Somalia’s New Ambassador Presents Credentials in Azerbaijan
BAKU, Azerbaijan — Somalia’s newly appointed ambassador to Azerbaijan, Abdinuur Dahir Fidow, officially presented his credentials on Wednesday, marking the start of his diplomatic mission in the country.
The credentials were received by Azerbaijan’s Foreign Minister, Jeyhun Bayramov, during a ceremony at the Ministry of Foreign Affairs in Baku.
During the meeting, the ambassador and minister engaged in formal introductions and...
Wasiirrada Cadaaladda iyo Ganacsiga oo ka Wada Hadlay Dhismaha Maxkamado Ganacsi
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Jamaal Maxamed Xasan.
Kulanka oo ay ka qeyb galeen khubaro ka socotay labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iyo dardargelinta dadaallada lagu xoojinayo ganacsiga Soomaaliyeed, si loo helo sal sharci oo...
Safiirka Cusub ee Soomaaliya u Fadhiin doona Azerbaijan oo Gudbiyey Waraaqaha Aqoonsiga
Baku — Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah u gudbiyey nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjiranimo.
Waraaqaha aqoonsiga waxaa ka guddoomay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan, Jeyhun Bayramov, munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalkaasi.
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa Wasiirka iyo Safiirka ay...
Qaramada Midoobay oo sheegtay Saddex-meelood meel Soomaalida aya wajahaya gaajo bisha Maarso
Muqdisho — Mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay in ku dhowaad 6.5 milyan oo qof, oo u dhiganta saddex-meelood meel shacabka Soomaaliya, ay wajihi doonaan heerar gaajo oo halis ah ilaa bisha Maarso, taasoo ka dhigan koror dhan 1.7 milyan tan iyo bishii Janaayo.
Isagoo warbaahinta kula hadlayay xarunta Qaramada Midoobay isagoo adeegsanaya muuqaal toos ah, Agaasimaha Diyaargarowga...
Madaxweynaha Israa’iil oo sugan Addis Ababa kana hadlay Arrimaha marin badeedka Itoobiya
Addis Ababa — Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay “dal miisaan weyn ku leh qaaradda Afrika” isla markaana muddo tobannaan sano ah ay saaxiib dhow la ahayd dawladda Israa’iil, xilli uu Arbacadii kula kulmay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.
Herzog ayaa hadalkan jeediyay intii uu socday kulanka uu la yeeshay Ra’iisul Wasaare Abiy...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Kulan Afur ah la Qaatay Shaqaalaha Xafiiskiisa
Muqdisho — Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan afur ah la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeennada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, isagoo ku bogaadiyey dadaalkooda naf-hurka ah ee ay ugu adeegayaan Qaranka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ay laf-dhabar u yihiin hirgelinta siyaasadda iyo qorshayaasha Xukuumadda DanQaran, iyaga oo si joogto ah ugu...
One-third of Somalis to face hunger in March: UN officials
MOGADISHU - Some 6.5 million people, or about a third of Somalia's population, will face crisis levels of hunger through March, an increase of 1.7 million since January, UN officials warned Wednesday.
Speaking to reporters at the UN headquarters via video link, World Food Programme (WFP) Director of Emergency Preparedness and Response Ross Smith said the latest Integrated Food Security...
Trump says lawmakers Ilhan Omar, Rashida Tlaib should be removed from US
WASHINGTON - US President Donald Trump has said United States Representatives Ilhan Omar and Rashida Tlaib should be sent “back from where they came from” after the two Democratic members of Congress shouted in protest during his State of the Union address.
During Trump’s address on Tuesday, Tlaib, a Palestinian American, and Omar, a Somali American, criticised Trump as he...
Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Galmudug oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Muqdisho — Maanta waxaa kulan gaar ah yeeshay xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda dowlad-goboleedka Galmudug, iyaga oo ka wada hadlay xaaladaha abaaraha ee ka taagan deegaanada Galmudug iyo guud ahaan dalka, iyo sidoo kale arrimaha la xiriira habka doorashooyinka ee gobolka.
Kulanka ayaa waxaa lagu dhageystay warbixinno faahfaahsan oo ku saabsan saameynta abaarta, iyadoo xubnaha ka qaybgalay ay...
Hormuud Salaam Foundation delivers food aid to families and hospital as part of Ramadan relief
MOGADISHU, Somalia — The Hormuud Salaam Foundation (HSF) has launched a series of large-scale food distribution drives to support vulnerable families, mental health patients, and people with disabilities as part of its ongoing Ramadan support program.
On Wednesday, Feb. 25, the foundation delivered essential food supplies to 60 low-income families currently supported by the SOHEEDA Association, an organization dedicated to...












