Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Hadlay Joojinta Fadhiyada Wadajirka ah ee Baarlamaanka

Muqdisho – Kusimaha Guddoomiyaha, kuna-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo ku saabsan ka joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal iyo sidoo kale fadhiyada Golaha Shacabka.   Go’aankan ayaa ka dambeeyay qalalaasihii ka dhacay fadhigii wadajirka ahaa ee labada Aqal, kaas oo qabsoomay 7-dii Febraayo, 2026. War-saxaafadeedka Kusimaha...

Sanatarro oo Ka Wadahadlay Dib-u-eegista Dastuurka iyo Doorka Aqalka Sare

Muqdisho – Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo si qoto dheer loogu gorfeeyey arrimo la xiriira dib-u-eegista Dastuurka iyo doorka Aqalka Sare ka saaran dhammaystirkiisa.   Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah loo wajaho howlaha dastuuriga ah, iyadoo Sanatarradu adkeeyeen baahida loo qabo...

Wafdi Soomaaliyeed oo Ka Qaybgalay Bandhigga Difaaca Adduunka ee Riyaad 2026

Riyaad, Sacuudi Carabiya – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho shaqo ku jooga magaalada Riyaad, halkaas oo uu maanta ka qaybgalay furitaanka Bandhigga Difaaca Adduunka (World Defense Show) 2026, oo sannadkan ka furmay Boqortooyada Sacuudi Carabiya.   Sidoo kale, bandhiggan ayaa waxaa ka qaybgalay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha, Mudane Cabdullahi Sheekh Ismaaciil, oo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan diiradda lagu saarayo dib-u-habaynta iyo tayeynta nidaamka waxbarashada dalka, horumarinta manhajka, kobcinta xirfadaha macallimiinta iyo ballaarinta fursadaha waxbarasho ee dalka. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyey munaasabadda furitaanka, ayaa adkeeyey muhiimadda ay waxbarashadu u leedahay dalkeenna, isaga oo...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Masar oo Kulan Ku Yeeshay Qaahira

Qaahira, Masar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Qaahira kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi, kulan wadahadal ah oo lagaga hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo la xiriira amniga, horumarka iyo xasilloonida gobolka.   Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sida loo xoojin karo xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo...

Somalia Unveils Modern Labour Law to Promote Fair Work and Stronger Social Dialogue

The Federal Government of Somalia took a major step toward strengthening labour governance with the official launch of the revised Somali Labour Code (Law No. 36, 2024), during a national ceremony held at Hotel Afrik in Mogadishu. The updated law establishes a modern legal framework designed to promote decent work, fair employment relationships and the protection of the rights...

Somalia’s Danab Commandos Launch Targeted Raid Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

MOGADISHU — Somalia’s elite Danab commando forces, supported by international partners, carried out a targeted operation against Al-Shabaab militants near the Warmaxan area in Lower Shabelle region.   Officials leading the operation confirmed that two Al-Shabaab fighters were killed and two others captured alive. Security forces also seized improvised explosive devices (IEDs) intended for attacks on civilians and destroyed several militant...

Somalia Warns Against Secessionist Moves, Emphasizes Unity Over Clan Divisions

DOHA — Somalia’s State Minister for Foreign Affairs, Ali Balcad, spoke out on issues surrounding Somaliland’s independence and the country’s diverse regions, emphasizing the importance of national unity.   Speaking to Al Jazeera Arabic, Balcad highlighted that Somalia is home to over 400 clans, far beyond the territory of Somaliland, which encompasses roughly 40% of the country. He noted that Somaliland...

Somalia’s President Welcomed with Full Honors in Cairo, Meets President El-Sisi

CAIRO, Egypt — Somali President Hassan Sheikh Maxamuud received a high-level ceremonial welcome at the Al-Ittihadiya Presidential Palace in Cairo, the capital of the Arab Republic of Egypt, where he met with Egyptian President Abdel Fattah El-Sisi.   During the visit, the two leaders focused their discussions on strengthening bilateral relations and deepening strategic cooperation between the two brotherly nations. The summit...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo hawlgal bartilmaameed ah ka fuliyey Gobolka Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa fuliyey hawlgal bartilmaameed ah oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay agagaarka deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Hawlgalka ayaa lagu dilay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, halka laba kale nolosha lagu qabtay, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaaminaysay hawlgalka. Sidoo kale,...

WARAR KALE

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...

Somalia urges immediate end to clan clashes in Hiraan, warns against online incitement

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation on Saturday expressed deep concern over deadly clashes between rival clans in the Jalalaqsi district...