Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mogadishu Mayor Welcomes Approval of Somalia’s Provisional Constitution

MOGADISHU, Somalia — The administration of Banaadir Region welcomed what it described as a historic decision by the Federal Parliament of Somalia to approve the Provisional Constitution of the Federal Republic of Somalia after a lengthy review process.   In a statement, the administration congratulated residents of the capital, Mogadishu, noting that the constitution clearly defines the administrative status and political...

Somali President Hails Parliament After Approval of Key Constitutional Provisions

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud praised lawmakers from both chambers of the Federal Parliament of Somalia after they approved key provisions of the Provisional Constitution of the Federal Republic of Somalia.   Mohamud said the move marked a significant step toward ending the country’s prolonged transitional period, which has shaped Somalia’s political framework for more than a decade. “The...

Somalia’s PM Says Provisional Constitution Review Process Completed

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre said that the review process of the Provisional Constitution of the Federal Republic of Somalia has formally concluded, describing it as the country’s longest and most costly constitutional effort.   Barre said the process, which has spanned several years, marked a significant step toward finalizing Somalia’s constitutional framework after prolonged political negotiations...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Dhaweeyay Ansixinta Dastuurka Dalka

Muqdisho – Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dawladda Hoose ee Muqdisho ayaa si buuxda u soo dhaweeyay go’aanka taariikhiga ah ee ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku ansixiyeen Dastuurka Ku-Meel-Gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo muddo dheer ku soo jiray geeddi-socod qabyo-tir ah.   Maamulka ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay bulshada ku dhaqan caasimadda Muqdisho, iyagoo xusay in dastuurku uu...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xildhibaannada Labada Gole Ku Bogaadiyey Ansixinta Dastuurka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib ansixinta qodobbo muhiim ah oo ka tirsan Dastuurka Ku-Meel-Gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in tallaabadan ay ka dhigan tahay in dalka uu ka gudbayo marxaladdii ku-meel-gaarka ahayd ee muddada dheer socotay. Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay...

Farmaajo Oo Ka Hadlay Diyaaraddii Hawada Laga Celiyay Mudo xileedkiisii hore

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhacdadii diyaaraddii hawada laga celiyay xilligii uu xilka hayay, taas oo ay saarnaayeen siyaasiyiin uu ka mid ahaa madaxweynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.   Farmaajo ayaa sheegay in go’aanka lagu celiyay diyaaradda uu ahaa mid la xiriiray arrimo...

Xamza Cabdi Barre Oo Ku Dhawaaqay Dhameystirka Geeddi-socodkii Dib-u-eegista Dastuurka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in geeddi-socodkii dib-u-eegista Dastuurka Ku Meel Gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu maanta soo gaba-gaboobay, isagoo xusay in uu ahaa dastuurkii ugu muddada dheeraa isla markaana kharashka ugu badan ku baxay.   Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu tilmaamay in hawshaas lagu dhammeeyay dadaal gudaha ah, isla markaana aan lagu fulin talo ama maalgelin...

Danjiraha Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo ka qeyb galay kulamo diblomaasiyadeed oo ka dhacay Botswana

Gaborone – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka South Africa, isla markaana ah safiirka aan deggeneyn ee Botswana, Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa magaalada Gaborone kaga qeyb galay munaasabado diblomaasiyadeed oo heer sare ah oo ay soo qabanqaabisay dowladda Botswana.   Munaasabadahan ayaa waxaa ka qeyb galay safiirrada dalalka caalamka ee dalkaas fadhigoodu yahay, waxaana lagu qabtay kulamo laba geesood ah...

Baarlamaanka oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee dalka Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya — Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee dalka, kaddib markii la soo gabagabeeyay dib-u-eegis iyo wax-ka-beddel ballaaran oo lagu sameeyay cutubyada 1 ilaa 13, taasoo loo arko tallaabo taariikhi ah oo ku saabsan dhismaha dowladnimada dalka. Fadhi wadajir ah oo ay yeesheen labada aqal — Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare —...

Somali Parliament Approves Official Constitution After Comprehensive Review

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s federal parliament has formally approved the country’s Official Constitution following the completion of a sweeping review and amendment process covering Chapters 1 through 13, marking a major milestone in the Horn of Africa nation’s state-building efforts. In a joint sitting of both chambers — the House of the People and the Upper House — lawmakers endorsed...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...