Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Impact of Ukraine draws away focus on food crisis in Somalia – WFP

MOGADISHU - The Russia and Ukraine conflict is having an impact on the situation in Somalia which is facing famine conditions, the United Nations agencies said. The World Food Programme (WFP) said that up to 85 percent of Somalia’s wheat imports came from Russia and Ukraine. However, the conflict has led to price increases of 160 percent in just...

More than 10 journalists remain behind bars in Somalia for the 4th day

SOMALILAND - In Hargeisa, more than 10 journalists remain behind bars for the fourth consecutive day after being arrested by security forces for reporting on a shootout at Hargeisa Central Prison. According to reports, some independent journalists issued a statement condemning the arrest of their colleagues and calling for their immediate and unconditional release. Abdirashid Abdiwahab, a journalist who read...

New parliament to choose a president in Somalia

MOGADISHU - The newly elected members of Somalia’s Federal parliament have on Saturday convened their first session in Mogadishu to discuss the preparation of the election for the leadership of both houses. The Lower House appointed a 10-member committee consists all MPs while the Senate picked a six-member, including two women, all tasked with organizing of the election of...

AU to dispatch a new envoy to Somalia after Madeira’s expulsion

ADDIS ABABA - The African Union Transitional Mission in Somalia is expected to have a new leader in the coming days after the relationship between the host government and the head of the mission soured last week. Diplomatic sources told The EastAfrican it would be “unrealistic” for Francisco Madeira to return to Somalia after the country stripped him of...

Turkish aid agency Built a health center in Somalia

MOGADISHU - Turkish Cooperation and Coordination Agency (TİKA) built a health center (infirmary) in the General Daud Abdulle Hirsi Barracks in Mogadishu, the capital of Somalia, and provided medicines and medical equipment. The opening ceremony of the health Center was attended by TİKA’s officials and the commanders in Somalia-Turkish Task Force Command and the newly-established General Daud Abdulle Hirsi...

Sawirro: Guddoomiyaha guddiga FEIT oo gaaray magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT Mudane Muuse Geelle ayaa maanta soo gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Dowladda Jubbaland. Guddoomiyaha oo ay wehliyaan ku-xigeenka guddiga iyo labo xubnood oo kale oo katirsan guddiga FEIT ayaa waxaa garoonka diyaaraha ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka SEIT Jubbaland iyo xubno kale. Ujeedka socdaalka...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay duleedka Jowhar + khasaaraha

JOWHAR (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Jowhar ee caasimadda HirShabelle. Qaraxa oo ahaa miino ayaa ka dhacay inta u dhexeysa Jowhar iyo garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere, iyada oo lala eegtay ciidamo galbinayey gaadiid marayey halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in gaariga qaraxa...

Wareysi: Muxuu Cali Maxamed Geedi ka yiri doorashada laga wareejiyey Garbahaarey?

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Geedi oo u warramay warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan dhammeysrirka doorashooyinka dalka. Geedi ayaa si weyn uga soo horjeestay doorashada laga wareejiyey Garbaaarey, wuxuuna ku tilmaamay qiyaano Qaran. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in wax laga xumaado ay tahay in doorashadaasi lagu qabto meel aysan ka...

Kooxo hubeysan oo xalay dil ka geystay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa lagu soo warramayaa inay xalay dil ka geysteen xaafadda NBC oo ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Dilka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa loo geystay Allaha u Naxariistee Nabadoon Yuusuf Daahir Kheyre oo ka mid ahaa waxgaradka Soomaaliyeed. Nabadoonka ayaa sidoo kale la sheegay inuu ka mid aha odayaasha dhaqanka ee...

Degmada Ufurow oo xalay guul weyn ka gaartay dhiggeeda Xamarweyne

MUQDISHO (SMN) – Tartan Aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle waxaa xalay ku baratamay degmooyinka Ufurow iyo Xamarweyne oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Baay. Ufurow oo guul gaartay ayaa heshay 10 dhibcood, halka Xamarweyne ay keensatay 6 dhibcood, sida uu ku dhawaaqay guddiga tartanka. Degmada Ufurow ayaa sidaas ugu gudubtay wareega saddexaad ee tartanka Shabelle, halka kulan kale ay ciyaari doonto...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...