.   Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga bariga magaalada, halkaas oo ay isku fara saareen labada dhinac, waxaana la...

40 tahriibeyaal ah oo lagu la’yahay xeebaha dalka Talyaaniga

ROME (SMN) - In ka badan 40 qof ayaa la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.   Musiibadan ayaa Khamiistii dhacday, waxaana ugu yaraan hal cunug oo dhawaan dhashay uu ka mid yahay dadka la la'yahay, sida uu sheegay wakiilka UNHCR ee Talyaaniga Chiara Cardoletti. Markabkan oo ka soo...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...