Saciid Deni oo Gaalkacyo kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay masuuliyiin ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka kooban Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo Guddoomiyeyaasha Gobolka iyo Degmada ee Galmudug.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlaya is-xogwareysi iyo sidii loo sii horumarinlaha Iskaashiga guuleystay ee labada dhinac, gaar ahaan amniga oo si wanaagsan looga shaqeeyay.
Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug...
Wararkii ugu dambeeyey doorashada HirShabelle ee Golaha Aqalka Sare
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray jawdalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee BFS ka soo gelaya HirShabeelle, taas oo la guda galayo maanta Khamiista, sida ku cad jadwalka.
Ugu horeyn guddiga ayaa jadwalkaan ku sheegay in 9-ka bishan September oo maanta ku beegan illaa maalinka Sabtiga ah ee 11-ka bishaan ay socon doonto ‘qabashada araajida iyo...
Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul wasaare Rooble iyo beesha caalamka?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka gaar ahaan arrimaha taagan ee saameynta ku leh amniga, siyaasadda iyo arrimaha geedi-socodka iyo dhammeystirka doorashooyinka.
Wakiillada Beesha Caalamka ayaa muujiyay sida ay u taageersan yihiin habsami u fulinta howlaha doorashooyinka ee uu...
MW Farmaajo oo war kasoo saaray xilka qaadistii wasiir Xundubey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ilaa ay ku timaaddo si waafaqsan Dastuurka KMG ah ee dalka.
Madaxweynaha oo cuskanaya Qodobka 90aad, Xarafka (e) ee Dastuurka KMG ee dalka oo dhigaya “Awoodaha Madaxweynaha waxaa ka mid...
Rooble oo wasiirka amniga gudaha u magacaabay C/laahi Maxamed Nuur
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcaale ‘shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay’ muddadii uu xilka hayay.
“Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxmaed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo...
Somalia stand-off plunges country into fresh crisis
A rift inside Somalia's troubled government intensified on Wednesday as the president and prime minister traded accusations of abuse of power, plunging the country deeper into a political crisis.
President Mohamed Abdullahi Mohamed and Prime Minister Mohamed Hussein Roble have publicly feuded in recent days over key national security appointments, exposing fresh divisions in an administration that is behind on...
Somali president hails ties with China as new envoy begins work
Somali President Mohamed Farmajo on Tuesday received credentials from the new Chinese Ambassador to Somalia, Fei Shengchao, replacing Qin Jian whose term ended.
Farmajo congratulated the new Chinese ambassador on his appointment, saying Mogadishu was committed to strengthening friendly relations between the two countries, the presidency said in a statement issued in Mogadishu.
Fei said that China and Somalia are good...
AU helps Somalia to conduct credible elections
The African Union Commission (AUC) in collaboration with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) has started providing electoral assistance to help Somalia conduct credible elections in 2021.
The AU said the electoral assistance comprises financial, operational and technical support and is being provided in response to a government request.
"The assistance will contribute to successful organization of elections which constitute...
AMISOM and Somalia Security Forces Establish Joint Operations Centres Across Somalia
Members of Somalia’s security services are undergoing an extensive 6-day training at the Banadir Joint Operations Centre (JOC) to provide them with specialist skills needed to secure the country’s ongoing national elections.
Drawn from the Somalia Police Force (SPF), the National Intelligence Agency (NISA) and the Somalia National Army (SNA), the 45 officers will receive training in forensic investigations and...
Somalia on edge as president, PM clash over intelligence chief
Somalia’s two most powerful leaders were locked in a deepening standoff on Wednesday after they named different men to head the politically unstable Horn of Africa nation’s intelligence service.
The open row between President Mohamed Abdullahi Mohamed and Prime Minister Mohamed Hussein Roble, nominally over a murder investigation, marks an escalation of months of tensions between them in a country...












