AMISOM and Somalia Security Forces Establish Joint Operations Centres Across Somalia
Members of Somalia’s security services are undergoing an extensive 6-day training at the Banadir Joint Operations Centre (JOC) to provide them with specialist skills needed to secure the country’s ongoing national elections.
Drawn from the Somalia Police Force (SPF), the National Intelligence Agency (NISA) and the Somalia National Army (SNA), the 45 officers will receive training in forensic investigations and...
Somalia on edge as president, PM clash over intelligence chief
Somalia’s two most powerful leaders were locked in a deepening standoff on Wednesday after they named different men to head the politically unstable Horn of Africa nation’s intelligence service.
The open row between President Mohamed Abdullahi Mohamed and Prime Minister Mohamed Hussein Roble, nominally over a murder investigation, marks an escalation of months of tensions between them in a country...
Madaxweynaha HirShabelle oo soo saaray liiska musharixiinta Aqalka Sare
Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta shaaciyey liiska xubnaha musharixiinta golaha aqalka sare ee Soomaaliya.
Liiskan oo ah mid aad loo wada sugayey ayaa waxaa kasoo dhex-muuqday siyaasiyiin saameyn leh oo u tartamaya ka mid noqoshada golaha aqalka sare ee dalka.
Kuraasta intooda badan waxaa ku tartamayo 3 illaa 6 musharrax, taas oo ka dhigeysa inay HirShabelle...
Hay’adda NISA oo shaacisay inuu xilka la wareegay Yaasiin Farey
Hay’adda nabad sugida iyo sidoonka qaranka ayaa shaacisay in taliyaha cusub ee sida ku meel gaarka ah loo magacaabay uu la wareegay xilka.
Gashaanle sare Yaasiin Cabdulaahi Maxamud ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha Cusub ee HSNQ.
"Waxaa Taliska Nabad Sugida & Sirdoonka Qaranka ka dhacday munaasibad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ku-meel-gaarka ah ee HSNQ, Gaashaanle...
Laba jir Soomaali ah oo meydkeeda laga helay gobolka Minnesota
Waaxda booliska magaalada Edina ee gobolka Minnesota ayaa xaqiijisay in la helay meydka Ikhlas Cabdullahi Axmed oo aheyd laba jir ah, taas oo muddo 18 saacadood ah la raadiyay, kaddib markii qoyskeedu ay waayeen.
Meydka Ikhlas ayaa laga helay haro biyo oo u dhaw barxadda lagu ciyaarsiiyo carruurta ee Rosland Park oo markii ugu dambeysay ay la joogtay xubno ka...
Muxuu ra’iisul wasaare Rooble ka yiri tallaabooyinkii uu qaaday Farmaajo?
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxed Xuseen Rooble wuxuu soo dhawaynayaa Aqbalaadda Madaxwaynaha ee Shaqo ka joojintii Agaasimihii Hore ee NISA Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Ra’iisulwasaaruhu wuxuu farayaa Agaasimaha Guud ee KMG ah ee NISA Sarreeya Guud Bashiir Maxed Jaamac in uu si deg deg ah u bilaabo shaqadiisa, sidoo kale Saraakiisha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka waxaa uu amrayaa...
Beesha caalaamka oo war xasaasi ah ka soo saartay xaaladda Soomaaliya
Warsaxaafadeed kasoo baxay xubnaha beesha caalamka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo xiisadda soo korortay ee Villa Soomaaliya.
Beesha caalamka ayaaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay ka walaacsan-tahay muranka ka dhashay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo ay NISA shaacisay in dileen xoogaga Al-Shabaab.
Halkan hoose ka aqriso:-
Saaxiibada Beesha Caalamku* waxay ka walaacsan yihiin in muranka ku gedaaman...
Madaxweynaha JF Soomaaliya oo xil cusub u magacaabay Fahad Yaasiin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya darda-gelinta, horumarinta iyo joogtaynta hawlaha baaxadda leh ee horyaalla hay’adaha amniga, waxa uu Xeer Madaxweyne ku soo saaray qodobadan;
1. Madaxweynaha wuxuu aqbalay istiqaalada uu usoo gudbiyay Agaasimahaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (HNSQ) Mudane Fahad Yaasiin, isagoo ku bogaadiyay shaqadii wanaagsanayd ee uu ka qabtay dib u...
International community concerned over political dispute in Somalia
International partners are concerned that the controversy surrounding the disappearance of Ms. Ikran Tahlil Farah is creating political tensions that could impact the functioning of the Federal Government of Somalia and disrupt the electoral process.
"We urge Somali leaders to de-escalate the political confrontation surrounding this investigation and, in particular, avoid any actions that could lead to violence. We call...
EU and China send new ambassadors to Somalia
At a ceremony held at the Presidential Palace, Farmajo received credentials from the new EU and Chinese Ambassadors, Ms. Tiina Intelmann, and FEI Shengchao respectively.
The new EU Ambassador to Somalia, Ms. Tiina Intelmann, shared with the President her commitment to strengthening relations and cooperation between Somalia and the European Union, praising the Federal Government of Somalia's progress in the...











