Rooble oo shaqo joojin ku sameeyey agaasimaha guud ee NISA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Rooble ayaa sidoo kale xilkan si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, kaas oo horey ahaa taliyaha NISA, intii u dhaxeysay 2013 illaa 2014, xilligii madaxweyne Xasan Sheekh.
Arrintan ayaa...
NISA head reacts to PM’s call for a report in Ikran’s case
Somalia intelligence director Fahad Yasin sent a letter directly to the President and the Prime Minister as well the to the speaker of the House on the issue of Ikran Tahlil.
Fahad said he will bring a report on Ikraan Tahlil's case at a meeting of the National Security Council, including the Heads of regional States, and the government of...
PM meets with Ikran’s family at his office
The Prime Minister of Somalia, Mohamed Hussein Roble, today met with the family of Ikraan Tahliil Farah who was reportedly killed in an unknown location in Somalia.
Accompanied by Ugas Abdirahman Ugas Abdullahi and members of the Ikraan family, the PM shared his feelings and grief over the murder of their daughter.
Roble reaffirmed the Ikraan family to the government's commitment...
Concerns on civilian safety fuel Somalia’s stance on Amisom
Somalia will this week expect a report from a team appointed by Prime Minister Hussein Roble to investigate circumstances under which seven people were killed in a raid by African Union Mission forces in Somalia (Amisom).
The incident in Golweyn, Lower Shabelle region of Somalia, happened in an area manned by Ugandan forces in Amisom’s Sector 1. Amisom had said...
Fahad Yaasiin oo u jawaabay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa Email toos ah u diray Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul-wasaaraha, isagoona kaga hadlay sida uu doonayo in isaga difaaco kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo hadal heyn xoogan abuuray.
Fahad Yaasiin ayaa fariinta uu u diray Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ku dalbaday in warbixinta kiiska Ikraan Tahliil uu ka jeedin doono shirka...
Ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya oo kulan la qaatay qoyska Ikraan Tahliil Faarax
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ay wehliyaan Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo xubno ka tirsan ehelada Ikraan isagoo la wadaagay dareenkiisa iyo sida uu uga xun yahay dhibka ku dhacay gabadooda.
Rooble ayaa mar kale u xaqiijiyay qoyska Ikraan sida ay uga go’an tahay ay helaan caddaalad, uuna qaadi...
Guddiga xallinta khilaafaadka oo doortay guddoomiye cusub
Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee heer federaal ayaa maanta doortay guddoomiye cusub ka dib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa soo xaadiray 18-xubnood, waxaana xilka guddoomiyaha cusub ee guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka loo doortay Xuseen Maxamed Maxamuud oo helay 18-cod.
Doorashadan ayaa timid, ka dib markii guddoomiyihii hore ee guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka Qaranka Alle ha u naxariistee Cabdullaahi...
Cabdi Xaashi yo Mahdi Guuleed oo heshiis ku gaaray magaalada Muqdisho
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guleed ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaafkii muddada ka taagnaa maamulka doorashada ee kuraasta labada ee gobollada waqooyi ama Somaliland.
Labada garab ayaa ku heshiiyey illaa afar qodob, iyada oo guddoomiye ku xigeenka guddiga iyo madaxa amniga la siiyey garabka Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Sidoo kale labada...
HirShabelle oo faah faahin ka bixisay weerarkii xalay ka dhacay Jowhar
Wasaaradda amniga HirShabelle ayaa warsaxafadeed kasoo saartay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee maamulkaasi.
Qoraal kasoo baxaya wasaaradda amniga ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkaasi ay ka hortageen ciidamada ammaanka, kuna baxeen goobaha laga soo tuuray madaafiicda.
Sidoo kale wasaaradda amniga dowlad goboleedka HirShabelle ayaa shaacisay in wax khasaare ah uusan geysan...
Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb-galeyso dalka Masar
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya , Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha arrimaha Shaqada iyo Shaqaalaha waddamada Carabta , oo Maanta oo Axad ah ka furmaya magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar.
Shirkan heerka wasiir ee dalalka Jaamacadda Carabta , oo lagu wado inuu daahfuro Ra’iisul Wasaaraha Masar Moustafa Madbouly waxaa diiradda lagu saari doonaa...











