Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

SoDMA iyo Guddiga Abaaraha Galmudug oo Gaaray Mudug Gurmad Biyo ahna gaarsiiyey Dadka Abaaraha Saameeyey

Mudug – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, kuna guda jira maalintii 5-aad safarka gurmad abaaraha ah oo ay ku marayaan deegaannada Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada Af-Barwaaqo ee Gobolka Mudug.   Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin ayaa ku wareejiyay Maamulka Degmada Af-Barwaaqo iyo Guddiga Abaaraha degmada 100 Booyadood oo...

UN Supports Nationwide Labour Rights Education Campaign Led by Somali Trade Unions

The Federation of Somali Trade Unions (FESTU), with the support of the United Nations (UN), has rolled out a nationwide labour rights education campaign aimed at enabling workers to understand, reclaim and defend their labour rights while ensuring effective implementation of Somalia's newly adopted Labour Code, which entered into force after 52 years without comprehensive reform.   The new Labour Code...

Madaxweynihii Hore Farmaajo oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Alper Aktaş.   Farmaajo ayaa xusay in safiirku ku booqday hoyga uu ka deggen yahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed iyo tan amni ee dalka, iyo sidii loo xoojin lahaa...

Broadcast Journalist Shot Dead in Kismayo as Police Officer Arrested

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply shocked and saddened by the killing of broadcast journalist Abshir Khalif Shide Omar, who was shot dead at approximately 19:30 on Monday, 2 March 2026, in Kismayo. The fatal shooting followed a short altercation between Abshir and a police officer, according to information gathered through initial enquiries by NUSOJ.   Following its...

Mareykanka Oo Cunaqabateyn Ku Soo Rogay Rwanda Kadib Taageeradii Kooxda M23 ee Bariga DRC

Washington, D.C. – Dowladda Mareykanka ayaa ku soo rogtay cunaqabateyn militari iyo dhaqaale Rwanda iyo afarta sarkaal ee ugu sarreeya, iyadoo lagu eedeeyay “taageero toos ah oo hawlgal” oo lagu fududeeyay guulaha kooxda jamhada ee m23 ee qabsatay dhul ballaaran oo bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo (DRC).   Waaxda Hanti-dhawrka Mareykanka ayaa sheegtay in kuwa cunaqabateynta lagu soo rogay ay ahaayeen...

Madaxweyne William Ruto oo cambaareeyay weerarrada Iran ee dalalka Khaliijka

Nairobi, Kenya – Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa si adag u cambaareeyay weerarrada aargudashada ah ee ay Iiraan ku qaaday sideed dal oo ka tirsan gobolka Khaliijka, isagoo ka digay in xiisaddani ay khatar weyn ku tahay nabadda iyo amniga caalamka.   Madaxweyne Ruto ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ku sheegay in Kenya ay si dhow u la...

Somalia, US discuss deepening security and diplomatic cooperation

MOGADISHU — Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali held talks in Mogadishu with Justin Davis, the United States chargé d’affaires, focusing on strengthening bilateral ties and strategic cooperation.   The meeting centered on strengthening cooperation in security, political engagement and diplomatic coordination aimed at supporting peace and stability in Somalia, according to officials. Both sides emphasized the importance of sustained partnership between...

Somali intelligence kills Al-Shabaab commander in Lower Shabelle raid

MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, killed a senior Al-Shabaab commander in a planned overnight operation in Lower Shabelle, authorities said.   The raid took place in Hantiwadaag, an area under Awdheegle district, where forces targeted a figure NISA described as a key planner and coordinator of militant attacks. The commander, who allegedly operated under...

Somalia backs Qatar and Jordan after Iran strikes, president says

MOGADISHU — Hassan Sheikh Mohamud held separate phone talks with King Abdullah II of Jordan and Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani of Qatar, focusing on rising tensions across the Middle East, the Somali presidency said.   The leaders discussed the broader regional situation, particularly escalating military confrontations, and underscored the need to de-escalate tensions and intensify diplomatic efforts to safeguard...

Iran Oo Lagu Sheegay Inay Weerari Karto Berbera Ka Dib Wadahadalladii Somaliland iyo Israa’iil

Somaliland – Wargeyska Addis Standard ayaa warbixin faahfaahsan oo uu daabacay ku sheegay in heshiis la sheegay inuu dhex maray Somaliland iyo Israa’iil uu abuuray walaac xooggan oo dhinaca amniga ah, gaar ahaan khataro si toos ah u wajaha Dekedda Berbera.   Warbixintu waxay tilmaamtay in xaaladda kacsan ee ka aloosan Bariga Dhexe, oo ay si joogto ah uga dhacayaan weerarro...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...