Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ugu Yaraan 30 Qof Oo Lagu Dilay Weerarro Isku Duwan Oo Ka Dhacay Nigeria

Kebbi State -Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu dilay weerarro qorsheysan oo ay fuliyeen maleeshiyaad loo yaqaan Lakurawa, kuwaas oo ka dhacay dhowr tuulo oo ku yaalla Arewa Local Government Area ee Kebbi State, sida ay booliisku sheegeen.   Afhayeenka booliiska, Bashir Usman, ayaa xaqiijiyay in toddobo tuulo lagu burburiyay weerarradaasi, isagoo sheegay in weerarku uu ahaa mid si isku-duuban loo...

Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Bulshada Reer Puntland Ee Ku Nool Gobolka Banaadir

Muqdisho – Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay wehliyaan mas’uuliyiin uu ugu horeeyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Puntland, Maxamed Maxamuud Ciise (Awoowe), ayaa kulan is-xogwareysi ah la qaatay xubno ka tirsan bulshada reer Puntland ee ku dhaqan Gobolka Banaadir.   Kulankan ayaa qayb ka ah socdaalka Madaxweynaha ee uu ku joogo magaalada Muqdisho, waxaana uu kusoo...

Xukuumadda Soomaaliya iyo WFP Oo kulan Xoojiyeen Iskaashi Ku Saabsan La-qabsiga Cimilada yeeshay Muqdisho

Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, Mudane Hameed Nuru.   Kulankan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Deegaanka ayaa lagu xoojiyey iskaashiga istaraatiijiga ah ee u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo WFP,...

Qatar Charity oo bilowday bixinta deeqo raashiin ah oo lagu taageerayo qoysaska Soomaaliyeed xilliga Ramadaan

Muqdisho – Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay bixinta deeqo raashiin ah oo loogu talagalay qoysaska danyarta ah ee Soomaaliyeed inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.   Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo sidoo kale wakiillo ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

Kenya foils major Al-Shabaab attack plot in Nairobi during Ramadan

NAIROBI, Kenya — Kenyan security agencies said Thursday they have foiled a major attack planned in the capital, Nairobi, during the holy month of Ramadan.   A statement posted on the official Counter Terrorism Policing Kenya Twitter account said the plot was orchestrated by the Islamist militant group Al-Shabaab, but was disrupted after months of surveillance and intelligence operations. Authorities said the...

High-level consultations on elections, unity and drought response start in Somalia

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday hosted senior officials and members of the Somali Future Council at the presidential palace in Mogadishu, as part of efforts to advance national dialogue on key political and security challenges.   The meeting followed an invitation extended by the federal government to bring together political stakeholders amid growing debate over the country’s...

Kenya oo sheegtay inay fashilisay weerar argagixiso oo laga qorsheeyey Nairobi

NAIROBI, Kenya - Hay’adaha ammaanka ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in ay fashiliyeen qorshe weerar argagixiso oo weyn oo lagu qiyaasay in laga fuliyo caasimadda Nairobi, kaasoo la sheegay in uu xiriir la lahaa ururka Al-Shabaab.   War-saxaafadeed ay soo saareen ciidamada ka hortagga argagixisada ee Counter Terrorism Policing Kenya ayaa lagu sheegay in howlgal qarsoodi ah oo ay sameeyeen bilihii...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo Taliyaha AUSSOM

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibrahim Mohamed Mahmoud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo Madaxa AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo Taliyaha Ciidanka AUSSOM, Sam Kavuma.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha muhiimka ah ee amniga iyo iskaashiga istiraatiijiyadeed, oo ay ka mid yihiin; Xoojinta wadashaqeynta u dhexeysa Taliska Ciidanka XDS iyo...

Somali president chairs key consultative meeting on elections, security and drought

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud, alongside Prime Minister Hamza Abdi Barre, on Thursday chaired a high-level consultative meeting between the federal government and the Somali Future Council at the presidential palace in Mogadishu.   The meeting focused on pressing national issues, including the overall situation in the country, strengthening national unity, the electoral process and political framework, as well...

Somalia cabinet focuses on security, drought response, approves key appointments and treaties

MOGADISHU — The Somali cabinet held its regular meeting on Thursday under Prime Minister Hamza Abdi Barre, focusing on the country’s security situation and a worsening drought affecting large parts of the population.   Ministers stressed the need to strengthen coordination of humanitarian assistance and accelerate plans to mitigate the impact of climate change and recurring drought conditions, according to a...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...