Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Deegaano ka Tirsan Gobolka Bakool

Bakool – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Deegaanka Moorigaabey, oo ka tirsan Degmada Xuddur, xarunta Gobolka Bakool.   Sida ay saraakiishu xaqiijiyeen, howlgalka oo ahaa mid si taxaddar leh loo qorsheeyay ayaa lagu bartilmaameedsaday horjooge ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaas oo dhibaato ku hayay shacabka ku nool deegaanadaas. Intii...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo saxiixday Heshiis Is-afgarad oo lagu xoojinayo tacliinta sare iyo cilmibaarista

Muqdisho – Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Tacliinta Sare iyo Cilmibaarista ee Jabuuti ayaa maanta si rasmi ah u kala saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal ee dhinaca tacliinta sare iyo cilmibaarista.   Heshiiskan, oo lagu saxiixay magaalada Muqdisho, wuxuu ujeedadiisu tahay in la dhiso hannaan rasmi ah oo fududeynaya is-weydaarsiga tacliimeed iyo...

Somalia condemns RSF attacks on civilians, aid convoys in Sudan

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s federal government on Sunday strongly condemned what it described as criminal attacks carried out by Sudan’s Rapid Support Forces (RSF) in the North and South Kordofan regions, targeting civilian facilities and aid convoys operated by the World Food Programme (WFP).   In a statement, Mogadishu said the attacks had caused civilian deaths and injuries, and amounted to...

Somalia, Saudi Arabia sign military cooperation agreement to boost defence capacity

RIYADH — Somalia and Saudi Arabia have signed a new military cooperation agreement aimed at strengthening defence ties and enhancing Somalia’s security capabilities, officials said.   Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi signed the agreement with his Saudi counterpart, Prince Khalid bin Salman, as part of ongoing efforts to deepen strategic relations between the two countries. The accord covers a wide range...

Somalia moves to adopt a national civilian protection policy

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s defence ministry on Sunday chaired consultations to discuss and approve a National Policy on the Protection of Civilians during armed conflict, officials said.   The meeting, led by the ministry’s permanent secretary, Abdifatah Abdulkadir Farah, focused on strengthening procedures to safeguard civilians, aligning the policy with international humanitarian law, and ensuring security operations are conducted responsibly, with...

Somali, Egyptian leaders reaffirm ties, sovereignty in Cairo talks

CAIRO, Egypt — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi in Cairo on Sunday for talks focused on strengthening bilateral relations and addressing regional security, development and stability, the two sides said.   The leaders discussed ways to deepen the longstanding ties between Somalia and Egypt, including cooperation on security, trade and infrastructure development, as part of...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarada RSF ee ka dhanka ah rayidka

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xoogan u cambaareysay weerarada dambiyada ah ee ay fulisay Ciidanka Degdegga ah ee RSF ee ka dhacay gobollada waqooyig iyo koonfurta Kordofan, kuwaasoo ku bartilmaameedsaday xarumaha rayidka iyo konvoyyada gargaarka ee Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP), taasoo sababtay dhimasho iyo dhaawac rayid ah.   Soomaaliya waxay sheegtay in falalkan ay yihiin xadgudubyo cad oo culus...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ansixisay Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta Badqabka Rayidka

Muqdisho – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta guddoomiyay kulan wadatashi oo looga doodayay laguna ansixiyay Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta Badqabka Rayidka inta lagu jiro waqtiyada colaadaha hubaysan.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta habraacyada lagu ilaalinayo rayidka, waafajinta siyaasadda qaran ee badqabka shuruucda caalamiga ah ee bani’aadantinimada, iyo hubinta in hawlgallada amniga loo...

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Saxiixay Heshiis Iskaashi Ciidan

Muqdisho/Riyaad – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan.   Heshiiskan cusub ayaa sii xoojinaya iskaashiga dhinacyada difaaca iyo milateriga ee labada dal, isagoo daboolaya dhinacyo kala duwan oo ay labada dal si wadajir ah u danaynayaan, sida tababarka ciidanka, qalabka milateriga, iyo la socodka...

Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare oo Ka Soo Saartay Go’aan Ku Saabsan Senator

Muqdisho – Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa soo saaray go’aan maamul oo 12 kulan looga joojiyay ka qeybgalka kulamada wadajirka ah ee labada Gole Senator Ibraahim Awgaab Cusmaan.   Go’aankan ayaa ka dambeeyay qalalaaso iyo ku xadgudub xeer-hoosaadka Golaha Aqalka Sare, oo uu Senatorku ku kacay intii uu socday kulan wadajir ah oo ay...

WARAR KALE

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...

Somalia urges immediate end to clan clashes in Hiraan, warns against online incitement

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation on Saturday expressed deep concern over deadly clashes between rival clans in the Jalalaqsi district...