Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xildhibaano ka tirsan HirShabelle oo ku dhaawacmay weerar ka dhacay Jowhar

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo geystay khasaare dhaawac ah. Weerarkan ayaa waxaa lagu bartilmaameedsaday guri ay ku sugnaayeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka HirShabelle, waxaana kasoo gaaray dhaawacyo kala duwan. Wararka ayaa...

Al-Shabaab oo war rasmi ah kasoo saartay ‘dilka’ Ikraan Tahliil Faarax

Xoogaga Al-Shabaab ayaa si cad u shaaciyay ineysan wax lug ah ku laheyn dilka Ikraan Tahliil Faarax oo ay Xalay hay'adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed sheegtay iney Al-shabaab dileen Ikraan Tahliil oo mudo laba bilood ah lagu weysanaa nolol iyo geeri horayna uga tirsaneyd hay'adda NISA. Warkan ayey Al-Shabaab ku shaacisay baraha ay ku leeyihiin Internetka, waxayna sheegeen ineysan wax shaqo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Senatorka la doortay Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho ku jooga Dalka Turkiga ayaa kula kulmay Dhiggiisa Dalkaas Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Turkiga ,waxaana si wadajir ah ay salaan ugu  qaateen Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Turkiga. Waxaana intaas ka dib  , Wasiir Xasan Xuseen Xaaji kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Dalka Turkiga ,iyagoo ka wada-hadlay...

MW Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku Tukaday Marxuum Saalixi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka ku tukaday salaadda janaasada ee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo lagu aasay Qabuuraha Sheekh Cali Suufi ee Degmada Warta Nabadda. Marxuumka oo ahaa halyey ku suntanaa dal-jacayl, hawl-karnimo iyo waddaniyad, ayaa door weyn ka soo qaatay difaaca kiiska dacwadda baddeenna ee horyaalla Maxkamadda Caddaaladda Adduunka, isaga oo ka...

Turkish, Somali defense ministers discuss bilateral, regional issues

The defense ministers of Turkey and Somalia discussed bilateral and regional issues in a meeting on Friday. Hulusi Akar welcomed Hassan Hussein Haji at Turkey’s National Defense Ministry in the capital Ankara. The ministers first held a one-on-one meeting before chairing talks between their delegations. They discussed ways of cooperation in the security and defense industry, the ministry said in a statement. Akar...

Al-Shabab Denies Killing Somali Security Agency Employee

Somali terrorist group al-Shabab has strongly denied an accusation by the country’s National Intelligence and Security Agency (NISA) that it killed an agency employee abducted two months ago. Her parents contend the agency was responsible. In a statement published Friday on pro-al-Shabab websites, a spokesman for the group said it knows nothing about the alleged killing of 24-year-old Ikran Tahlil...

R/W Rooble oo loogu baaqay in uu magacaabo guddi baara dilkii Ikraan Tahliil

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara dilkii loo geystay Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd sarkaal ka tirsan Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. "Waa war aad looga naxo inaan maqalnay dilka Ikram Tahliil. Allah ha u naxariisto oo ha siiyo Jannah Fardousa" ayuu bartiisa...

Maxay ka wada-hadleen wasiir arrimo dibadeedyada Soomaaliya & Cumaan?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Saldanadda Cumaan, Sayyid Badr bin Hamad bin Hamood Albusaidi, oo ay ka wadahadleen xiriirka adag ee labo geesoodka ah ee labada dal ee walaalaha ah ka dhexeeya iyo xaaladihii ugu dambeeyay arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah. Labada wasiir waxa ay sidoo kale isla...

NISA says Ikran Tahlil is dead

Ikraan Tahliil Farah, a member of the National Intelligence and Security Agency, who has been missing since 26/6/2021 is not alive. Following a lengthy investigation by the NISA, a report emerged that she had been captured by al-Shabaab and subsequently killed. NISA said it has handed over the details of the Ikraan case to the relevant authorities. The National Intelligence Agency...

A member of Somali team in maritime case dies in Mogadishu

Eng. Mohamed Omar Salihi, a key member of Somalia’s legal team involved in the maritime case between Somalia and Kenya at the ICJ has passed away in Mogadishu on Thursday. President Farmajo has sent condolences to the family and the people of Somalia on the shock death of Eng. Mohamed Omar passed away in #Mogadishu. Mohamed was a key member of...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...