Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali president, Egypt defence minister attend lineup of Egyptian troops for AU mission

CAIRO - Somali President Hassan Sheikh Mohamud and General Abdel Mageed Saqr, commander-in-chief of the Egyptian Armed Forces and minister of defence, attended the lineup of Egyptian troops assigned to the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), Egypt’s military spokesperson said Wednesday.   The ceremony underscored Cairo’s continued engagement in African peace and security efforts, particularly in backing Somalia’s...

Kumaandooska Danab Ururka 162-aad oo Howlgal Ka Fuliye Deegaanka Maanbile ee Jubbada Hoose

Jamaame, Jubbada Hoose — Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaanka Maanbile, oo hoostaga magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.   Howlgalka oo ahaa mid si xeeladaysan loo qorsheeyay ayaa lagu bartilmaameedsaday godad iyo fariisimo ay Al-Shabaab ka qoteen deegaanka, kuwaas oo ciidamada...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo Kala Saxiixday Heshiis Is-afgarad oo Lagu Xoojinayo Iskaashiga Caddaaladda

Algiers, Aljeeriya — Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Macallin Maxamuud, iyo Wasiirka Cadaaladda Dowladda Aljeeriya, Mudane Lotfi Boudjemaa, ayaa magaalada Algiers ku kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada garsoorka iyo caddaaladda ee labada dal.   Heshiiskan Is-afgarad ah ayaa ku saleysan xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashi taariikhi ah ee...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan la Qaatay U Qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Mareykanka

Muqdisho, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay U Qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Col. Wills. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amni ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka, gaar ahaan dardargelinta dagaallada ka dhanka ah argagixisada iyo la-dagaallanka kooxaha Al-Shabaab.   Labada dhinac ayaa isla...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Booqday Xarunta Isbahaysiga Wadamada Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada

Riyaad, Boqortooyada Sucuudi Carabiya — Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta Isbahaysiga Wadamada Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Xoghayaha Guud ee xarunta, Jeneraal Maxamed bin Saciid Al-Moghedi.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada wadajirka ah ee la-dagaallanka fikirka xagjirka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Soo Dhaweeyay Kaaliyaha Taliska Ciidanka Badda ee Turkiga

Muqdisho, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Taliska Guud ee Ciidanka XDS ku soo dhaweeyay Kaaliyaha Taliska Ciidanka Badda ee Turkiga, Admiral Mustafa Kaya, iyo wafdi uu hoggaaminayo.   Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga milatari ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Turkiga, gaar ahaan dhinacyada dhismaha, tayaynta...

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Kulan Miro-dhal ah la Qaatay Dhiggiisa Turkiga

Ankara, Turkiga — Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Turkiga, Mudane Yılmaz Tunç.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada cadaaladda iyo garsoorka, iyo sidii loo horumarin lahaa wada-shaqeynta hay’adaha garsoorka ee labada dowladood. Labada wasiir ayaa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Gaaray Addis Ababa si uu uga Qayb Galo Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika

Addis Ababa, Itoobiya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, si uu uga qayb-galo Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, kaas oo si rasmi ah loogu furmi doono berri Xarunta Midowga Afrika.   Shirkan oo sanad walba lagu qabto caasimadda Itoobiya, ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa “Helitaanka Biyo...

Madaxda Jubaland iyo Puntland oo u Tagay Muqdisho Wadahadalada Doorashooyinka Qaranka

MUQDISHO — Madax sare oo ka socday dowlad goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa maanta gaaray caasimadda Muqdisho, iyagoo ka qeyb-galaya wadahadallo heer sare ah oo ku saabsan doorashooyinka qaranka ee soo socda.   Wadahadalladan ayaa lagu qorsheeyay in lagu xalliyo khilaafaadkii siyaasadeed ee ka taagnaa habka doorashada, jadwalka doorashada, iyo qaababka lagu hubinayo in doorashadu noqoto mid hufan, nabad ah, isla...

Jubaland and Puntland Leaders Arrive in Mogadishu for Election Talks

MOGADISHU, Somalia — Senior leaders from Somalia’s Jubaland and Puntland states arrived in the capital, Mogadishu, on Tuesday for high-level talks on the upcoming national elections.   The meetings, involving regional and federal officials, are aimed at reaching agreements on electoral procedures, timelines, and mechanisms to ensure a transparent and peaceful voting process. Officials said the discussions will focus on resolving outstanding...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...