Somali Parliament Speaker Briefed on Security Operation in Baidoa
BAIDOA, Somalia — Speaker of Somalia’s Lower House, Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe, met senior military and intelligence officials on Sunday and received a briefing on a security operation that authorities said thwarted an attempt to disrupt security in Baidoa.
The meeting was attended by Deputy Commander of the Somali National Army’s Land Forces, General Abdullahi Adan Hussein (Cirro), Commander...
New South West State Lawmakers Sworn In Ahead of Regional Leadership Elections
BAIDOA, Somalia – Newly elected members of the South West State parliament were sworn in on Saturday in a ceremony held in Baidoa, marking a key step in the regional administration's ongoing political transition ahead of leadership elections.
The swearing-in ceremony brought together the interim leader of South West State, Jibril Abdirashid Haji, presidential candidates contesting the regional presidency, officials...
Baydhabo oo Lagu Dhaariyey Xubnaha Cusub ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed
Baydhabo – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhaarinayay xubnaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed.
Munaasabadda dhaarinta waxaa ka qeyb galay Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, musharraxiinta u tartamaya xilka madaxtinnimada Koonfur Galbeed, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, odayaal dhaqameedyo, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo...
Kenya oo Joojisay Munaasabad Lagu Xusayay 18-ka May oo Ka Dhici Lahayd Nairobi
Nairobi – Dowladda Kenya ayaa joojisay munaasabad lagu maamuusayay 18-ka May oo qorshuhu ahaa inay ka dhacdo magaalada Nairobi, caasimadda dalka Kenya.
Munaasabaddan ayaa lagu waday in lagu xuso waxa Somaliland ugu yeerto maalinta gooni-isu-taagga, hase yeeshee dowladda Kenya ayaa hakisay qabsoomideeda, iyadoo la sheegay in sidoo kale la xiray qaar ka mid ah howlwadeennadii ku lugta lahaa diyaarinta iyo...
Kenya Halts Somaliland Independence Day Event in Nairobi – sources
NAIROBI, Kenya – Kenyan authorities have halted a planned event in Nairobi commemorating Somaliland's self-declared independence day, marking the first known instance of the East African nation formally preventing celebrations linked to the territory's May 18 anniversary on its soil.
The event, which had been scheduled to take place in the Kenyan capital, was intended to mark what Somaliland refers...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe
Shabeellaha Dhexe – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada Jabad Carbeyd iyo Dabagaab ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Howlgalka waxaa fuliyay Ururka 195-aad ee Guutada 19-aad ee Kumaandooska Gorgor, iyadoo ujeeddadiisu ahayd xoojinta amniga deegaannadaasi iyo ka hortagga dhaqdhaqaaqyada kooxda Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaysa qaybo kamid ah gobolka.
Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa...
US Donates $2.3 Million in Military Equipment to Niger to Support Counterterrorism Efforts
NIAMEY, Niger — The United States has donated nine containers of military equipment worth nearly $2.3 million to Niger’s armed forces, aiming to strengthen the country's capacity to combat extremist groups and transnational criminal networks, the US embassy in Niamey said.
The shipment, delivered on May 26, includes military uniforms, protective gear and medical supplies intended for Nigerien security forces operating...
Somalia Condemns Missile and Drone Attacks on Kuwait, Urges Regional Stability
MOGADISHU, Somalia — Somalia on Saturday strongly condemned missile and drone attacks targeting Kuwait, expressing full solidarity with the Gulf state and reaffirming its support for Kuwait’s sovereignty and security.
In a statement, Somalia’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation said the Horn of Africa nation stood firmly behind the government and people of Kuwait, stressing its unwavering support...
Mareykanka oo Agab Milatari oo Mallaayuun Dollar ku Kacaya ugu Deeqay Dalka Niger
Niamey – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay ciidamada qalabka sida ee Niger ugu deeqday sagaal konteenar oo qalab milatari ah, kuwaas oo lagu qiimeeyay ku dhowaad 2.3 milyan oo dollar, si loogu taageero howlgalada lagula dagaallamayo kooxaha argagixisada iyo shabakadaha dambiyada.
Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Niamey, deeqdan oo la gaarsiiyay Niger 26-kii May...
Somali Army Claims Seizure of Weapons, Military Vehicles After Clashes in Baidoa
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s 60th Division of the national army said Saturday it had seized military vehicles and a cache of weapons following fighting in the southwestern city of Baidoa, where rival security forces reportedly clashed earlier in the day.
In a statement, the division’s command said its troops had regained control of areas affected by the violence and pushed...









