Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia rejects AU proposal for hybrid forces

MOGADISHU - The Somali government has rejected an African Union (AU) proposal for a joint stabilization mission with the United Nations (UN) to spearhead peacekeeping operations in the country. It said on Tuesday that the Africa Union Peace and Security Council (AUPSC) did not consider Somalia’s views, including that of a joint technical team created to assess the best...

Somalia says economy on recovery path despite impacts of COVID-19

MOGADISHU (Xinhua) -- Somalia's apex bank said the country's economy is expected to grow steadily despite the negative impact of the COVID-19 pandemic, which significantly affected the third and the fourth quarter of 2020. The Central Bank of Somalia (CBS) said on Wednesday the real Gross Domestic Product (GDP) growth is projected at 2.4 percent in 2021, up from a...

Madaxweynaha HirShabelle oo soo gaaray magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si wayn loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho. Cali Guudlaawe waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade Airport kusoo dhoweeyay Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS Wasiiro Senatorada cusub ee dhowaan lagu doortay Magaalada Jowhar Xildhibaano Golaha Shacabka Xubno isugu jira...

Ingiriiska oo ka mid noqonaya saamileyda dekedda Berbera

DUBAI (SMN) - Shirkadda weyn ee dekedaha Dubai ee DP World iyo wakaaladda dowladda Britain u qaabilsan horumarinta maaliyadda ee CDC Group ayaa Talaadadii sheegay inay qorsheynayaan inay si wadajir ah kaabayaasha saadka ee qaaradda Africa ugu maal-galiyaan illaa $1.72 bilyan dhowrka sano ee soo socda. Maal-gashigaan ayay ku sheegeen inay ugu horreyso casriyeynta saddex dekedood, iyada oo marka hore...

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo gaaray Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad gobaleedka Galmudug, xili halkaas Ciidamada Qalabka sida ay ka wadaan hawlgallo lagu sugaya ammaanka guud ee deegaanada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. General Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa la filayaa in ay la kulmaan...

Sawirro: Wasiirka Ganacsiga oo khudbad ka jeediyey Shir ka dhacay Serbia

SERBIA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo wefti uu hoggaaminaayey oo uu ka mid ahaa Madaxa Safaaradda Soomaaliya ee Serbia Ambassador Maxamed Cabdullaahi Axmed, ayaa caasimada dalkaasi Beldgrade kaga qeyb-galay shirka iyo xuska sanad guurada 60-aad ee ka soo wareegatay aas-aaska dhaq-dhaqaaqa dawladaha dhex-dhexaadka ka ah isbahaysiyada kale ee ka...

Kenya rejects ICJ ruling over maritime border dispute with Somalia

NAIROBI - Kenya's President Uhuru Kenyatta has slammed a ruling by the UN's top court to hand Somalia control of most of a potentially oil and gas-rich chunk of the Indian Ocean following a bitter row between the two countries. Kenyatta said on Tuesday his government "rejects in totality and does not recognise the findings in the decision" by the...

Uhuru Kenyatta oo ku gacan-seeray go’aankii Maxkamadda ICJ

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee qeybta libaax Muqdisho ka siiyay murankii badda ee u dhaxeeyay Kenya iyo Soomaaliya. Uhuru Kenyatta, ayaa ka digay in go'aanka Maxkamadda ICJ ay inta badan baddii lagu muransanaa ay ku siisayay Soomaaliya uu waxyeelayn doono xiriirkii ka dhaxeeya labada dal. Madaxweynaha Kenya waxa uu...

Axmed Madoobe oo baaq ka soo saaray abaaraha ka jira Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira qeybo kamid ah Jubaland ay dhibaato ba’an ku hayaan xoolo dhaqatada iyo beeraleeyda qeybo badan oo kamid ah Jubaland taas oo khatar ku ah nolosha dad  badan oo kamid ah bulshada deegaanka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in abaaraha ka jira...

Muxuu madaxweyne Farmaajo ka yiri go’aankii maxkamadda ICJ?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan go’aanka kama danbeysta ah ee ka soo baxay Maxakamadda ICJ ee kiiska dacawadda Badda Soomaaliya ayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey miro-dhalka dadaalladii waddaniga ahaa ee lagu difaacayey Baddeenna. Madaxweynaha ayaa xusay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay la kulantay culaysyo badan oo diblomaasiyadeed...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...